Naima Ahmed (@naimaahned) header
Naima Ahmed (@naimaahned) profile picture

Motivating girl. Graduated @university of somalia, public administration. love, reading, happiness, travel, tourism, smelling flowers, helping the poor,

mogdisho
Joined June 2020
Photo by Naima Ahmed (@naimaahned)Photo by Naima Ahmed (@naimaahned)Photo by Naima Ahmed (@naimaahned)Photo by Naima Ahmed (@naimaahned)Photo by Naima Ahmed (@naimaahned)Photo by Naima Ahmed (@naimaahned)Photo by Naima Ahmed (@naimaahned)Photo by Naima Ahmed (@naimaahned)Photo by Naima Ahmed (@naimaahned)Photo by Naima Ahmed (@naimaahned)
Sheikh mustafe xaaji ❤️
35
57
5
578
54,195
Ramadan Mubarak ☪️ dadkeyga
46
20
2
561
12,752
Markaad barato saad uxukumi laheed caqligaga qofna ma xukumi kro noloshaada.
1
1
18
1,849
*Waxaan kuu jeclaaday sidii dulmane in badan ku taamayay, Goorta ay noloshu u xaqsoorayso, Markii ay adiga igu kaa abaalisayna,Afartayda lixaadba waan isugu kaa geeyey, balse Far & Suul dhexdood ayaad ka baxday.* ~Xigasho Buugga Filofoobiya. (Aadan Sahan)
2
1
21
2,546
Sensitive Data is Personal Property. Protecting it is a legal and ethical duty. Prevent: • Breaches • Unauthorized sharing • Misuse of personal information DPA ensures security, privacy, and trust for Somali citizens. #DataSecure #SafeSociety #DPA_SOMALIA
2
7
1,727
Naima Ahmed retweeted
Hampalyo walashay boqraney gurigaga ilahay haku barakeyo ❤️💍
2
2
17
2,514
Naima Ahmed retweeted
Guur kheyr qaba
1
1
7
1,553
Forever 💍
19
7
4
300
23,162
Ma gaboobo caashaqu Mana guuro waligii Hadaan gelin Ku caasiyay Garabkaaga maan jarin...❤️
8
30
2,303
> "Aadanuhu wuxuu raadinayaa macnaha nolosha, laakiin nolosha ayaa ka raadinaysa macno aadanaha."🖤💗
2
3
35
2,640
Sirtu waligeed kuma dhex jirin erayada aad tidhaahdo...sirta ayaa ku jirta ruuxa aad u sheegto markaad qalbigaaga ka hadlayso.
1
4
15
1,899
Dayaxa habeenkii waa wehel aamusan, iftiinkiisuna wuxuu la hadlaa qalbiga. Xeebta iyo book isku hel🔥
2
1
21
1,955
Dayaxii oo dayax ka dambeyo ❤️‍🔥
35
5
289
13,738
Independence Days 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
3
9
50
2,732
Naima Ahmed retweeted
Qarax iyo qax waxa badaley qurux iyo Qaran🇸🇴❤️✊ #Somalia
1
3
2
15
1,825
Nabaddan iyo Nimcaddan alle ha inoo siyaadiyo 🇸🇴🇸🇴
6
1,407
Hamplyo 1da luulyo
5
1,188
Waxaa la dhahay: Dumarka aad ayay u farxad badan yihiin, gaar ahaan marka ay wax kala dhexeeyaan Ragga aanan quruxda badneyn ama soo jiidashada lahayn. Bal kawarama arrinkaas? 😆 😊
4
4
22
2,004
Mararka qaar dhadhanka aad ka helayso in aad fahanto fekrad aad 20meeyo sano si khaldan u sidatay ayaa kun jeer ka macaan ka aad ka helaysay fekraddaas markasta oo aad ku dhaqanto.
7
13
1,356