Pinned Tweet
MP Ahmed Shahaado’s discussion on #Jigjiga’s political role in Ethiopia’s Somali Region highlights several critical issues related to Somali clans living in the #Jijiga capital should participate equally in the politics of the local council.
#Jijiga #Jigjiga #SSTV
Sidee u aragtaa doodda uu Xildhibaan Axmed #Shahaado kaga hadlay doorka siyaasadeed ee magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida?
#Jijiga #Jigjiga #DDS #Ethiopia
1
546
Madaxweynaha Somalia Dr. Birmade Xasan Dalxureeye oo Maanta Dugsiga Tababarka ee Xananbuure Tababar ugu soo xidhay Cutubyo katirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Wariye Cali SSTV (Ali Ai) ayaa warkan inooga soo diray Dugsiga Tababarka ee Xananbuure Galguduud Somalia.
@HassanSMohamud #Somalia #Xananbuure #Galguduud #Galmudug #Cali_AI @SSTVSomali
Wariye Cali AI Caawa Birmadaha 2 Libaax ayuu ku dhuftay. youtu.be/42nKeqnmx8U?si=izck… via @YouTube
25
Laascaanood oo si ballaaran looga xusay sanadguurada 1-aad ee Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Laascaanood - 30.July.2026: Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa maanta oo ahayd 30 July 2026 lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu xusayay sanadguurada koowaad ee aas-aaska Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya.
Munaasabadda ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka, waxgarad, dhalinyaro iyo boqolaal shacab ah oo isugu soo baxay fagaarayaal kala duwan.
Dadka ka qaybgalay ayaa lulayay calanka maamulka WQS, halka goobta lagu soo bandhigay astaanta rasmiga ah ee maamulka iyo halku-dhegga "Shacab iyo Dawlad Midaysan."
Munaasabadda ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay bandhigyo kala jaad ah, sida Cutubyo kala duwan oo Ciidamada Maamulka Waqooyi Bari noocyada ay ka kooban yahiin ka socday iyo isu-soo-baxyo ay shacabku ku muujiyeen taageeradooda, iyadoo mas'uuliyiinta maamulku ay jeediyeen khudbado diiradda lagu saaray waxqabadka sanadkii ugu horreeyay, adkaynta maamulka, horumarinta adeegyada bulshada iyo xoojinta wadajirka shacabka Waqooyi Bari Somalia.
Xuskan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee ay Maamulka Waqooyi Bari qabsadaan iyagoo Aqoonsi maamul buuxa ka haysta Dowladda Federaalka Somalia ee fadhigeedu Muqdisho yahay, waxuuna ku soo beegmayaa iyadoo maamulku uu sheegay inuu sii wadi doono dadaallada lagu horumarinayo hay'adaha dowladnimo iyo amniga deegaannada uu maamulo.
@SSTVSomali
Maraykanka oo ka Falceliyay Calankooda ay ku Istaageen Askarta Somalia.
Dowladda Maraykanka ayaa si kulul uga hadashay Askartii Soomaaliyeed ee ku Istaagtay Calanka Dalkaasi Maraykanka.
Qoraal lagu daabacay Bogga Rasmiga ah ee Safaaradda Maraykanka ee Somalia ku leedahay Isgaadhsiintan X ee @US2SOMALIA ayaa lagu yiri sidan hoose.👇
Falalka ka dhanka ah Maraykanka waxay dhaawacaan xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya dalalkeenna.
Dawladda Maraykanku waxay Soomaaliya ku bixisay balaayiin doollar oo ka yimid canshuur-bixiyeyaasha Maraykanka si loogu taageero dalka Somalia.
Shacabka Maraykanku waxay muddo dheer si daacadnimo leh u taageerayeen dadaallada milatari ee lagula dagaallamayo ururrada argagixisada ee khatarta ku ah Amnigeenna, isla markaana sida toos ah u beegsada shacabka Soomaaliyeed.
Safaaradda Maraykanku waxay uga mahadcelinaysaa Dowladda Federaalka Soomaaliya jawaabtii deg-degga ahayd iyo tallaabooyinkii wax ku oolka ahaa ee ay qaaday kadib markii uu faafay muuqaal muujinayay xubno ka tirsan Ciidamada Ammaanka Soomaaliya oo ku kacayay fal lagu xaqirayay calanka Maraykanka.
