
Deputy Director General @Mportauthority
Somalia
Joined February 2010
- Tweets72
- Following352
- Followers337
- Likes130
Ismail Aw-musse retweeted
Maamulka Dekedda Muqdisho oo ka qaybgalay Shirka Arrimaha Badaha ee WMU 2026
Malmö, Sweden, 31 Agoosto 2026 —Maamulka Dekedda Muqdisho (MPA) ayaa ka qaybgalay Shirka Arrimaha Badaha ee Jaamacadda Badaha Adduunka (WMU) ee 2026, kaas oo magaalada Malmö ee dalka Sweden lagu qabtay 26–28 Agoosto 2026.
Shirka oo halku-dhiggiisu ahaa “Isbeddelka Wax-ku-oolka ah ee Gaadiidka Badda: Yaraynta Qiiqa Kaarboonka, Casriyeynta Dijitaalka ah iyo Hagidda Maraakiibta ee Badweynta Arctic,” ayaa isu keenay khubaro caalami ah oo ku takhasusay arrimaha badaha, siyaasad-dejiyayaal iyo daneeyayaasha warshadaha maraakiibta. Ka qaybgalayaashu waxay isku dhaafsadeen aqoon iyo aragtiyo ku saabsan horumarrada muhiimka ah ee qaabaynaya mustaqbalka waaxda badaha ee caalamka.
Wefdiga Maamulka Dekedda Muqdisho waxaa hoggaaminayey Maareeye Ku-xigeenka Dekkada, Mudane @aumusse.
Ka qaybgalka Maamulka Dekedda Muqdisho ee madashan caalamiga ah wuxuu muujinayaa sida ay uga go’an tahay xoojinta aqoon-is-weydaarsiga, la socodka isbeddellada ka jira waaxda badaha ee dunida iyo in dekedda Muqdisho loo soo bandhigo bahda caalamiga ah ee badaha iyo maraakiibta.
Dadaalladani waxay gacan ka geysanayaan horumarinta waarta iyo u-diyaargarowga mustaqbalka ee dekedaha iyo guud ahaan waaxda badaha Soomaaliya.
Ismail Aw-musse retweeted
The Director General of Mogadishu Port, H.E. @AmbAmerico, was part of the official delegation led by the Minister of @MoPMTSomalia, H.E. @Amohamednur and witnessed the signing of a bilateral cooperation agreement with his counterpart from the Kingdom of Saudi Arabia, H.E. @SalehAlJasser.
The agreement, which focuses on maritime transport and port development, represents a significant step toward enhancing strategic cooperation, advancing shared interests, and strengthening the longstanding brotherly relations between the Federal Republic of Somalia and the Kingdom of Saudi Arabia.
1/2
@aumusse @abdallahKarshe @DrAliHaji
Ismail Aw-musse retweeted
Maamulka iyo Shaqaalaha Dekedda Muqdisho waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Guddoomiyaha Naadiga Dekedda, Mudane Yaxye Maxamed Sheekh, oo ay hooyadiis Marxuumad Madina Mahdi Maxamed ku geeriyootay magaalada Muqdisho.
Waxaan Alle uga baryeynaa in uu dhammaan ehelka iyo qaraabada samir iyo iimaan ka siiyo, marxuumaddana uu ku mannaysto Jannatul Fardowsa. Aamiin.
@AmbAmerico @aumusse @abdallahKarshe @DrAliHaji
Ismail Aw-musse retweeted
Ramadaan Mubaarak dhammaan ummadda islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed. Waxaan Alle ka baryeynaa inuu ina waafajiyo kheyrka, barakooyinka, iyo naxariista Bishaan Barakeysan. Aan ka faa’iidaysanno fursadda bishaan si aan u xoojinno cibaadada, samafalka, iyo midnimada bulshadeena.
@AmbAmerico @aumusse @abdallahKarshe @DrAliHaji
Ismail Aw-musse retweeted
The Deputy Director of Mogadishu Port Dr @DrAliHaji participated in the Somalia–Kenya and Diaspora Trade Week Exhibition held in Nairobi.
The forum focused on advancing bilateral trade, promoting investment opportunities, and strengthening economic cooperation between the two nations. The event was officially inaugurated by Somalia’s Minister of Commerce and Industry, Amb. Gamal M. Hassan.
