Students of IT participated in a workshop regarding on computer troubleshooting, solving startup errors, computer disassembly and upgrading internal hard disk, formatting windows 10, installing new windows 11, and finally installing antiviruses Softwares.
1
5
Xafladda daahfurka mashruuca horumarinta nidaamyada ilaalinta caruurta barakacayaasha, waxaa qayb ka ah shaqaalaysiinta tiro ka mid ah ardaydii baranayey cilmiga adeegga bulshada ( Social Work) ee Jaamacada EAU. Shirkaan waxaa goobjoog ahaa G. Ku xigeenka @eaugrw Dr. @Bindiiriye1
1
East Africa University, Garowe Campus retweeted
Its been such an honor to have presented & chaired a conversation on our latest research on the psychological experiences following recovery of COVID19: a perspective of survivors and healthcare workers in PL.
Thankful to the Min. of Health, fellow panelists & EAU research team.
Our latest research report on the psychological experiences following recovery from COVID-19 in Puntland has been disseminated & communicated yesterday.
It was a wonderful presentation followed by a fantastic conversation, in the presence of practitioners & Minister of Health.
East Africa University, Garowe Campus retweeted
Glad to participate the dissemination event of a research study on "Psycholigical experiences following recovery from covid 19: A Perspective of survivors and HCWs in Puntland, Somalia.
Thanks to @eaugrw research center.
@Luqmaan__G @Plstatehouse @SomaliaPdrc @unicefsomalia – at Somalia
Waxaa socota bandhigga Cilmi Barista ciwaankeedu yahay " Khibradihii nafsi ahaaneed ee ka dhashay Covid-19: Dadkii ka badbaaday & Hawlwadeennada caafimaadka "
1
We shall be hosting a follow up discussion after the presentation of our latest research findings on the Psychological experiences following recovery from COVID19: A perspective of survivors & HCWs.
Glad to have experts on the lane who will be sharing crucial views.
More👇
Waxaa galabta ardayda kulliyadda xanaanada xoolaha loo qabtay tababar ku saabsan " Aasaasiyaadka qalliimada Xoolaha (Kahor iyo Kadib) .
Xafiiska arrimaha ardayda ayaa soo qaban qaabiyey kulanka hogaanka ardayda iyo maamulka Jaamacadda, u jeeddada kulanka ayaa ahayd qiimaynta iyo ka talo bixinta horumarka Jaamacadda.
1
This Wednesday, we shall be hosting a dissemination event for a research study on "The Psychological experiences following recovery from COVID-19: A perspective of survivors and health care workers in Puntland".
@MoH_Somalia @alihwarsame @unicefsomalia
Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika Garoowe ayaa munaasabad casho sharaf iyo maamusid ah u sameeyey guddigii heer arday ee ka qayb qaatay qabsoomidda xafladdii Qalinjabinta dufcaddii 9aad ee ka qalinjabisa Jaamacadda.
Ardayda Kulliyadda Xanaanada Xoolaha ayaa ka jawaab celiyey farriin ka timi bulshada oo laga codsaday inay daryeel caafimaad u fidiyaan neef xoolaa (Ri') ay calooshu ka soo dhacday.
EAU Garowe waa adeegaha bulshada
@alihwarsame @Bindiiriye1 @Luqmaan__G
Waxaa maanta oo isniin ahayd soo gaba gaboobay tababar ku saabsanaa habka qorista buugga cilmibaarista ardayga (thesis book ),tababarka waxaa soo xiray Guddoomiye ku xigeenka Jaamacadda @Bindiiriye1 isaga oo ardayda siiyey dardaaran iyo in ay ka dhabeeyaan yoolkooda waxbarasho.
3
East Africa University, Garowe Campus retweeted
Bahda JBA @eaugrw @eaumain aad baad ugu mahadsan yihiin tababarka noocan oo kale ah oo ay ardeydu si joogto ugu baahan yihiin si uu uga caawiyo sidii ay u qori lahaayeen buugoodii qalan-jebinta ana cilimi-baarisyo muhiim ah si xirfad (professional) leh.
Guuleysta.
Waxaa Jaamacadda Bariga Afrika Garoowe ka furmay tababar ku saabsan habka qorista buugga cilmibaarista ardayga (thesis book ).
@Luqmaan__G @Bindiiriye1 @alihwarsame
Waxaa Jaamacadda Bariga Afrika Garoowe ka furmay tababar ku saabsan habka qorista buugga cilmibaarista ardayga (thesis book ).
@Luqmaan__G @Bindiiriye1 @alihwarsame
Kulliyadda Xanaanada Xoolaha ee Jaamacadda Bariga Afrika Garoowe ayaa magaaladda Garowe, ka daah furtay daawayn loo samaynaayo xoolaha ku nool magaladda gudaheeda iyo Siiladda Xoolaha ee Magaladda.
youtube.com/watch?v=GZSJpMZR…
East Africa University, Garowe Campus retweeted
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda #Puntland
Mudane @ahmedkaraash ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabadda qalinjabinta dufcaddii 9-aad ee ka baxday @eaugrw Jaamacada Bariga Afrika #Garoowe.

























































