Pinned Tweet
🌍🚀 Bandhigga ugu weyn sayniska Afrika ee Science Fest Africa 2026 – guul weyn!
Tartankan caalamiga ah ee ka dhacay Abidjan, Côte d’Ivoire, oo ay ka qeybgaleen 27 dal oo Afrikaan ah iyo boqolaal mashruuc, ardayda Dugsiyada Caalamiga ah ee Turkish Maarif – Soomaaliya waxay ku guuleysteen kaalinta koowaad ee Qaybta Kombiyuutarka iyo Aqliga Macmalka (AI). 🏆
Guushan waa natiijada dadaal, aqoon iyo hagid tayo leh.
Waxaan hambalyo u diraynaa ardaydeena iyo macallimiinteena qiimaha badan.
Waxaan sidoo kale u mahadcelinaynaa Hay’addeena Turkish Maarif iyo dhammaan taageerayaasha.
Dhallinyarada Soomaaliyeed waa kuwa hoggaaminaya mustaqbalka!
🌍🚀 Africa’s Largest Science Exhibition – Science Fest Africa 2026: A Great Achievement!
At this prestigious international competition held in Abidjan, Côte d’Ivoire, bringing together 27 African countries and hundreds of innovative projects, students from Turkish Maarif International Schools – Somalia proudly secured 1st place in the Computer Science and Artificial Intelligence (AI) category. 🏆
This remarkable achievement is the result of dedication, knowledge, and high-quality guidance.
We extend our heartfelt congratulations to our students and our valued teachers for this outstanding success.
We also express our sincere appreciation to the Turkish Maarif Foundation and all our supporters.
Somali youth are leading the future! 🚀
TMF Somalia retweeted
Guusha ay gaartay Soomaaliya ayaa dhammaanteen nagu abuurtay farxad iyo sharaf.
Bashiir Machel Kamsa, oo wax ka barta Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif ee Muqdisho, ayaa kaalinta koowaad ee Afrika ka galay maaddooyinka Bayoolajiga iyo Ingiriisiga, halka Lutfi Nuur Cali uu kaalinta koowaad ee Afrika ka galay maaddada Fiisigiska, kaddib markii ay ka qaybqaateen imtixaannada caalamiga ah ee OxfordAQA International GCSE.
Ardaydeennu waxay saddex maaddo oo kala duwan ka galeen kaalinta koowaad ee Afrika, guushaas oo u suuragelisay in lagu maamuuso abaalmarinta OxfordAQA Go Further Awards 2026.
Waxaan hambalyo u diraynaa Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif ee Soomaaliya.
This remarkable achievement from Somalia fills us all with pride.
Bashir Machel Kamsa, from the Somali International Maarif Schools in Mogadishu, achieved first place in Africa in Biology and English, while Lutfi Nur Ali secured first place in Physics in the OxfordAQA International GCSE examinations.
Recognised as Africa’s top performers in three different subjects, the students were honoured at the OxfordAQA Go Further Awards 2026.
Congratulations to outstanding Somali students and the entire Somali International Maarif Schools community on this remarkable success!
@tmfsomalia @TMaarifVakfi
@TheVillaSomalia @SomaliPM
@SONNALIVE @sntvnews1
🌍 Somali’den gelen bu başarı hepimizi gururlandırdı! 🇸🇴
Somali Uluslararası Maarif Okullarından Bashir Machel Kamsa, Biyoloji ve İngilizce; Lutfi Nur Ali ise Fizik alanında OxfordAQA Uluslararası GCSE sınavlarında Afrika birincisi oldular.
Üç farklı derste Afrika birinciliği kazanan öğrencilerimiz, başarılarıyla OxfordAQA Go Further Awards 2026 kapsamında ödüle layık görüldü.
Emeklerinin karşılığını kıta çapında bir başarıyla alan öğrencilerimizi ve bu yolculukta onlara eşlik eden öğretmenlerimizi yürekten tebrik ediyoruz.
