To Israel:
To recognize Somaliland as a country, it is first necessary for you to be recognized as a country.
xitter.cf/FahadBinYasin/status/1β¦
Qoralka fahad yasin xaji, mahan mid la dhayal san karo, sabab too ah, waa nin sirdoon kii uu muddada ka shaqaynayay wali samayn ku leh, helina kara xog badan, walow ay ficnayd in uu noshego haddana waa xalado sirdon sida cadigaa.
FADLAN EEDDA IGA DULQAAD
Dowladaha xorta ah ee madaxa bannaan, marnaba ma aqbalaan in dalkooda loo adeegsado hardan dagaal oo aysan qayb ka ahayn.
Madaxda qaranka waxaan uga digaynaa iney ogolaadaan codsiga Dowladda Jabuuti ee ku dhisan culayska iga dulqaad, oo adiga eedda qaado.
Fariintan waxaa fahmaya Madaxda Qaranka, haddiise la fuliyo codsigaas ( Alle kama dhigee) ummadda Soomaaliyeed kolkaas bey wada fahmi doonaan waxaan ka hadlayo, mana doonayo inaan kasii hordhaco, anigoo rajo ka qaba inuu caqligu shaqeeyo.
26
Dowladnimada somaliya waa murayad, murayaddana qofka madow iyo kan cadba siday ahayen bay iskaga arkaan markasta, waana taa midda muhimka ka dhigayso dowladnimada somaliya in ay somalidu iska wada dhex aragto talo iyo teelaba lababada.
No more lama joojinayo orahda ah!!!
39
Qorsha tastuurka lagu socod siinayo, ayna ku kala aragti duwan yihiin mucaradka iyo muxaafidka,
Aakhirka meesha uu ku dhaman doono!
100%Ma tan Hassan bay noqon?πͺ
0%Mise tan mucaradka?π«΅
1 votes β’ Final results 50
Faysal cali warabe, curruurtii reer sheikh isxaaq buu ka dhunshay mustaqbalkii, siduu lafo beena udaba waday, hadda maxuu usoo dhigtay siyaasiyintii hawiye oo-uu rabaa in uu dhunsho.
Usheega dadka uu leyahay waa la mamulaa 18 ka gobal in ay dagan 9 ka mid ah, duqa waa hurdaa.
55
In all places and highways in the capital of Mogadishu, Somalia, there are protests against the MoU agreement between Ethiopia and Somaliland in Addis Ababa, which was a violation of Somalia's independence.
@SomaliPM
@TheVillaSomalia
@senator_farah
1
1
251
We must support and welcome OLF, FANO, TIGRAI, and so on, because Ethiopia welcomes Somaliland, which is part of Somalia, and wants recognition.
Because when your friend supports your enemy, Also must be support his enemy, your old friend because that is a reward.
@SomaliPM .
In Somalia, there are attempts against it, from neighboring and non-neighboring countries, and the reason is the lack of resources that are held accountable.
We must have a long view as a society and as a government.
Allaha u rahmado wasiirad Khadijo Mohamed Diriye, runtii Haldoor siyaasadeed bay u ahayd haweenka somaliya, sidoo kale waxay ahayd Siguud waayo arag siyaasadeed, waxan leenahay allaha qabrigeeda ha u nuuriyo.
23
Somali politician, it has already been registered, this displacement was preceded by another displacement, and therefore it is right for Israel to happen to you like this.
2
30


















