Team Odowaa (@TeamOdowaa) header
Team Odowaa (@TeamOdowaa) profile picture

Welcome to Team @Odowaa, The official Twitter for The Odowaa Campaign, #TeamOdowaa #Odowaa4Galmudug #GalmudugMidAh

Galmudug - Somalia
Joined September 2019
Photo by Team Odowaa (@TeamOdowaa)Photo by Team Odowaa (@TeamOdowaa)Photo by Team Odowaa (@TeamOdowaa)Photo by Team Odowaa (@TeamOdowaa)Photo by Team Odowaa (@TeamOdowaa)Photo by Team Odowaa (@TeamOdowaa)Photo by Team Odowaa (@TeamOdowaa)Photo by Team Odowaa (@TeamOdowaa)Photo by Team Odowaa (@TeamOdowaa)Photo by Team Odowaa (@TeamOdowaa)
Galmudug Tayeysan Waxaa Aas Aas Unoqon Doono Waxbarashada Hon. Abdurahman @Odowaa . #Odowaa4Galmudug #GalmudugMiAh
8
12
40
Shir cilmiyeedka Dhaqaalaha iyo Horumarinta Maamulka Dowladda “ Conference on economics and Public policy development ” ayuu ka jeediyay muxaadaro ku saabsan Tobanka Qodob ee ugu muhiimsan Geedi-socodka dowlad dhiska Xil. Cabdiraxmaan @Odowaa @SIMADUniversity
1
1
Xaflad lagu soo dhaweynayey Xildhibaan Cabdiraxmaan @Odowaa ayna ka qeyb galeen boqolaal dad ah ayaa lagy qabtay Magaaladda Istanbul. Waxay tilmaameen in Odowaa yahay Matale sax ah oo mar kale iyo dhowr jeer oo kale u qalma in ursiga uu sii hoggaamiyo. #HOP069 @TeamOdowaa
1
2
Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, bahda Booliska, ehelada & qoysaskii ay ka baxeen saraakiishii iyo askartii lagu dilay qaraxii Muqdisho. Waa shuhado naftooda u huray difaaca dalka & dadka. Aan u midowno ciribtirka fikirka argagixisada #ArgagixisaduDiinMalaha
25
15
1
109
Matalaad iyo Waxqabad Dhab ah. Xildhibaan Abdurrahman @Odowaa Xildhibaanka kaliya ee waxqabad muuqda iyo matalaad dhab ah ku fadhiyay afartii sano ee loo doortay inuu Golaha Shacabka BJFS kamid noqdo. #TeamOdowaa @TeamOdowaa
2
Can't wait (Full interview) and keep an eye on Dalsan TV #TeamOdowaa @TeamOdowaa
1
2
3
7
It’s relieving that Ex President @M_Farmaajo has come to his senses and realized that the illegal term extension isn’t only unjustifiable but dangerous. The restoration of 17th Sept accord is a welcome move that leads to inclusive elections if not twisted to cause further delays.
12
17
105
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane @MohamedHRoble ayaa shaqaalaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta shaqaalaha adduunnka ee #1May, ugana mahadceliyay howsha hagar la'aaneed ee ay qaranka u hayaan.
28
41
1
199
"Waxaan u taaganahay Galmudug macno leh" Erayadii sanad kahor uu ka sheegay Xildhibaan Abdurrahman @Odowaa dhallinyarada hortooda. #GalmudugMidAh #TeamOdowaa @TeamOdowaa
1
2
Riyadii Galmudug macna leh wali waa loo baahanyahay. – at Somalia
14
29
9
121
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen @Odowaa ayaa qaatay cirbadda Tallaalka Kahortagga Caabuqa #COVID19 #OxfordAstraZeneca #TeamOdowaa (Oxford/AstraZeneca)
Rumours that the presidential candidates are against the holding of timely elections to buy time and push the election impasse till 8 February, is not correct. Contrarily, it is the govt that had failed to implement the September 2020 election agreement and continues to do so
78
60
24
237
Team Odowaa retweeted
Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ee @UPDParty ayaa qabtay Warsaxaafadeed ku aadan xaaladda dalka. Xildhibaan Abdurahman @Odowaa ayaa tilmaamay in madaxweynuhu maalintii 4-aad uu si sharci darro ah ku fadhiyo Xafiiska @TheVillaSomalia Guji Halkan: facebook.com/Gacalsoor/video…
3
6
Xildhibaan Abdurrahman @Odowaa ayaa ka qeyb galay Xafladda qalin jebinta Dufcadii 16 -aad ee Jaamacadda Islaamiga ee Soomaaliya. #Muqdisho #Odowaa #TeamOdowaa
1
Xildhibaan Abdurrahman @Odowaa ayaa si aada loogu soo dhaweeyay Deegaanka #Dibira halkaas oo uu ka hir-geliyay Ceel biyoodkii 5-aad ee uu qoday muddadii uu ahaa Xildhibaan Golaha Shacabka BJFS 2016-2020. #TeamOdowaa #Odowaa #Cadaado @TeamOdowaa
4
2
Waxaa maanta ku ekaa muddo xileedkii Afartii sano ee lasoo dhaafay ee aan dadka Galmudug ku matelayay Golaha Shacabka. Waxaana xarigga ka jaray ceel-biyeedkii 5-aad ee xafiiskeygu ka fuliyo deegaanada Galmudug. Waxaan hirgelinta ceel-biyoodkan iska kaashanay Wasiir @SabirShurie.
Happy to be back in #Mogadishu after 10days long official tour to Galmudug State of Somalia. During my visit, I met State leaders & the people of Galmudug to listen to their advices & concerns. I also launched & inaugurated projects that cover the basic needs of my constituents.
12
15
3
56
Ceelkii 5aad الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات (وجعلنا من الماء كل شيء حي) Waxaa maanta ku ekeyd muddo xileedkii 4-ta sano la soo dhaafay ee uu kursiga #HOP69 uu ku mataalayay dadka Iyo deegaan ka Xil. @Odowaa Ceel biyoodka #Biya_Gaduud oo la dhameystiray. #TeamOdowaa
Xildhibaan @Odowaa 2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣/️⃣2️⃣1️⃣ 💙💙 #TeamOdowaa 💙💙 💙💙 #Odowaa 💙💙
3
1
12
We 💙 @Odowaa || 2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣/2️⃣1️⃣ #TeamOdowaa #Odowaa
1
Xil. Abdurrahman @Odowaa oo booqasho ku maraya Deegaan doorashadiisa ayaa maanta soo dhaweyn iyo qado sharaf loogu sameeyay deegaanka #Caweer Odayaasha deegaanka oo uu hormuud u yahay Boqor Cabdi Calas iyo qeybaha bulshada ayaa si weyn usoo dhaweeyay Xildhibaanka. #TeamOdowaa
1
1