Nice başarılara Bashir ve Lutfi! 👏
TMF Somalia retweeted
➕ Mogadişu’daki Maarif Okulları öğrencileri üç derste Afrika birincisi oldu
🖇️ Somali’nin başkenti Mogadişu’da faaliyet gösteren Türkiye Maarif Vakfına bağlı okullarda eğitim gören iki öğrenci, OxfordAQA Uluslararası GCSE sınavlarında üç ders alanında Afrika’nın en yüksek puanlarını aldı.
🖇️ Mayıs-Haziran 2026 döneminde düzenlenen sınavlarda Bashir Machel Kamsa, biyoloji ve ikinci dil olarak İngilizcederslerinde; Lutfi Nur Ali ise fizik dersinde Afrika birincisi oldu.
🖇️ Öğrenciler, başarıları dolayısıyla OxfordAQA Go Further Awards 2026 kapsamında ödüle layık görüldü.
🖇️ Somali Uluslararası Maarif Okulları, 2025 yılında OxfordAQA Uluslararası GCSE sınav merkezi akreditasyonu alan ülkedeki ilk okul oldu.
🖇️ Türkiye Maarif Vakfı Somali Ülke Temsilcisi Dr. Selçuk Baş, başarının Somalili gençlerin uluslararası eğitim alanındaki potansiyelini ortaya koyduğunu belirtti.
🖇️ Maarif Vakfı, Somali’de üç kampüste anaokulundan lise son sınıfa kadar 1.000’den fazla öğrenciye eğitim veriyor.
🖇️ Türkiye ile Somali arasındaki eğitim iş birliği, Maarif Vakfının yanı sıra TİKA ve Türkiye Bursları gibi kurumların çalışmalarıyla da destekleniyor.
Mogadişu’daki Maarif Okulları öğrencileri Afrika birincisi oldu ensondakika.com.tr/mogadisu-…
Maarif Okulları öğrencileri Afrika birincisi oldu canligaste.com/maarif-okulla…
🏆🌍 KUWA AFRIKA UGU SARREEYA| ABAALMARINNADA OXFORDAQA GO FURTHER 2026
Guul iyo Sharaf ay Gaareen International Maarif Schools of Somalia!
Waxaan farxad iyo sharaf weyn kula dabaaldegaynaa ardaydeenna heerka sare ka gaaray imtixaannada caalamiga ah ee OxfordAQA International GCSE, kuwaas oo la qabtay May/June 2026, iyagoo ku guuleystay Dhibcaha ugu Sarreeya Qaaradda Afrika.
🥇 Bashir Machel Kamsa
- IGCSE Biology
- IGCSE English as a Second Language
🥇 Lutfi Nur Ali
- IGCSE Physics
Abaalmarinnadan qiimaha badan ee Ardayda ugu Sarreysa Qaarada Afrika waxay muujinayaan dadaalka, kartida iyo heerka aqooneed ee ardaydeenna, sidoo kalena waxay ka tarjumayaan sida ay dugsigeennu uga go'an tahay horumarinta iyo tayeynta waxbarashada.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u diraynaa ardaydeenna guushan taariikhiga ah gaaray, macallimiintooda iyo waalidiintooda oo door muhiim ah ka qaatay guushan qiimaha badan.
🏆🌍 TOP IN AFRICA | OXFORDAQA GO FURTHER AWARDS 2026
A Proud Moment for International Maarif Schools of Somalia!
We are delighted to celebrate our outstanding students for achieving the Highest Marks in Africa in the May/June 2026 OxfordAQA International GCSE examinations.
🥇 Bashir Machel Kamsa
- IGCSE Biology
- IGCSE English as a Second Language
🥇 Lutfi Nur Ali
- IGCSE Physics
These prestigious Top in Region Africa awards reflect our students' exceptional dedication and our commitment to academic excellence.
Congratulations to our students, teachers, and families on this remarkable achievement!
🌟 Proudly Maarif. Excellence Beyond Borders!