The Port of Mogadishu remains a cornerstone of Somalia’s economic development and a strategic gateway for regional trade.
@AmbAmerico @aumusse @abdallahKarshe
Ismail Aw-musse retweeted
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Admiraallada, Saraakiisha, Saraakiil xigeennada, Alifleydada, Dableyda, iyo qoysaskooda ee Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha XDS, munaasabadda sanad-guuradii 61-aad ee ka soo wareegtay aasaaskooda, anigoo ku ammaanaya doorkooda muhiimka ah ee ay ka qaataan difaaca badaha iyo xeebaha dalka. @MPortAuthority som – at Somalia
Ismail Aw-musse retweeted
The Management of @MPortAuthority conveys its warm congratulations & deep appreciation to all Admirals, Officers, Non-Commissioned Officers, Enlisted Personnel, and their families of the Somali National Army Navy and Coast Guard on the occasion of the 61st anniversary of their establishment, in recognition of their unwavering dedication and vital role in protecting the nation’s maritime domain and coastline.
@AmbAmerico @aumusse @abdallahKarshe @DrAliHaji
Ismail Aw-musse retweeted
Maanta waxaan xarunta Dekedda Muqdisho ku soo xiray tababar muddo socday oo loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalaha dekedda, kaas oo lagu barayay luuqadda dadka maqalka naafada ka ah suul dhabaale (Sign Language).
Ujeeddada tababarkan ayaa ahayd in la xoojiyo awoodda shaqaalaha si ay si toos ah oo hufan ula falgeli karaan dadka qaba baahiyaha gaarka ah, gaar ahaan dadka maqalka naafada ka ah ee adeegyada dekedda u yimaada.
Tallaabadan waxay muujineysaa dadaalka joogtada ah ee Dekedda Muqdisho ay ugu jirto horumarinta adeegyada, kor u qaadidda wacyiga shaqaalaha, iyo xaqiijinta in adeegyada dekeddu ay noqdaan kuwo loo siman yahay oo loo wada heli karo. @MPortAuthority – at Somalia
Ismail Aw-musse retweeted
Maareeyaha Dekedda Weyn ee Muqdisho, Mudane @AmbAmerico ayaa maanta xarunta dekedda ku soo xiray tababar muddo socday oo loo qabtay shaqaale ka tirsan dekedda, kaas oo lagu barayay luuqadda dadka maqalka naafada ka ah ( Sign Language ).
@aumusse @abdallahKarshe @DrAliHaji
Ismail Aw-musse retweeted
Guul taariikhi ah ayay u tahay Dekedda Muqdisho, iyadoo shirkadda MSC ay bilowday adeeggeedii ugu horreeyay ee tooska ah ee ka yimaada Colombo, Sri Lanka, kuna soo xeratay Dekedda Muqdisho. Tani waxay furtay cutub cusub oo la xiriira hawlaha xamuulka transit-ka ah.
Waa markii ugu horreysay ee Dekedda Muqdisho ay noqoto xarun dekadeed (hub port) oo lagu kala gudbiyo xamuulka, taasoo si weyn u xoojineysa doorka dekeddu ku leedahay isku xirka ganacsiga gobolka iyo kan caalamiga ah. @MPortAuthority – at Somalia
Ismail Aw-musse retweeted
Dekedda Muqdisho @MPortAuthority waxay maalin walba qabataa hawlo muhiim ah oo laf-dhabar u ah ganacsiga iyo dhaqaalaha dalka, iyadoo fududeysa soo dejinta, dhoofinta, iyo isku socodka badeecadaha ay bulshada iyo ganacsatadu ku tiirsan yihiin.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa shaqaalaha dekedda oo habeen iyo maalin u taagan gudashada waajibaadkooda, iyagoo door weyn ka qaata horumarinta adeegyada dekedda iyo kobcinta dhaqaalaha dalka. @MPortAuthority – at Somalia
Ismail Aw-musse retweeted
Mogadishu Port Authority records highest monthly performance in history.
Data from Jan 2026 confirms the port processed a record 21,650 TEUs and serviced 16 container vessels.
