Noor Abdi (@NoorSstv) header
Noor Abdi (@NoorSstv) profile picture

Journalist, editor, and director of SSTV, I Create Somali News and Interviews. RTS Are Not Endorsements -

kenya
Joined September 2019
Photo by Noor Abdi (@NoorSstv)Photo by Noor Abdi (@NoorSstv)Photo by Noor Abdi (@NoorSstv)Photo by Noor Abdi (@NoorSstv)Photo by Noor Abdi (@NoorSstv)Photo by Noor Abdi (@NoorSstv)Photo by Noor Abdi (@NoorSstv)Photo by Noor Abdi (@NoorSstv)Photo by Noor Abdi (@NoorSstv)Photo by Noor Abdi (@NoorSstv)
Fanaankii waynaa ee Farxaan Xidig Iyo Hees Yar oo Bilaa Music ah.
1
2
22
4,519
DEG-DEG Magaalada Saylac oo Xalay dad shacab ah lagu dilay Iyo Xildhibaan Abiib oo ka hadlay. Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo kamid ah Baarlamaanka Jamhuriyadda Somaliland lagana soo doorto Gobolka Awdal ayaa si wayn u cambaareeyay Weerar dad shacab ah lagu dilay oo xalay ka dhacay Magaalada Saylac. Magaalada Saylac ayaa xalay habeenimo waxaa ka dhacay weerar dad shacab ah lagu dilay qaar kalana lagu dhaawacay. Saylac waxaa Muddooyinkii u dambeeyay si wayn ugu soo noqnoqonayay dilalka qabiilka, waxaana muuqata inaysan ilaa hadda Somaliland xal u helin dirirta labada Beelood ee Sanadkii hore ilaa sanadkan bilowgiisii ku dagaalamay Gobolada Awdal Iyo Salal. Qoraalka Xildhibaan Abiib ayaa sidan hoose u qornaa:👇 Waxa aan sida ugu adag u cambaaraynayaa weerarka gaadmada ah ee dableyda hubeysani xilliga habeenimada ah dadka shacabka ah ku laayeen magaalada Seylac. Waxa aan ugu horrayn tacsi u dirayaa ehelladii ay ka baxeen dadkii weerarkaa ku naf waayey, samir iyo iimaan saadiq ah Ilaahay ha idinka siiyo, inta dhaawacu kasoo gaadhayna Ilaahay ha u fududeeyo. Waa nasiib-darro weyn in xukuumadda iyo ciidanka qaranku ku filnaan waayeen sugidda amniga degaanka iyo nafaha shacabka. Weerarrada noocan ah ee soo noqnoqday waxa ay su'aal gelinayaan daacdnimada xukuumadda ee sugidda amaanka gobolka Awdal iyo Selel, waxay sida oo kale dhacdooyinka noocan ahi bar madow ku yihiin ciidanka qaranka, waxa ay fashilinayaan kartidooda iyo karaankooda, waxa kale oo ay dilayaan kalsoonida bulshadu ku qabto. Waxa meesha ka dhacay wax la sii eegan karo ma aha, haddii ay sii socdaan xasuuqyada noocan ahi waxay caddaynaysaa in aan dalka dowlad ka jirin. @SSTVSomali
287
💯
Ruqsadda lagala laabtay @GeedfadhiRadio waa mid siyaasadeysan ee maha wax la xiriira eedeymaha beenta ah ee lasoo xarxariiqay! youtu.be/LbsZRCrjTqU?si=1jZo…
270
Noor Abdi retweeted
Heavy fighting and #Ethiopian Air Force drone strikes intensified across Tigray's Badme front on November 20–21, forcing #Tigray Defense Forces (#TDF) to withdraw from strategic positions in Biara and Ade. #ENDF and allied Tigray Peace Forces reportedly captured three military vehicles, while artillery clashes continued around Senbel, Medebai and Zana.
3
6
1
31
3,815
Bal Umuurtan eegga
"Farmaajo go'aamadiisa wuu ku saxnaa lakiin qofka ayaa qaldanaa ayuu shirkii ugu horeeyay ee golaha wadatashiga ka yiri Xasan Sheekh iyadoo ay jogaan Saciid deni iyo Axmed madoobe" — Shariif Cabdi Nuur
3
3
15
5,832
It's true.
They came as partners, stayed as advisers, and quietly turned into owners.
1
243
تلفزيون صوماليلاند يبث أغنية تضرب في الصميم واقع الصومال المنهار منذ 1991 واعتماده على التسوّل والمنح، بينما تشيد بدور الإمارات وتُثني عليها🇦🇪❤️
44
74
8
444
17,738
Allaah S.W.T Ha U Naxariisto oo ha Janneeyo Marxuum Cali Cabdulaahi Cosoble, Madaxweynahii Hore ee Hirshabeele oo Geeriyooday. كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ
226
Ka Jawaab Su'aasha?
25
5
1
77
7,038
بطولات تاريخية يسطرها الدعم السريع في النيل الأزرق ويلحق هزيمة مخزية بجيش الأخوان الدواعش. تركوا مسيّراتهم وهربوا كالفئران.
