Hussein Halane (@HusseinHalane) profile picture

Somali poet and author of Farguri, Cibaaro and Godob La'aan books. Both books focus on Somalia's culture

Joined November 2019
Photo by Hussein Halane (@HusseinHalane)Photo by Hussein Halane (@HusseinHalane)Photo by Hussein Halane (@HusseinHalane)
Inuu Damo Dabuu shidey, Ninka Gaas Ku daaree, dugsanow Dan baa tidhi, docaad ooga baydhiyo, waxaad weydey Daw kale, warkuu daday Abwaankii, Doqontaan fahmaynine, digniintiisu culusaa
AUN #Gaariye...Anu kolay waxaan is leeyhay tuduca hoos ku qoran wuxu la hadlayaa walaalkay @ProfHusseinWar, inta ku hadhay fikirka 'Soomaali Weyn Fadhiiday', 'gooni isku taag-fadhiiday', iyo inta reeraysan (cadaystay ama qarsanaysa)...intee soo hadhay markaa...? @KhadraDuale,
1
1
5
1,688
Waa dhinacaad doonto ULA xawaaree lgaama xigee
Luuqadaha dadka iska leh way ilaaliyaan koritaankeeda tiro iyo tayaba. Haddase waa jaantaa rogan we dhinacaad ula xawaaree
1
802
Inay Heego SAA tahay, kama joogo hadalku, dadkan heedadowgee, haadaa dhacaayaa, LA habaabay magacee, hiilaha Afkeeniyo, halgankaaga ski wado
Replying to @AnalystSomalia
Had aan sii fogayn waxad sugtaa, heego iyo roobe, midda lagu hodmaa,waa Alloo #heego soo dira'e; Nin helaa murtida kala hufee #heego iyo roob dheh; Iga hooya caawaan murtaan, #heego dhacayaaye
1
2
1,896
1. Mar baan idhi Somalida qub oo Qooman kale sheego 2. Mar baan Qabiil iyo Tom iyo Qolo ha eexaysan 3. Mar idhi sidee Qaran u noqon qiysas kala jeeda
1
4
478
Sixitaan: mar baan idhi Qabiil iyo Tol iyo Qolo ha eexaysan 2. Mar baan idhi sidey Qaran u noqon Qoysas kala jeeda
1
3
318
Allaha u naxariisto idinkana samir iyo iimaan
My beautiful aunt, Sahra Abdulkadir Farah, passed away in Toronto, Canada a few hours ago. Habo Sahra (my mum's sisters) was truly a beautiful, generous, compassionate, and most loving aunt. Inshallah she is Resting with the ANGELS in PARADISE where she truly belongs. Amen
1
374
Rashiidow magacyada cuntada taxdey A.f Deer Afgaab ma aha
Sorry me and food again: When I want authentic Kenyan I will go to Mama Oliech Original at Dagoretti Corner where I know I will get fresh fried fish from Lake Victoria, served with fresh sukumawiki, kachumbari and ugali.
1
1
3
4,561
I like Dr. Fiqi and respect him but he should his power to do good things for the people he represents
Replying to @HusseinHalane
Mudane; even if the truth is to be told,there are situations where like the use of a piece of plank you dont hit directly on one's face.Dr Fiqi whom I belief like you is a senior citizen and an intellectual comrade deserved a softer jab even if it's via a thread of poetry.
1
382
There are around 30 Land cruisers in Laftagreen's House in Mogadishu and reportedly 12 million dollars in his Sirad Bank Account in Turkey. You are the Speaker with government oversight role and you can't renovate the historical house in Brava, too bad.
This monumental lighthouse building which is a symbol of the city of #Barawe is in danger of collapsing. It is built with reinforced concrete. Experienced engineers are needed to rehabilitate the building. Protecting our historical iconic buildings requires citizen participation.
2
1
3
1,709
Dhammaan umada Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyn sanadka cusub. Ducada Odayaashu waxay kan tagey haraatidiisa iyo kan soo socda hardidiisaba Ilaahay ha inaga badbaadiyo. Sanad nabadeed Allaha ka dhigo
258
My condolences to you Ambassador. My Allah bless Jannah
My beloved daughter Hatice (Khadija) has passed away. May Allah bless her and reward her with Jannah. Funeral prayer will be held at Istanbul Altunizade Ilahiyat Mosque after zuhr prayer on Sunday. Thank you all who called or send message to share our pain. Jazakumullahi khair.
1
1
543
Do you remember when you joined Twitter? I do! #MyTwitterAnniversary
Waa talo wax ku ool ah, use baahan tabartii looga dhabayn lahaa. U ekaa xigmadii ahayd "markaan tabar hayey, talo ma haynin
Go'aanka ay dhawaan gaareen GWQ waxaa sal u ah: la-dagaalanka argagixisada,dhamaystirka Dastuurka,dhismaha CQ iyo fulinta hanaanka 1Q1C.Madaxda waxaa laga rabaa dib-u-heshiisiin lagu dhayo dhaawacyada siyaaso/bulsho ee jira si loogu gogol-xaaro mustaqbal heshiis lagu wada-yahay
1
Higsi Tabin
Maxay noqonaysaa tarjumaadda ugu habboon ee Af-Soomaaliga ee: Strategic communications Anigu waxaan iri: #Tebin Tayaysan ama Tebin Tiigsi leh Strategic communications waa jumlo micno badan xambaarsan, sida lifaaqa ka muuqa waana in erayo kooban oo #Soomaali ah loo helo.
1
1
Congratulations to Hon Aden Barre for his appointment I am sure he will be an excellent Minister for Defence
This Post is from an account that no longer exists. Learn more
Hambalyo waan inaad si fiican ugu adeegi shacabja
"Maalin kale iyo fursad kale oon shacabka ugu adeegno. Subax wanaagsan" Cabdifatax sheikh Bixi wasiirka cusub ee xafiiska ka hortaga khataraha masiibooyinka Deegaanka Soomaalida.
It also implies that Habaryar is younger than your Mom
The Somali word for maternal aunt is habar-yar, meaning small or second mother. So when we say habo we also imply hooyo (1/2).
1
Al Shabaab Weerarka ay ku qaadeen DDS, waxay kala kulmeen wuxuu u eg yahay; 1. Shinbir duulis badanow, hadaad degi aqoon weydo 2. Mar uun baad Libaax labadi daan, dalaq tiraahdaaye
1
Hambalyo General. I have no doubt that you devote your energy to build better Somalia
I express my gratitude to H.E. Prime Minister @HamzaAbdiBarre for appointing me as Minister of ports & marine transport of Somalia @Ministry_ports1. It's a great privilege to serve my country. I wholeheartedly commit to fulfilling my responsibility. @TheVillaSomalia @SomaliPM
1