#MaarifSomalia #OxfordAQA #GoFurtherAwards2026 #TopInAfrica #AcademicExcellence
Bishan Dugsiyadeenna:
Waxqabadyada iyo Guulaha La Gaaray
Bishan, Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif Soomaaliya waxaa ka qabsoomay kulammo muhiim ah oo diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqaynta, is-dhaafsiga fikradaha iyo horumarinta tayada waxbarashada.
Kulammada ugu muhiimsan waxaa ka mid ahaa:
1. Shirkii Waalidiinta iyo Macallimiinta (Benadir & KM4)
Waalidiinta iyo macallimiinta ayaa yeeshay kulan muhiim ah oo looga hadlay horumarka waxbarasho, hab-dhaqanka iyo koboca guud ee ardayda. Kulanku wuxuu fursad wanaagsan u ahaa xoojinta xiriirka, wada-xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya dugsiga iyo waalidiinta.
2. Shirkii Macallimiinta iyo Maamulka Labada Xarumood (Benadir & KM4)
Macallimiinta iyo maamulka labada xarumood ayaa yeeshay kulan looga hadlay arrimaha waxbarashada, qorshayaasha shaqo, tayaynta hababka waxbaridda iyo waxbarashada, iyo xoojinta wada-shaqaynta labada xarumood.
3. Shirkii Maamulka iyo Shaqaalaha
Maamulka dugsiga ayaa kulan la yeeshay shaqaalaha, kaas oo looga hadlay waajibaadka shaqo, hufnaanta, xirfad-yaqaannimada, wada-shaqaynta iyo muhiimadda ay leedahay in qof walba waajibaadkiisa u guto si daacadnimo, xilkasnimo iyo masuuliyad leh.
Kulammadani waxay qayb ka yihiin dadaallada joogtada ah ee Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif Soomaaliya ay ugu jiraan dhisidda jawi waxbarasho oo tayo leh, kuna dhisan wada-shaqayn, dadaal iyo horumar waara.
Wadajir ayaan u dhiseynaa mustaqbal wanaagsan oo jiilka soo koraya ah.
This Month at Our Schools:
Activities and Achievements!
This month, International Maarif Schools of Somalia held several important meetings focused on strengthening collaboration, exchanging ideas, and improving the quality of education.
The key meetings included:
1. Parents and Teachers Meeting (Benadir & KM4)
Parents and teachers came together for an important meeting to discuss students’ academic progress, behavior, and overall development. The meeting provided an opportunity to strengthen communication and cooperation between the school and parents.
2. Teachers and Administration Meeting (Benadir & KM4 Campuses)
Teachers and administrators from both campuses held a meeting to discuss academic matters, work plans, improving teaching and learning practices, and strengthening collaboration between the two campuses.
3. Administration and Support Staff Meeting
The school administration met with support staff to discuss work responsibilities, professionalism, teamwork and the importance of carrying out individual duties with dedication, integrity and accountability.
These meetings are part of the ongoing efforts of International Maarif Schools of Somalia to create a high-quality learning environment built on collaboration, commitment and sustainable development.
Working Together to Build a Better Future for the Next Generation.
#MaarifSomalia #BenadirCampus #KM4Campus #Education #Teamwork #ParentsAndTeachers #AcademicExcellence
TMF Somalia retweeted
Danjire Ferhat Alkan ayaa booqday Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif ee Soomaaliya.
Dugsiyada oo hoos yimaada Hay’adda Maarif ee Türkiye, ayaa muddo 10 sano ah ka shaqaynayay Soomaaliya, iyagoo leh saddex xarumood oo waxbarasho, isla markaana kumannaan arday ah ka qalinjabiyeen muddadaas.
Dugsiyadan oo sidoo kale haysta aqoonsiga xarun waxbarasho oo ay ansixisay hay’adda Oxford AQA, ayaa ardayda siiya waxbarasho waafaqsan heerarka caalamiga ah, iyagoo u abuuraya fursado waxbarasho oo heer sare ah.
Türkiye waxay sii waddaa maalgelinta mustaqbalka Soomaaliya iyo jiilka soo koraya, iyadoo adeegsanaysa hay’adaha waxbarashada, gaar ahaan Hay’adda Maarif, barnaamijyada deeqaha waxbarasho, waxbarashada farsamada iyo xirfadaha, iyo hawlaha tayeynta awoodda.
