Hon. Hirsi Ganni retweeted
Guulaha is daba yaal
Galad Eebe weeyoo
Gu’ nimuu ku simaybaa
Goleyaal ka sheegee
Garta oo dabaal dega
Somalia UNSC 2025-2026 ✔️ @MOFASomalia @SomaliPM @TheVillaSomalia
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Prime Minister Hamza Abdi Barre formally signs commitment sheets with 15 members of his Cabinet.
The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E. @HamzaAbdiBarre Abdi Barre, has formally signed commitment sheets with 15 members of his Cabinet, assessing their performance over the past four months and setting forth objectives for the upcoming period. This initiative reflects the government's dedication to advancing governance reform, enhancing transparency, and enforcing stringent accountability standards.
The Prime Minister emphasized the imperative for each minister to diligently execute the obligations stipulated in the 2024 strategic plan of the DanQaran Government. These commitment sheets are a critical component of the government's strategy to ensure continuous accountability and operational excellence in its ministries. The aim is to propel governance improvements and guarantee that public officials discharge their duties with utmost integrity and efficiency to better serve the citizens of Somalia.
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Kismaayo, February 14, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo ee Xarunta Kumeel-gaarka ah ee Jubbaland ayaa halkaas waxaa ku soo dhaweeyey Madaxweynaha D. goboleedka Jubaland Axmed Islaam Maxamed, Madaxweyne ku xigeenada, xubnaha Xukuumadda Jubbaland iyo boqolaal ka mid ah bulshada deegaanka.
Socdaalka Madaxweynaha ayaa ku salaysan dhammaystirka xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada, horumarinta hannaanka Federaaleynta iyo u kuur gelidda xalaadda nololeed ee reer Jubbaland.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddada uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo waxa uu kulamo la yeelandoonaa Madaxda Dowlad goboleedka Jubaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, isaga oo dhagaysandoona talooyinkooda ku aaddan dowlad dhiska, ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida dalka.
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Silsilad jiifto ah oo #Qaafleey ah;
Waxaa bilaabay, @HusseinHalane hoos ka arag mansadiisa #Qalliban
@AnalystSomalia (aniga) ayaa ku xigey, oo tiriyey #Qiyaame,
Kaddib waxaa soo galay
@JustAwHirsi oo ay jiiftadiisa #Qaan ka mid ahaayeen tuducyadaan…
Horta Qawlka Eebbahay
Bismillaahi waa qodob
Nabigii qunnaayee (ﷺ)
Eebbehay qaddariyee
Quraankeennu sheegee
Qureeshtu ay la murantee
Qamarka loo dhambalayee
U quus-gooyey gaalada
Wardigiisa khaaska ah
Abal-Qaasim qiimaha
Sharafkiisa aan qiro
Qodobkaana waa meel.
Kala socda
@Wardheernews oo soo daabacday jiiftadii @HusseinHalane
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
wardheernews.com/jiiftadii-a…
Jawaabtayda filo dhawaan
Qoomiyad dhanoo idil
Ciyaal inay qafaalaan
Qoofal ay surtaanoo
Qabbaaanimo u hayatan
Nolashay ku tahay qadaf
Qodobkaas-na iga qoro
Qaybtayda jiiftada,
Halkaas baan qotomiyee;
Aw-xirsi! ka sii qabo;
@Wardheernews @JustAwHirsi @FarahJuxa @HGanni @axya68_ali
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Eid Mubarak to the people of Sudan. Hope next Eid will find you in a better place
In joyful times we must remember those denied joy, brutalised by war.
5 years ago your democratic revolution inspired the world. Am sure that energy will not die.
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Wasiiir, waan dhagaystey waraysigaas, koley noocii jannada lagu gali lahaa uma eka, dhan kaa ma ka fiirisay.
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Somalia is on the brink of famine. We are appealing to the Somalia diaspora across the world step up. Donate today and make sure a family can eat👇🏾
muslimgiving.org/somalidiasp…
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Hope for #Somalia without dispute,
The absulate majority of the country,
The picture & the people 👇🙏
Hon. Hirsi Ganni retweeted
By all measures, #Somalia avoided another disaster by conducting much waited parliamentarian selections & presidential elections. We have had a peaceful transfer of power & surprised everyone anew. Let us all give current government a time to do the job.
chicagotribune.com/opinion/c…
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Deni's presidential ambition was Somalia's worst kept secret. Now that he has formally declared, the race gets exciting.
@SaidAbdullahiDe is formidable, highly-intelligent, well resourced, has networked hard, brings diverse experience.
Deni has very close links with the UAE.
Hon. Hirsi Ganni retweeted
⚡️Ukraine's air defense shoots down a Russian fighter aircraft Sukhoi Su-30 flying over Irpin, a satellite city of Kyiv.
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Xaaji Zakariye Isticmaar oo magaaladda #Garowe #scooter ku dhex mushaaxaya, masha Allah. Aniguna marka waa in aan dhallinyareeyaa!.
@AbdelkarimHass @AAMohamed23
@FahimaBicir
#Jimce_Wanaagsan
#Juma_Mubarak
#جمعة_مباركة
Hon. Hirsi Ganni retweeted
🚨 BREAKING NEWS | U.S. Air Force B-52 bombers will shortly be deploying to the United Kingdom. Aircraft are expected to arrive over the coming days.
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Baraha bulshada sida F/book, Twitter IWM waa goobo furan oo aad aragtidaada ku cabari karto, qof kalena ugu jawaabi karto. Waxaa dhaqan-xumo ah in qof telkiisa ama WhatsAppkiisa gaarka ah la soo dhigo iyadoon idan laga haysan. #Gefkaas ciddii gashay ha ogaato waxa uga iman kara.
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Fadumo Mawliid waxay ku suntan tahay qofkii u horreeyay ee ka codeeyay Qardho. @alihwarsame @FarahJuxa @ismail_garas @HGanni @SomaliaPdrc @ZuhurHashi @NimoJirdeh @afyare_elmi
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Guddiga Abaaraha Golaha Wasiirrada @JSStatehouse ayaa maanta so dhaweeyay Wafdi isugu jiray Wasiirro DFS & xubno ka tirsan xafiiska @SomaliPM
Wasiir @oglemoha ayaa guddoomay daawo Wasiir @AbikarDr u keentay daryeelka dadka abaartu saameysay @HGanni @FadumoSomali @HonAbdirahman15
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Taas oraah sax ah weeye
Dalkii waa anbiney
Jidkii dhaan-dabagaaliyo
Meel xun baan ku aroorney
Arxan kaan u galeyniyo
Aafaan u horseedney
Waase xaalka adduune
Illaah baa garabkeen ah
Sidii awgiyo shiikhiyo
Akhyaartii hore sheegtay
Adduunka maanta la joogo
Innagaa ku danbeyn.
Hon. Hirsi Ganni retweeted
Shirkii golaha wasiiradda ayey WXX ka soo jeedisay warbixin ku aadan saamaynta ay abaaruhu ku yeshen degaanada JL. Haddaba wasarada oo ku matalaysa DJ waxay baaq u diraysaa aduun weynaha sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka&duunyada ay saamaysay abaartu& cudurada ka dhashay





