9
15
2
90
4,094
😄😄😄 Alloow Alle
في يوم ونصف: يخرج الرئيس المنتهية صلاحيته ويخطب في الناس، ثم يعلن وزير وقف كل التعاون مع الإمارات، وتظهر فرقة تنشد ألحاناً وكلمات تحتاج أشهر بروفات، وإعلان حكومي بطلب مغادرة السفير، ومطوعهم يطلب إزالة اسم الشهيد المنصوري، وتظهر حسابات صومالية معادية تقارن الصومال بالإمارات كما فعل غيرهم في الديمقراطية والتاريخ والعظمة. معقولة كل هذا في يوم ونصف؟ 1- ما دام النتهي صلاحيته وربعة بهذه الكفاءة وسرعة الأداء، فلماذا الصومال بهذا الوضع السيئ؟ 2- إذا كان الأمر مخططاً له منذ فترة طويلة (وأنا مع هذا الرأي)، فمن خلف هذا التخطيط ضد الإمارات؟
317
Shacabka Somaliland cid ka Soomaalisani oo ka gobsanima jirto waana Xaqiiq dadka qaarkiis ku Kharaar.
4
5
1
44
4,239
Video showing emirati made Calidus MCAV-20, turkish made Ejder Yalçin, israeli made MDT David armored personnel carriers of the Chadian 🇹🇩 military.
5
1
43
2,150
Awo Abdikarin Duale, oo ah hooyo Soomaaliyeed oo 33 jir ah, ayaa la sheegay inay subaxnimadii hore ee maanta magaalada Savage ee gobolka Minnesota ku toogatay labadeeda carruur ah oo da'doodu kala ahayd 3 iyo 5 sano. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in aabbaha carruurta uu ka mid ahaa dadkii dhawaan laga masaafuriyey dalka Mareykanka. Sidoo kale, waxaa la sheegay in hooyadan ay dhowaan ka soo guurtay magaalada Mankato, una soo wareegtay magaalada Savage ee gobolka Minnesota. Waxaa qortay Shabakadda Xogmaal Media.
5
5
3,342
Sareeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed Taliyahii Hawlaha Gaarka ahna Taliye Kuxigeenkii Booliska Soomaaliyeed oo Iscasilay. General Cabdalla Cabdalla ayaa Qoraalkan hoose goordhawayd baahiyay.👇 Marka aad fahanto Inaad raacday train khaldan uga deg boosteejada kuugu dhow: Marka aad aragto caddaalad darro diid oo ka hor imow si uusan Dulmiga kuugu fogaan. Caddaaladda waa saldhiga dowladnimada , Hadii la waayo waxwalba waa isku dhexyaacaan, wax walba waa burburaan , waana Xaaladda aan maanta ku jirno . Rag caddaalad waayaa sida cowsha Kala yaac!!. Umad waxaa Kala dira , isku dira , Kala irdheeya Marka madaxda ka iishaan cadliga iyo Garsoorka . Xukunka waa Inuusan lahaanin Wiil iyo walaal ee waa Inuu lahaadaa oo kaliya Qowsaar ilaaliya nidaamkiisa. Hadii Xeerkii,sharcigii iyo qiyamkii masuuliyad ilaalisa loo waayo sidee Ayaan dowlad ku ahaan doonaa.. 18 sano oo aan Amniga ku dhexjiray, aqoon academy iyo khibradna aan ku shaqaynayay , ka hor aan Macalin Jaamacadeed ahaa ,Marka mid aan waligiis alif amni ama ciidan aan loo xariiqin, tababar basic ah Marin, inta darajo Xaafada adeerkiis kasoo qaato uu safka Kula lasoo galo bal qiyaas culayska ay leedahay , isla markaana ay tahay inay wada shaqeeyaan, weliba atoore baadiyaha talada looga danbeeyo , bal isweydii Halkee ayaa loowada qarankaan ?!. Hadii Marka madaxda la weydiiyo nooca caddaaladdaas , ay jwbtoodu noqoto hebel Ayaan ku dhibayaa ee ii dhaaf sidee qaran noogu dhismi karaa . Qaranka Lugaha uu ku istaagi karaa waa caddaalada oo kaliya , waa Inuu helaa qowsaarkiisa u shaqeeya uguna shaqeeya aqoon,karti iyo kafaa’o. Maanta Waxaan si Kama danbays ah uga harayaa tareen aan arkay inaan ahayn rakaab si qaldan iyo boos qaldan karaacay , tareen aan la aqoon Meesha uu susocdo iyo cidda wada. Ma jiro Qof naftiisa ku biimaynaya gaari darawalkiisu uusan wadista aqoon u lahayn.
1
3
916
Madaxwyne Hassan Sh Mohamoud ayaa horay u yiri: "Haddii aad beenaale tahay walba Xusuus badnoow"! hadda iyo dan Masuulka wareegtadan soo saaray ma Madaxweyne Cirroaa? ma Madaxwyne Siciid Deni baa? mise waa Madaxweyne Ahmed Islaam? Yaa Magaca Halyaygii Soomaaliyeed General Gordan badalay oo Magaca Col. Mohammed Mubarak Al-Mansori oo ahaa Sarkaal Imaaraati ah ku badalay? Xasan Sheekh ha inoo sheego.
22
15
79
9,114
🇪🇹 Free Somali oil and gas stolen by Ethiopia regime for the exclusive benefit Oromia. Vehicles in Nazret - the capital of Oromia wait there to collect this free oil from Somalia. It enters Moyale accompanied by armed guards or a full military contingent.
36
34
3
215
27,697
War Saxaafadeed ku saabsan Ruqsad kala noqoshada Warbaahinta Geedfadhi Radio. by @SSTVSomali
207