Intii uu booqashada ku guda jiray, Danjire Alkan wuxuu uga mahadceliyey Wakiilka Hay’adda Maarif ee Soomaaliya, Dr. Selçuk Baş, macallimiinta, ardayda iyo dhammaan shaqaalaha dugsiyada soo dhoweynta diirran, dadaalka joogtada ah iyo kaalinta ay ka qaataan horumarinta waxbarashada.
Danjire Alkan ayaa sidoo kale muujiyey sida uu ugu faraxsan yahay la kulanka carruurta iyo dhallinyarada, dhageysiga himilooyinkooda iyo rajadooda mustaqbalka, isaga oo carrabka ku adkeeyey in maalgelinta waxbarashadu ay tahay maalgelin lagu dhisayo mustaqbal ifaya oo Soomaaliya leedahay.
📚🇹🇷🤝🇸🇴📚
TMF Somalia retweeted
Büyükelçi Ferhat Alkan,
Somali Uluslararası Maarif Okullarını ziyaret etmiştir.
Somali’de üç okulda 10 yıldır faaliyet gösteren Türkiye Maarif Vakfı’na bağlı okullar bugüne kadar binlerce mezun vermiştir.
Oxford AQA tarafından onaylı merkez statüsüne de sahip olan okullar, öğrencilere uluslararası eğitim standartlarında öğrenim ve fırsatlar sunmaktadır.
Türkiye, Maarif Vakfı başta olmak üzere eğitim alanındaki kurumları, burs programları, mesleki eğitim ve kapasite geliştirme faaliyetleri aracılığıyla Somali’nin geleceğine ve genç nesillerine yatırım yapmayı sürdürmektedir.
Büyükelçi Alkan, ziyaret vesilesiyle Türkiye Maarif Vakfı Somali Ülke Temsilcisi
Dr. Selçuk Baş’a, öğretmenlere, öğrencilere ve tüm okul çalışanlarına misafirperverlikleri, özverili çalışmaları ve katkıları için teşekkür etmiştir.
Çocuklar ve gençlerle bir araya gelmekten, onların hayallerini ve gelecek beklentilerini dinlemekten büyük mutluluk duyduğunu ifade eden Büyükelçi Alkan, eğitime yapılan yatırımın Somali’nin aydınlık geleceğine yapılan yatırım olduğunu vurgulamıştır.
📚🇹🇷🤝🇸🇴📚
Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Muqdisho, Mudane Ferhat Alkan, ayaa booqasha ku yimid Dugsiyadeena Caalamiga ah ee Maarif ee Soomaaliya, halkaas oo uu warbixin kaga helay ardaydeena iyo hawlaha waxbarasho ee dugsiyadeenna.
Intii uu booqashada ku joogay dugsiyadeenna, waxaa Mudane Ferhat la guddoonsiiyey buugga gaarka ah ee loo diyaariyey munaasabadda sannad-guuradii 10-aad ee Aasaaska Türkiye Maarif . Buuggaas waxaa lagu guddoonsiiyey magaca Guddoomiyaha Hay’adda Türkiye Maarif , Mudane Mahmut Özdil.
Waxaan Safiirkeena uga mahadcelineynaa booqashadiisa qiimaha leh iyo xiisaha uu u muujiyey hawlaha waxbarasho ee dugsiyadeenna.
The Ambassador of the Republic of Türkiye to Mogadishu, H.E. Mr. Ferhat Alkan, visited our International Maarif Schools of Somalia, where he received information about our students and educational activities.
During his kind visit, a special launch book prepared to mark the 10th anniversary of the Türkiye Maarif Foundation was presented to H.E. the Ambassador on behalf of our Foundation President, H.E. Mr. Mahmut Özdil.
We sincerely thank H.E. the Ambassador for his kind visit and his interest in our educational activities.
