Deeq retweeted
Haday wareega danbe ay isku soo haraan labadan musharax yaad dooran lahayd:?
#SomaliaElections2022
16%Dani
84%Farmaajo
175 votes • Final results Deeq retweeted
Waxaa galabta ardayda kulliyadda xanaanada xoolaha loo qabtay tababar ku saabsan " Aasaasiyaadka qalliimada Xoolaha (Kahor iyo Kadib) .
Deeq retweeted
This Wednesday, we shall be hosting a dissemination event for a research study on "The Psychological experiences following recovery from COVID-19: A perspective of survivors and health care workers in Puntland".
@MoH_Somalia @alihwarsame @unicefsomalia
Deeq retweeted
Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika Garoowe ayaa munaasabad casho sharaf iyo maamusid ah u sameeyey guddigii heer arday ee ka qayb qaatay qabsoomidda xafladdii Qalinjabinta dufcaddii 9aad ee ka qalinjabisa Jaamacadda.
Deeq retweeted
Ardayda Kulliyadda Xanaanada Xoolaha ayaa ka jawaab celiyey farriin ka timi bulshada oo laga codsaday inay daryeel caafimaad u fidiyaan neef xoolaa (Ri') ay calooshu ka soo dhacday.
EAU Garowe waa adeegaha bulshada
@alihwarsame @Bindiiriye1 @Luqmaan__G
Deeq retweeted
Waxaa Jaamacadda Bariga Afrika Garoowe ka furmay tababar ku saabsan habka qorista buugga cilmibaarista ardayga (thesis book ).
@Luqmaan__G @Bindiiriye1 @alihwarsame
Deeq retweeted
Our dear respected professors remain a central theme in our efforts to produce an intellectual, contributive, and innovative graduates who take up the responsibility of rebuilding the nation.
Honoring them, is honoring the dignity of Somalia's future.
#EAUGaroweGraduation2022
Deeq retweeted
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda #Puntland
Mudane @ahmedkaraash ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabadda qalinjabinta dufcaddii 9-aad ee ka baxday @eaugrw Jaamacada Bariga Afrika #Garoowe.
Deeq retweeted
We remain thankful to the vice president of Puntland H.E. @ahmedkaraash for joining us in our 9th Graduation Ceremony.
We also thank him for pledging to employ the graduates of agriculture and marine sciences in the government's respective ministries.
Deeq retweeted
The 9th Graduation Ceremony of East Africa University- Garowe Campus is taking place currently at the campus.
Congratulations to all our students who have joined the EAU Alumni Family - the largest academic community in Puntland.
Deeq retweeted
Our very own @Zahra_Abdihagi will be a guest speak in this webinar discussing youth inclusion arranged by @US2SOMALIA #somalia #Somalistorytellers
This quoted post is unavailable.
Deeq retweeted
This evening we had a wonderful rewarding ceremony for the top 8 students who have achieved excellent results in the English starter level at our Institute of Language Services.
We celebrate your names, dear students.
Guddiga Hirgalinta Doorashada HIRSHABELLE ayaa shaaciyay qabashada 13 kursi oo ka mid ah kuraasta doorashada Golaha shacabka JFS, ee taalla magaalo Baledweyn.
Deeq retweeted
16 days to the 9th graduation ceremony.
#EAUGRWGraduation2022
Deeq retweeted
These were amazing moments, we are proud to have you join us and this is awesome work that you captured @othman_hon 👏🏽
This quoted post is unavailable.












