Shakhsiyaadka falalkaas ku kacaya ee isku dayaya inay dhaawacaan xiriirka Soomaaliya iyo Maraykanka waxay waxyeello u geysanayaan shacabka Soomaaliyeed, waana in lala xisaabtamaa, iyadoo tallaabo sharci ah laga qaadayo.
69
SSTV retweeted
Anti-American acts harm our bilateral relationship. The United States has provided billions of taxpayer dollars in assistance to Somalia. Most notably, the good faith of the American people has long supported military action against terrorist organizations which threaten the United States and, most directly, target the Somali people. The U.S. Embassy appreciates the Federal Government of Somalia’s quick response and decisive actions following a video of individuals in the Somali Security Forces desecrating the American flag. Malfeasant actors who seek to tarnish Somalia’s relationship with the United States harm the Somali people and must continue to be held accountable.
A very warm welcome to Jigjiga, Referee Omar Abdulkadir Artan! 🇸🇴⚽🤝
We are delighted to welcome internationally respected Somali referee Omar Abdulkadir Artan, who is expected to arrive in Jigjiga, the capital of the Somali Region, tomorrow, Thursday.
Referee Omar Artan has been officially invited by the Somali Regional State Government to officiate Friday’s highly anticipated final of the Somali Regional Games, where Shabeelle and Siti regions will battle for the championship title. 🏆⚽
Your presence is a great honour and a source of pride for the Somali people. Welcome to Jigjiga, Referee Omar Artan — we look forward to an exciting and historic final! 💙👏
Kusoo dhawoow Caasimadda DDS ee Jigjiga, Walaal Garsoore Cumar Cabdulkadir Cartan! Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay imaanshahaaga caasimadda Deegaanka Soomaalida.
Jimcaha waxaa foodda is dari doona xulalka gobollada Shabeelle iyo Siti, kuwaas oo u tartamaya hanashada koobka Ciyaaraha Gobollada Deegaanka Soomaalida. Xukuumadda DDS ayaa Garsoore Cumar Cartan ku casuuntay inuu dhexdhexaadiyo kulankan kama dambaysta ah ee sida weyn loo wada sugayo.
Mar kale kusoo dhawoow dhulkaaga iyo dadkaaga, Garsoore Cumar Cartan. Jigjiga iyo guud ahaan Deegaanka Soomaalidu si diirran ayay kuu soo dhaweynayaan. 💙⚽🤝
Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdulkadir Cartan, ayaa lagu wadaa inuu maalinta berri oo Khamiis ah soo gaadho magaalada Jigjiga, Caasimadda Deegaanka Soomaalida.👇
web.facebook.com/share/p/1DB…
97
Madaxweynaha DDS Md. @Mustafe_M_Omer oo Magaalada Dhagaxbuur ee Xarunta Gobolka Jarar u jooga sidii uu halkaasi ugaga qayb gali lahaa Doorashada Berri subaxa lagu balansan yahay ayaa isaga Iyo Masuuliyiin kale oo Dowladdiisa katirsan waxay caawa ku dabshiteen oo ku caano cabbeen duleedka Magaalada Dhagaxbuur sida uu Madaxweynahu sheegay.
Berri Subaxii ayaa Guud ahaan Ethiopia Iyo gaar ahaan Magaalooyinka DDS ba looga dareeri doonaa Doorashada 7aad ee Itoobiya oo lagu soo dooran doono Xubnaha Baarlamaanka oo 2 Heer ah (heer federaal iyo heer deegaan).
Madaxweyne Mustafe oo barahiisa bulshada clipkan ku baahiyay ayaa yiri: "𝗗𝘂𝗹𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗴𝗮𝘅𝗯𝘂𝘂𝗿, 𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗞𝗮𝗴𝗮𝗺𝘂𝗱𝗵𝗮, 𝗼𝗼 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗮𝗮𝗻𝗼 𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂 𝗰𝗮𝘄𝗮𝘆𝗻𝗮𝘆 𝗰𝗮𝗮𝘄𝗮. 𝗘𝗲𝗯𝗼𝗼𝘄 𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮. 𝗗𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝗴𝗮𝗿𝗼𝗼𝘄𝗴𝗮 𝗗𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮 𝟳𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗗𝗮𝗹𝗸𝗮."
