JJ (@alijira) profile picture
Joined June 2010
Photo by JJ (@alijira)Photo by JJ (@alijira)Photo by JJ (@alijira)Photo by JJ (@alijira)Photo by JJ (@alijira)Photo by JJ (@alijira)Photo by JJ (@alijira)Photo by JJ (@alijira)Photo by JJ (@alijira)Photo by JJ (@alijira)
Madaama Rajadii aheyd shacabka somaaliyeed iney iyaga doortaan madaxweynahii hogaamin lahaa ay meesha ka baxdey laakiin waxaa kale oo Rajo weyn ah in Xildhibaanada Shacabka soo doortaan Nidaamka Xisbiyada ku salaysan sidii maaarso 1969 oo kale “Parliamentarian System”.
458
Doorasho Dadban waxaa ka faaiida Koox yar oo dantooda ka hormariya danta guud, Doorasho Qof iyo Cod na waxaa ka Faaiida dhinac walba shacabka somaaliyeed oo Dhan. #CQ2026Somaaliya
354
#Poll, Yaa ku Awood badan Barlamaanka Xikdhibaanada Pro-Government ama Muxaafidka iyo Xildhibaanada Mucaaradka
100%A)Muxaafidka
0%B) Mucaaradka
1 votes • Final results
287
Waxaan soo dhawaynayaa diiwaangelinta codbixiyayaashaa maanta ka bilaabatay degmada Jowhar ee maamulka HirShabeelle, waa talaabo dhinax sax loo qaaday in dadka fursad loo siiyo in ay ku doortaan hugaankooda.
2
6
2
25
1,620
President HSM today hosted a high-level consultative meeting at Villa Somalia with former Presidents, Prime Ministers, Speakers of Parliament, and other national leaders. This is part of his ongoing call for national consultations launched earlier this year. 🇸🇴 #Somalia #Gogol
4
13
3
55
2,890
Do you remember when you joined X? I do! #MyXAnniversary 15 years ago MashaAllah Delighted!
306
Somalia’s future depends on political maturity. Moving from informal coalitions to a structured multiparty system is not optional—it’s necessary. This transition will bring balance, responsible governance, and trust in democratic processes. #Somalia #StateBuilding
4
12
1
31
1,934
In sanadka u danbeeyo xiligga xil haynta madaxwayne u muran siyaasadeed bilowdo dan uma aha dalka “ back to square one” shacabka somaaliyeed waxay doonayaan in Awoodda gacantooda lagu soo celiyo si Demoqradiya kuna saleysan Sinaan iyo Cadaalad.
312
It is unfortunate when former or aspiring leaders damage the image of the very nation they led — or hope to lead. Leadership means protecting Somalia’s dignity at all times. Criticism is part of democracy, but it must never come at the expense of national unity and security.
8
10
1
41
2,831
Laascaanood. @SomaliPM
6
9
3
48
5,927
POLL, Gogosha u dhigey madaxwayn Xasan Sheekh Maxamud @HassanSMohamud. Puntland iyo jubaland maka soo qayb geli doonaan?
0%A)HAA
100%B)MAYA
5 votes • Final results
611
Ciid wanaagsan dhamaan Familka iyo Saxiibada. #EidMubarak
534
Nidaamka xisbiyadda “Multi party system”waxa kaliya ee somaaliya u baahan tahay, si shacabka u doortaan si xor oo Demoqradiya xisbiga ay doonayaan. @DrBaadiyow
1
440
Happy new year to all family and friends
430
Sida taariikhda ku xusun Wasaaraddii waxbarashada waxay ahayd wasaaradda ugu shaqaalaha badan Numbaka 2aadna Warshadii Sokorta Marereey “Juba sugar project”
288
Waxaa muhiim ah in dadaal xoogan la geliyo horumarinta “Waxbarashadda, Caafimaadka iyo Dardargelinta Shaqo abuur xirfadaysan #Axyawadanii
264
Federalka aan qaadaney in laysku Fahmin arrimaha qaarkood waxaa u sabab ah micnaha federalka oo aan weli la fahmin taasina waxaa looga bixi karaa in daraasadaha iyo barashadda Federalism-ka la badiyo si fahamka u xoogeysto is qab-qabsigana u yaraado.
316
Hambalyo dhamaan ardaydii ku guuleystey Imtixaankii fasalka 12aad ee Dugsiga sare Waa farxad aad u weyn u dareemayo ardayga ah markuu ku guuleysto imtixaanka u danbeeya ee Dugsiga sare. Way ku mahadsan tahay wasaarada waxbarashada iyo Tacaliinta sare da,daalka ay waddo.
485