Musa Ahmed retweeted
The largest public demonstration to date is currently taking place in Doolow, with local residents joined by the District Commissioner of Doolow, Mohamed Hussein Abdi (Lafeey).
The protesters and the District Commissioner have accused the Somali government and Somalia’s international partners @MFATurkiye @TC_MogadisuBE of misusing weapons and military equipment provided to Somalia as part of international security assistance.
Commissioner Lafeey stated that the government had misrepresented the circumstances surrounding what happened in Doolow.
@US2SOMALIA @EU_in_Somalia @_AfricanUnion @UNSomalia @UN
Musa Ahmed retweeted
Call for Peaceful Demonstrations Across Somalia and the Diaspora
All Somalis in Gedo, Kismayo, every Federal Member State, and the wider diaspora should organise peaceful demonstrations over the reported Turkish involvement @TC_MogadisuBE in the Baidoa & Doolow airstrikes and the use of Turkish operated aircraft in Somalia’s internal political conflict.
The U.S. Somali diaspora should make this a central message during President @HassanSMohamud
visit to the United States, calling for transparency and accountability regarding Turkey’s military role in Somalia.
A foreign partner of Somalia should not be perceived as taking sides in Somalia’s political or clan conflicts.
@UNSomalia @UN @US2SOMALIA @_AfricanUnion @EU_in_Somalia @aussom_ @UNHumanRights
Musa Ahmed retweeted
Madaxweyne Deni oo caawo la hooyday bulsho weynta deg.Tawfiiq ee gobolka Mudug, si hoose na waxa ay madaxweynaha isku wareysteen bulshada qeybaheeda kala duwan.
Musa Ahmed retweeted
Tawfiiq: Amni La’aan, Horumar La’aan, Xaggee Xalku Ka Bilaabmaa?
Booqashada Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni uu ku tagay Degmada Tawfiiq, isaga oo ay weheliyaan xubno badan oo ka tirsan Golaha Wasiirrada, waxay fursad muhiim ah u ahayd in si toos ah loo qiimeeyo baahiyaha horumarineed iyo xaaladda amni ee degmada. Tawfiiq waxay ku taallaa xuduudda koonfureed ee Puntland, waxayna si toos ah xad ula leedahay Galmudug. Meesha ay ku taallo awgeed, degmada waxay leedahay muhiimad istiraatiiji ah, balse sidoo kale waxay u nugushahay colaadaha soo noqnoqda ee bulshada.
Caqabadda ugu weyn ee hortaagan horumarka Tawfiiq waa amni darrada, taas oo niyad jabisa hay’adaha horumarinta, ganacsatada iyo maalgashadayaasha, isla markaana sii xoojisa nuglaanta deegaanka. Xaaladdan amni-darrada ahna waxaa mararka qaarkood loo adeegsadaa hurinta colaado siyaasadaysan oo lagu carqaladeeyo mashaariicda horumarineed, laguna wiiqo kobaca dhaqaalaha degmada.
Hadalkii Madaxweyne Deni ee ahaa in laga fogaado “xasadka” wuxuu taabanayaa caqabad qoto dheer oo soo jirtay in badan. Tartanka la xiriira dhulka, saameynta siyaasadeed, kheyraadka iyo mashaariicda horumarineed wuxuu xuduudda degaan xuduudeedkan ka dhigay meel mar kasta u fudud in colaado laga huriyo. Xalka arrintani wuxuu u baahan yahay wax ka badan baaqyo nabadeed, wuxuu u baahan yahay in loo fikiro qaab amni oo la isku halayn karo oo joogto ah.
Saldhig amni oo firfircoon oo Puntland ka hirgeliso Tawfiiq wuxuu noqon karaa aasaaska sugidda xuduudda, ilaalinta bulshada iyo in laga yareeyo shacabka culayska ah inay iyagu si joogto ah isu ilaaliyaan ama dagaalo siyaasadeysan laga dhex abuuro. Marka amniga la helo, waxaa furmi kara fursadaha dhaqaale ee Tawfiiq, sida kobcinta wax soo saarka iyo dhoofinta xoolaha, iyo horumarinta dhaqaalaha badda, gaar ahaan kalluumaysiga iyo ganacsiyada la xiriira, kuwaas oo fursad u abuuri kara maalgashi ballaaran oo ay sameeyaan qurbajoogta Puntland iyo ganacsatada deegaanka.”
Ujeeddadu waa in amniga iyo horumarku isku xirmaan. Dowladda Puntland waa inay si buuxda u qaadato mas’uuliyadda sugidda amniga deegaanka, si bulshada looga yareeyo culayska joogtada ah ee ay iskood ugu maaraynayaan khataraha amni iyo colaadaha xuduudaha ka soo gudba ee siyaasadeysan. Tani waxay bulshada u abuuri lahayd fursad ay xoogga ku saaraan nolol maalmeedkooda, ganacsiga iyo maalgashiga, isla markaana Tawfiiq ugu jiheysan laheyd xasillooni, nabad iyo horumar la jaanqaadaya deegaannada kale ee Puntland.
Amniga Tawfiiq ma aha arrin ku kooban bulshada deegaanka, waa shuruud assassin I ah xasilloonida xuduudda, horumarka dhaqaalaha iyo amniga guud ee Puntland. Inkastoo aanu deegaanka ka jirin dhaqdhaqaaq argagixiso oo muuqda, haddana amni darrada iyo colaadaha beeluhu waxay abuuri karaan firaaq amni oo kooxaha xagjirka ahi ka faa’iidaysan karaan. Sidaas darteed, sugidda Tawfiiq waa tallaabo muhiim u ah ka hortagga khatarahaas iyo xaqiijinta horumar waara.
Danjire @m_amb Mohammed Ahmed Awil Wasiir, waxaan kugu bogaadinayaa gudashada waajibaadkaaga iyo dadaalka aad ugu jirto xoojinta xiriirka iyo isku xirka dowladda iyo shacabka reer Tawfiiq. Guuleyso. ✊🏿✊🏿✊🏿
Musa Ahmed retweeted
President Cumarey Cali Ahmed highlights a serious concern over foreign influence and subcontracted companies like @TC_MogadisuBE with @hsfsomalia illegally operating in South East State. Land acquisition and the destruction of historical and religious sites, including the burial places of revered Somali Holly sheikhs must be subject to community consent, legal oversight, and state monitoring.
Development and foreign investment must respect local land rights, cultural heritage, and the sovereignty of South East State.
@aussom_ @_AfricanUnion @UNSomalia @US2SOMALIA @UKinSomalia @EU_in_Somalia @TheVillaSomalia
Musa Ahmed retweeted
South East State (Koonfur Bari) diaspora pledges $1M to rebuild health & education services in liberated, underserved areas . @SouthEastState #KBS
@aussom_ @UNSomalia @US2SOMALIA @EU_in_Somalia @UKinSomalia @US2SOMALIA @TheVillaSomalia