Somalia has also formally entered the era of transshipment. Following the launch of a direct Colombo-Mogadishu service, the port successfully executed its first transit operation, transferring cargo between MSC Silver II and MSC Malin II.
@MPortAuthority @AmbAmerico @abdallahKarshe @aumusse @DrAliHaji #Somalia #SONNA #Maritime #Logistics
Ismail Aw-musse retweeted
Mogadishu Port plays a vital role each day, serving as the backbone of the country’s trade and economy. #Somalia
@AmbAmerico @abdallahKarshe @DrAliHaji @aumusse
Ismail Aw-musse retweeted
A landmark achievement for @MPortAuthority as MSC launched its first direct service from Colombo, Sri Lanka, to Mogadishu. Opening a new chapter in transit cargo operations.
@AmbAmerico @abdallahKarshe @aumusse @DrAliHaji
Ismail Aw-musse retweeted
Bishii Janaayo 2026, Dekedda Muqdisho waxay diiwaangelisay rikoor cusub, iyadoo gaartay markii ugu sarreeya ee xamuulka konteenarrada bishii, oo gaaraya 21,650 TEU, laguna adeegay 16 markab konteenarro ah. Tani waxay noqotay waxqabadkii ugu sarreeyay ee billeed ee taariikhda dekedda, taasoo muujinaysa kalsoonida sii kordheysa ee shirkadaha maraakiibta caalamiga ah iyo horumarka ku yimid hufnaanta hawl-galka dekedda.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa shaqaalaha dekedda oo dadaal, daacadnimo iyo karti dheeraad ah muujiyay @MPortAuthority . – at Solihull, England
Ismail Aw-musse retweeted
In January, @MPortAuthority achieved a record-breaking performance, reflecting effective leadership by the new management and the collective efforts of a dedicated team.
@AmbAmerico @aumusse @abdallahKarshe @DrAliHaji
Ismail Aw-musse retweeted
Dekedda Muqdisho waa dekedda ugu isticmaalka badan Soomaaliya, lagana soo dejiyo cunto iyo agab aasaasi ah oo ay adeegsadaan bulshada, isla markaana wax laga dhoofiyo. Dekeddu waxay shaqo abuur u sameysaa in ka badan 12,000 shaqaale iyo muruqmaal.
Maamulka Dekedda Muqdisho waxaa ka go’an u adeegista bulshada, waxaana si buuxda loo hirgeliyay dejinta shixnadaha iyo gelista iyo bixista gaadiidka xamuulka 24/7.
Maamulka Dekedda Muqdisho @MPortAuthority wuxuu adkeynayaa ballanqaadkiisa ku aaddan fududeynta ganacsiga iyo hubinta in badeecadaha daruuriga ah si degdeg ah u gaaraan bulshada. – at Somalia
Ismail Aw-musse retweeted
The State Minister of @MoPMTSomalia H.E. Mohamed Abdulkadir Mohamed ( dhucle ) together with the Deputy Directors @DrAliHaji & @abdallahKarshe of @MPortAuthority, were honored to welcome a high-level European Union delegation led by Ambassador @francescaDM_EU to Mogadishu Port today.
The delegation included Ms. Myriam Ferran, Deputy Director-General for International Partnerships, Mr. Luca Miehe, Head of Cabinet to the EU Special Representative for the Horn of Africa, Mr. Jonas Jonsson, Head of Division for Eastern Africa and the Horn at the European External Action Service, Ms. Saffia Diop, Team Leader for the Horn of Africa, DG International Partnerships, & Ms. Caroline Adriaensen, Head of Cooperation, EU Somalia.
The visit featured productive discussions on the New Mogadishu Port project and the Government’s broader maritime vision.
@AmbAmerico @abdallahKarshe @aumusse @DrAliHaji
1/2
Ismail Aw-musse retweeted
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS @MoPMTSomalia, oo ay wehliyaan Maareeye ku-xigeennada @MPortAuthority ayaa maanta Dakedda Caasimadda ku qaabilay wafdi ay hoggaaminaysay Danjiraha Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya @EU_in_Somalia, Marwo @francescaDM_EU.
@AmbAmerico @abdallahKarshe @DrAliHaji @aumusse


