President @WilliamsRuto welcomes Heads of State at KICC for the official opening of the Africa Forward Summit.
President Ruto today welcomed Heads of State and senior delegates at the Kenyatta International Convention Centre (KICC) during the official opening ceremony of the Africa Forward Summit in Nairobi.
The summit brings together African leaders, policymakers, investors, and development partners to discuss the continent’s economic growth, regional cooperation, innovation, trade, and sustainable development. Leaders attending the event are expected to hold high-level discussions aimed at strengthening partnerships and accelerating Africa’s future development agenda............
Madaxweynaha Dalka Kenya William Samoei Ruto @WilliamsRuto ayaa maanta Madaxdii Dowladaha iyo wafdiyada sare ku soo dhoweeyay Xarunta Kenyatta International Convention Centre intii lagu guda jiray munaasabadda furitaanka rasmiga ah ee Shir-madaxeedka Africa Forward Summit ee ka socda magaalada Nairobi.
Shirkan ayaa isu keenaya hoggaamiyeyaasha Afrika, dejiyeyaasha siyaasadaha, maalgashadayaasha, iyo bah-wadaagta horumarinta si ay uga wada hadlaan koboca dhaqaalaha qaaradda, iskaashiga gobolka, hal-abuurka, ganacsiga, iyo horumar waara.
Madaxda ka qeyb galaysa munaasabadda ayaa la filayaa inay yeeshaan wada-hadallo heer sare ah oo diiradda lagu saarayo xoojinta iskaashiga iyo dardargelinta ajendaha horumarineed ee mustaqbalka Afrika.
193
Agaasimahii Hore ee Xafiiska Warbaahinta Madaxtooyada Villa Somalia Dowladdii Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo haatana ah mid kamid ah Daadiyaasha Barnaamij Saxaafadeedka Geed Fadhi Mudane Abdinur Mohamed Ahmed waxuu Waraysigan ama xogwarrankan kusoo bandhigay Xogo muhiim ah oo isugu jira kuwo Taariikheed Iyo kuwa hadda taagan ba.👇
youtu.be/hvTHwRtqP74?si=mP6u… via @YouTube
70
Ballamis Waraysi Agaasime Abdinur Mohamed Ahmed, Berri 6:00AM kala soco Boggaga Warbaahinta SSTV Inshaa Allaah.
1
19
Askari Ciidamada Koonfur Galbeed kamid ah oo Sheegay In Wiil Aadan Yabaal ka yimid oo Qori wata uusan Baydhabo kaga dhex Adkaan karin, sidoo kalana waxa ay Ahmed Madoobe iyo Siciid Deni Ogolaan waayeen uusan Laftagareen Ogolaan doonin Intuu noolyahay.
Muuqaalkani waxuu ka Turjumayaa meesha ay Marayso Xaraaradda ama Xamaasadda Shacabka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
@SSTVSomali
Wasiirka Dekadaha Iyo Gaadiidka Badda Somalia Abdikadir Mohamed Nur ayaa Caawa ku dhawaaqay Inay Berri Subax iiCiidamada DFS Magaalada Baydhabo Weerarayaan. youtube.com/watch?v=iuhxANwB…
Maleeshiyada Gurmadka Degdegga ah (RSF) ee Dalka Suudaan ee uu taageero Imaaraadku ayaa ugu dambayn Xabsiga dhigay dhowr qof, oo uu ku jiro Jeneraal Al-Faatix Cabdalla Idriis, oo sidoo kale loo yaqaan “Ciise Abu Lulu,” oo ahaa Arxan laawe Dadcun ah.
This quoted post is unavailable.
111
Eritrea oo si adag uga jawaabtay Hadalo kasoo yeedhay Dowladda Ethiopia ee Dekad raadiska ah.
This quoted post is unavailable.
16














