hanad gazz (@hanadgazz) header
hanad gazz (@hanadgazz) profile picture

🇸🇴SOOMAALI HESHIIS AH DUNIDANA HESHIIS LA AH 🇸🇴💪

Kampala, Uganda
Joined October 2017
Photo by hanad gazz (@hanadgazz)Photo by hanad gazz (@hanadgazz)Photo by hanad gazz (@hanadgazz)Photo by hanad gazz (@hanadgazz)Photo by hanad gazz (@hanadgazz)Photo by hanad gazz (@hanadgazz)Photo by hanad gazz (@hanadgazz)Photo by hanad gazz (@hanadgazz)Photo by hanad gazz (@hanadgazz)Photo by hanad gazz (@hanadgazz)
🇸🇴SOOMAALI HESHIIS AH DUNIDANA HESHIIS LA AH 🇸🇴💪
2
حفظ الله الصومال من كل شر ومكروه
110
298
13
2,550
36,660
Congratulations to H.E. @ymahmoudali on his election as Chairperson of the AU Commission & thanks H.E. Moussa Faki for his exemplary leadership. We recognise H.E. Raila Odinga for his dedication to regional cooperation. Somalia stands with the AU for a united & prosperous Africa.
154
326
33
2,085
116,721
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka ayaa garay deegaanka Waragaadhi ee gobolka Shabeelaha dhexe. Madaxweynaha ayaa Saraakiisha hoggaamisa ciidamada Xoogga dalka ee deegaanka ku sugan ka dhegeystay warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray argagixisada, warbixinta ciidamada ay hoggaamiyaan iyo qorshaha waqtiga kooban ee Khawaarijta looga xoreynayo deegaanada haray.
44
68
6
354
26,363
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka Soomaaliyeed iyo halyeeyadii naftooda u huray xornimada, qarannimada iyo midnimada dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Dhagax-tuur ee magaalada Muqdisho.
32
83
6
332
20,189
H.E Prime Minister @HamzaAbdiBarre, who is on a working visit in Nairobi, was warmly welcomed by Kenyan Deputy President H.E Rigathi Gachagua at the Official Residence in Karen, #Nairobi, on Tuesday. The two leaders discussed bilateral relations and further deepening cooperation. Important steps were taken toward stronger ties mutually beneficial to the two nations.
2
20
1
70
6,564
Xubnaha ku matalayey Dawladda Soomaaliya wadahadalka iskaashiga dalkeena iyo dalka Kenya oo shaqo wanaagsan qabtay, si wanaagsanna dalka u mataley.. Mahadsanidiin
7
11
3
74
3,574
⚡ RODRYG⚽L ⚡ #UCL | @RodrygoGoes
46
471
32
5,909
188,941
Madaxweyne @HassanSMohamud oo safar shaqo ku jooga dalka Sacuudiga ayaa maanta booqday Masjidka Nebiga (CSW) ee magaalada Barakaysan ee Madiina Al-munawara. Madaxweynaha oo salaaddaha ku oogay Masjidka Rasuulka NNKH, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu duceeyay amni iyo horumar.
86
74
25
520
51,247
hanad gazz retweeted
Hambalyo & Mahadcelin
122
79
18
819
67,161
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Nuqulka Rasmiga ah ee Wax-ka beddelka cutubyada 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad ee Dastuurka JFS, oo ay shalay cod Aqlabiyad leh ku ansixiyeen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka FS.
114
113
29
576
45,537
Tareenkii dhaqaaq dadka iyo dalka Soomaliyeed guul taarikhaya ayay gaadheen saaka, Madaxweyne Hassan nafhurnimo iyo dedaal waad muujisay dalka iyo dadkuna abaal ayuu kaga hayaa Mahadsanid Madaxweyne.
81
48
8
465
29,266
Maanta waa maalin taariikhi ah, waxaa kulankeeni wadajirka ah ee Labada Aqal ee BJFS ku ansixinay Cutubyada 1-aad ilaa 4-aad ee Dastuurka JFS, waxaan u mahadcelinayaa Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlaamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, 1/2
40
25
3
182
16,101
Madaxweynaha JFS mudane @HassanSMohamud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo ay ka soo shaqeeyeen Labada Guddi ee dib u eegsita Dastuurka.
99
81
30
461
52,973
Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu la yeeshay madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Recep Dayyip Erdogan ayaa looga wada hadlay xiriirka walaalnimo ee labada dal, heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, dagaalka dowlada ay kula jirto argagixisada iyo muhiimada Soomaaliya u leedahay xasiloonada gobolka gees ka Afrika.
45
83
6
477
31,857
President @HassanSMohamud met with President @RTErdogan of the brotherly Republic of Türkiye. They discussed further enhancing the Somalia-Türkiye strategic partnership in all sectors, including the recent cooperation agreements and other regional and global issues of mutual interest.
56
114
13
553
33,663
hanad gazz retweeted
This video shows how NISA is committed to eliminating terrorists with the support of international security partners. Based on prior intelligence and surveillance, air and ground offensives targeted terrorists, resulting in the killing of scores and the destruction of bases.
51
61
15
507
52,155
I signed the ratified Defense and Economic Cooperation Agreement between the Federal Republic of Somalia and the Republic of Türkiye. This historic agreement, passed by the House of the People of our Federal Parliament, marks a new chapter in our nation's journey towards a secure and prosperous future. The agreement embodies a shared commitment to combating all forms of illegal activities and will enable us to build a capable naval force essential for our maritime security. The pact will also bolster our blue economy, develop crucial economic sectors, and create opportunities for our people and the region. We are deeply grateful to the brotherly Republic of Türkiye for their unwavering and timely support and commitment to peace, stability, and prosperity in the region.
393
309
106
1,539
220,498
RT @TheVillaSomalia: In a press conference upon his departure from Addis Ababa, President Hassan Sheikh Mohamud strongly condemned the Ethi…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya xaaladda amni ee caasimadda dalka ayaa caawa booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga magaalada Muqdisho, isaga oo waqti la qaatay muwaadiniinta ku sugnaa goobahaasi.
77
89
17
413
122,074
hanad gazz retweeted
Ciidanka @HSNQ_NISA ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo loo heysto dilka Xaaskiisii Luul Cabdicasiis, eedeysanaha oo ay ciidanka NISA ku raad joogeen ayaa laga soo qabtay deegaanka Gabdaale oo hoos taga magaalada Hobyo.
105
80
23
604
59,407