Türkiye Cumhuriyeti Mogadişu Büyükelçimiz Sayın Ferhat Alkan Beyefendi, Somali Uluslararası Maarif okullarımızı ziyaret ederek öğrencilerimiz ve eğitim faaliyetlerimiz hakkında bilgi almıştır.
Nazik ziyaretleri kapsamında Sayın Büyükelçimize, Vakıf Başkanımız Sayın Mahmut Özdil Beyefendi adına, Türkiye Maarif Vakfımızın 10. yıl dönümüne özel olarak hazırlanan lansman kitabı takdim edilmiştir.
Sayın Büyükelçimize nazik ziyaretleri ve eğitim faaliyetlerimize gösterdikleri ilgi için teşekkür ederiz.
Munaasabadda soo dhoweynta ee loo qabtay Maalinta Jamhuuriyadda Turkiga ee 29-ka Oktoobar, taas oo ay martigelisay Safaaradda Jamhuuriyadda Turkiga ee Muqdisho, ardayda Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif Soomaaliya ayaa ku luuqeeyay heesaha calanka qaranka Soomaaliya iyo Turkiga.
Munaasabaddan gaarka ah waxay ahayd mid lagu muujinayay saaxiibtinimada, walaaltinimada iyo qiyamka ay wadaagaan labada dal.
⸻
At the 29 October Republic Day reception hosted by the Embassy of the Republic of Türkiye in Mogadishu, students of International Maarif Schools of Somalia performed the national anthems of Somalia and Türkiye.
This special moment was a beautiful reflection of the friendship, brotherhood, and shared values between the two countries.
⸻
T.C. Mogadişu Büyükelçiliğimizin ev sahipliğinde gerçekleştirilen 29 Ekim Cumhuriyet Bayramı resepsiyonunda, Somali Uluslararası Maarif Okulları öğrencileri Somali ve Türkiye milli marşlarını seslendirdi.
Bu özel an, iki ülke arasındaki dostluğun, kardeşliğin ve ortak değerlerin en güzel yansıması oldu.
#TMFSomalia #RepublicDay
#29October #SomaliaTürkiyeFriendship
TMF Somalia retweeted
Cumhuriyetimizin 103. yılını gururla karşılıyor, bize bıraktığı eğitim mirasını dünyanın dört bir yanındaki çocuklarımızla buluşturmanın ve geleceği birlikte inşa etmenin mutluluğunu yaşıyoruz.
#29Ekim Cumhuriyet Bayramımız kutlu olsun! 🇹🇷
📚Dugsiyada Maarif waxa ay qof walba u rajeynayaan toddobaad farxad leh.
📚 Wishing everyone a great week from Maarif Schools.
📚 Maarif Okulları'ndan herkese harika bir hafta dileriz.
#TurkishMaarifSchools
#Mogadishu #Somalia
#Education
#KM4 #Benadir
🇹🇷🎉 Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif Soomaaliya waxay u dabaaldegayaan sannad-guurada 10-aad ee aasaaska Hay’adda Waxbarashada Turkiga ee Maarif!
Hay’adda Waxbarashada Turkiga ee Maarif ayaa si sharaf leh u xustay sannad-guuradii 10-aad ee aasaaskeeda, iyadoo munaasabad heer sare ah lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Ankara, dalka Turkiga, 15-kii Oktoobar 2026.
Waxaan aad ugu faraxsanayn inaan aragno Macallin Ismail Ibrahim Isak, oo ka mid ah macallimiinta luqada Turkiga ee dadaalka badan ku bixiyay Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif Soomaaliya, oo ka qaybgalaya munaasabaddan qiimaha badan, taas oo lagu aqoonsaday guushiisa.
👏 Hambalyo Macallin Ismail aqoonsigan gaarka ah iyo sida uu bulshada dugsigeenna ugu matalay munaasabaddan taariikhiga ah!
🇹🇷 Toban sano oo waxbarasho heer sare ah , iskaashi caalami ah iyo guulo dhiirrigelin leh ah.
🇹🇷🎉 International Maarif Schools of Somalia | Celebrating 10 Years of the Turkish Maarif Foundation!
