East Africa Univsity (@eaumain) header
East Africa Univsity (@eaumain) profile picture

https://xitter.cf/t.co/WDRRVtqC4Q…

Somalia
Joined May 2015
Abdisamed Abwan, Bari Governer thanks to every one who organized this beautiful event. I am congartulating EAU graduates on thier educational achievements.i want to motivate the man who have special need on his effort and make a promise him at my office in this coming Monday"
Cabdisamed Abwaan, Guddoomiyaha Gobolka Bari "Mahadayaan u celinayaa cid walba oo soo agaasintay xafladdan . Waxaan hambalyaynayaa ardayda qalinjabisa. waxa aan rabaa in aan dhiirigeliyo ardaygii baahida gaarka ah qabay ee maanta ka mid ahaa ardayda qalinjebinaysa. #eaugraduation
Cabdulqaadir Jaamac dirir, Bari Police Commisioner "Thanks to Allah who make possible celeberate safely with EAU graduates students. i send heartfelrt congratulations to EAU graduates, i say your counrty needs your knowledge and skills, #EAUGRADUATIONCERREMONY
Cabdulqaadir Jaamac dirir, Taliyaha qaybta gobolka Bari "Allah ayaa mahad u sugnaatay inoo fududeeyay qabsoomidda xafladda qalinjebinta jaamacadda Bariga Afrika. Aad baan ugu bogaadinayaa una hambalyaynayaa ardayda maanta qalinjebinaysa waxa aan leeyahay dalka ayaan idin baahan.
Beldaje Ali Beldaje Farah, Elders "Glad to see you are celebrating your educational succeed. You crossed a bridge where your parents helping you but today you are in a stage of your country needs your knowledge and skills. Go forward we will pray for you" #EAUGRADUATIONCEREMONY
Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax, Isimada dhaqanka "Aad baan ugu faraxsanahay maanta guusha aad ka gaarteen tacliinta, waxa aad ka gudbteen marxaladdii la idin taageerayay waxa aadna u gudubteen marxalad aqoontiina loo baahanyahay" #EAUGRADUATIONCEREMONY
bdiasis Abdullahi, Dahabshiil " I am here sending my congratulations to the graduates who invited us to celebrate with them. Education has no end so don't stop learning till you die. Congartualtions. #eaugraduationceremony
Cabdicasiis Cabdullaahi, Dahabshiil "Hambalyo dhammaan ardayda qalinjebinaysa. waxbarashadu ma dhammaato sidaas awgeed haka caajisinina waxbarashada. Dahabshiil mar walba waa ay taageertaa arrimaha bulshada sida waxbarashada iyo caafimaafka" #eaugraduationceremony
Mohamed Jama Sombank " Glad to attend this wonderful ceremony which EAU graduates are celebrating their educational succeed. There are social need for your knowledge and skills. Come to us and innovate and develope your skills to solve social problems" #EAUGRADUATIONCEREMONY
Mohamed Jama, Sombank "Aad baan ugu faraxsannahay qalinjebintiina waxa aan idin rajaynayanaa guul weyn in aad ka gaartaan tacliinta. waxaa jira baahi badan oo loo qabo aqoontiina, Kaalaya oo keena halabuur suuqana fahma oo ku soo biira. Mar kale hambalyo" #EAUGRADUATIONCEREMO
Maxamuud Cali Nuur, Primier Bank "Primier Bank's admin and employees sending their heartfelt congratulations on your educational succeed. Primier Bank prepared to you a Mastercard helps you to purchase online courses in order to build your capacity. #EAUGRADUATIONCEREMONY
Maxamud Cali Nuur,Premier Bank "Premier Bank maamul iyo howlwadeennaba waxa aan halkan u joognaa in aad idin la wadaagno farxadda qelinjabintiina maanta. Horey ugu socda waxbarashada, dedaalkiina joogteeya. #EAUGRADUATIONCEREMONY
Mohamed Mohamud Osman, Graduates speaker "Many thanks to Allah who enable us doing our first degree, our beloved parents who gave us every thing we want to accomplish our education. We will never forget our lecrurers and admins on their tireless efforTS. #EAUGRADUATIONCEREMONY
Maxamed Maxamuud Cismaan. Afka ardayda qalinjebinaysa "Waxa aan u mahadnaqayaa marka kowaad Allah noo suurtageliyay dhammaystirka jaamacadda. Maamulka iyo macallimiinta jaamacadda sida hagarla'aaneed noogu huray aqoontooda. #EAUGRADUATIONCEREMONY
Abdirisak Mohamud Takar, EAU Rector "Our thanks goes to the Honorable guests including Religious leaders, Security officials, students and every one who come to join this event with us to celebrate with this beautiful students who are graduating today. #EAUGRADUATIONCEREMONY
Dr. Abdirisak Mohamud Takar, EAU Rector "East Africa University is the first established University in Somalia after nation collabse in 1999. EAU has gained a good image among the Somali community. The most civil servants, Company Managers, goverment directors graduated from EAU.
Dr. Cabdirisaaq Maxamuud Takar "Marti sharafta isugu jirta culimada, bahda waxbarashada, saraakiisha ammaanka, ardayda qalinjebinaysa, ganacsatada iyo dhammaan kasoo qaybgalayaashaba soo dhowaada. Waa aad ku mahadsantihiin ka soo qaybgalkiina xafladda" #EAUGRADUATIONCEREMONY
Shekh Farah Ajab " First, I would like to great Graduted students, University's Adminstration and lecturers, Government officials who participated the event. I am here sharing the joyness of the graduated students who invited us their graduation ceremony. #EastGaraduationCeremony
East Africa University would like to thanks for your all participation and support in the upcoming event which is 21 graduation ceremony @premierbankso1 @Sb_sombank @DahabshiilGroup @AmalBankHQ #graduationceremony #25thnovember #eastafricauniversity
3