Wadahadalladii Itoobiya Masar iyo Sudan oo guul darreystay
gacalsoor.com/2021/02/15/wad…
#Gacalsoor
@gacalsoor
Wasiirka wasaaradda Amniga gudaha ee Dowlad Goboleedka @GalmudugState_ @AhmedMoFiqi
#Gacalsoor
@gacalsoor
Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay weeraradii Al-Shabaab geysteen
gacalsoor.com/.../ururka-isk…
#Gacalsoor
@gacalsoor
RW Rooble oo sagootiyay Safiirkii UK ee Soomaaliya Ben Fender gacalsoor.com/.../rw-rooble-…
#Gacalsoor
@gacalsoor
Golaha midowga musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya 2021 ayaa ku baaqay Bannaanbax Nabadeed.
Guji halkan oo sii akhri warbixinta oo dhan:
gacalsoor.com/2021/02/14/mus…
#Gacalsoor
@gacalsoor
Saameyn xoog leh ayuu ku reebay bulshada ku dhaqan DG @Plstatehouse diidmada lacagaha Shilin Soomaaliga, Guurkii ayaa yaraaday, kaddib markii la iska diiday lacagihii loo bixin jiray Sooryada! Doolarka lama wada gaarsiin karo dadka oo dhan!
#Gacalsoor
@gacalsoor
Ra'iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa amrar ku bixiyay in la furo Isgoyska Dabka oo ay xalay xireen laamaha ammaanka kaddib markii ay dhagxaan ku gooyeen Isgoyska Dabka.
Guji halkan oo sii akhri warbixinta oo dhan: gacalsoor.com/.../rooble-oo-…
#Gacalsoor
@gacalsoor
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi oo sharci darro ku tilmaamay Xeer uu saxiixay Farmaajo.
Guji halkan oo akhri warbixinta oo dhan:
gacalsoor.com/2021/02/14/cab…
Dowladda oo dib u eegis ku sameeneysa tallabada lagu xiray isgoyska Dabka
Guji halkan oo akhri warbixinta oo dhan:
gacalsoor.com/2021/02/14/dow…
Taliska Ciidanka Booliska oo ka hadlay dil saddex dumara loogu geystay magaalada Muqdisho.
Guji halkan oo akhri warbixnta oo dhan: gacalsoor.com/2021/02/14/tal…
#Gacalsoor
@gacalsoor
Meydka Saddex haween ah oo laga helay Muqdisho
Halkan ka eeg warbixinta: gacalsoor.com/2021/02/14/mey…
#Gacalsoor
@gacalsoor
Warbixin: Duqeymo sharci darro ah oo ka dhacay Gobolka Tigreega ee Dalka Itoobiya.
Guji halkan oo akhri warbixinta oo dhan:
gacalsoor.com/2021/02/11/duq…
#Gacalsoor
@gacalsoor
Dhallinyaro ku xirneyd Baladweyne oo xabsiga laga sii daayay
Guji halkan oo akhri warbixinta oo dhan:
gacalsoor.com/2021/02/11/dha…
Dowladda Soomaaliya oo si cad u diidday in dib loo dhigo dacwada badda ee kala dhaxay dowladda Kenya
Guji halkan oo akhri warbixintan:
gacalsoor.com/2021/02/11/df-…
#Gacalsoor
@gacalsoor
1
Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ee @UPDParty ayaa qabtay Warsaxaafadeed ku aadan xaaladda dalka.
Xildhibaan Abdurahman @Odowaa ayaa tilmaamay in madaxweynuhu maalintii 4-aad uu si sharci darro ah ku fadhiyo Xafiiska @TheVillaSomalia
Guji Halkan: facebook.com/Gacalsoor/video…
Xiisad ka taagan magaalada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan.
Halkan ka akhri warbixinta oo dhan:
gacalsoor.com/2021/02/11/xii…
#Gacalsoor
@gacalsoor
1
Dowladda Norway "Waxaan si xoog leh u taageersanahay baaqii @_AfricanUnion ee ahaa in dhamaan hogaamiyaasha Soomaaliyeed ay si wada jir ah uga wada shaqeeyaan sidii loo xalin lahaa caqabada taagan & in lo ogolaado qabashada doorashooyinka aan dib u dhac lahayn"
@NorwayUN
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir @PartyWadajir Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame @AAbdishakur ayaa ka hadlay ujeedada shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo ee lagu wado in uu ka qabsoomo 15-ka Bishan magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka @Plstatehouse
#Gacalsoor
@gacalsoor






