The Turkish Maarif Foundation proudly celebrated its 10th anniversary with a prestigious ceremony at the Presidential Complex in Ankara, Türkiye, on 15 October 2026.
We were proud to see Mr. Ismail Ibrahim Isak, one of our dedicated Turkish teachers at International Maarif Schools of Somalia, participate in this memorable occasion in recognition of his achievement.
👏 Congratulations to Mr. Ismail on this special recognition and for representing our school community on this historic occasion!
🇹🇷 A decade of educational excellence, international cooperation, and inspiring achievements.
#TurkishMaarifFoundation
#Maarif10Years
#TMFSomalia
🇹🇷🎉 Waxaan u dabaaldegaynaa 10-guurada Aasaaska Hay’adda Turkish Maarif Foundation!
Munaasabadda 10-guuradayada awgeed, waxaan u dabaaldegney toban sano oo guulo waxbarasho ah, annagoo ay nala joogaan wakiillo ka kala socda dalal kala duwan iyo arday ka yimid daafaha dunida, waxaana sharaf iyo abaalmarin ku maamuusnay dadaallada heerka sare ah, annagoo bixinayna "Abaalmarinnada Maarif" (Maarif Awards).
Ka dib 10 sano oo aan si daacadnimo ah ugu hurnay nafteena dhanka waxbarashada, waxaan weli ku taaganahay waddada aan ku higsanayno yoolal cusub iyo guulo ka sii waaweyn!
🇹🇷🎉 Celebrating 10 Years of the Turkish Maarif Foundation!
On the occasion of our 10th anniversary, we celebrated a decade of educational achievements with representatives from different countries and students from around the world, honoring excellence through the Maarif Awards.
After 10 years of dedication to education, we continue to pursue new goals and greater achievements!
#Maarif10Years #TurkishMaarifFoundation #TMFSomalia #EducationForTheFuture
6
322
🇹🇷🎉 Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif Soomaaliya waxay u dabaaldegayaan sannad-guurada 10-aad ee aasaaska Hay’adda Waxbarashada Turkiga ee Maarif!
Hay’adda Waxbarashada Turkiga ee Maarif ayaa si sharaf leh u xustay sannad-guuradii 10-aad ee aasaaskeeda, iyadoo munaasabad heer sare ah lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada ee magaalada Ankara, dalka Turkiga, 15-kii Oktoobar 2026.
Waxaan aad ugu faraxsanayn inaan aragno Macallin Ismail Ibrahim Isak, oo ka mid ah macallimiinta luqada Turkiga ee dadaalka badan ku bixiyay Dugsiyada Caalamiga ah ee Maarif Soomaaliya, oo ka qaybgalaya munaasabaddan qiimaha badan, taas oo lagu aqoonsaday guushiisa.
👏 Hambalyo Macallin Ismail aqoonsigan gaarka ah iyo sida uu bulshada dugsigeenna ugu matalay munaasabaddan taariikhiga ah!
🇹🇷 Toban sano oo waxbarasho heer sare ah , iskaashi caalami ah iyo guulo dhiirrigelin leh ah.
🇹🇷🎉 International Maarif Schools of Somalia | Celebrating 10 Years of the Turkish Maarif Foundation!
The Turkish Maarif Foundation proudly celebrated its 10th anniversary with a prestigious ceremony at the Presidential Complex in Ankara, Türkiye, on 15 October 2026.
We were proud to see Mr. Ismail Ibrahim Isak, one of our dedicated Turkish teachers at International Maarif Schools of Somalia, participate in this memorable occasion in recognition of his achievement.
👏 Congratulations to Mr. Ismail on this special recognition and for representing our school community on this historic occasion!
🇹🇷 A decade of educational excellence, international cooperation, and inspiring achievements.
#TurkishMaarifFoundation
#Maarif10Years
#TMFSomalia


































































