Hashim biidhe (@Hashim00098104) profile picture
Weston, Toronto
Joined February 2015
Photo by Hashim biidhe (@Hashim00098104)Photo by Hashim biidhe (@Hashim00098104)Photo by Hashim biidhe (@Hashim00098104)Photo by Hashim biidhe (@Hashim00098104)Photo by Hashim biidhe (@Hashim00098104)Photo by Hashim biidhe (@Hashim00098104)Photo by Hashim biidhe (@Hashim00098104)Photo by Hashim biidhe (@Hashim00098104)Photo by Hashim biidhe (@Hashim00098104)Photo by Hashim biidhe (@Hashim00098104)
Waxaa cajiib ah Cali Cosoble safiir in uu u balan qado farmajo uuna yiraahodo Kheeyre aa ka danbeyo burburka hirshabele somaligiiyoow
Hirshabele waxaa ka danbeeyay burburkeeda Farmajo iyo Goodax Somaligiiyoow
waxa ka socdo Somalia wax loo dul qaadan karo maaha Somaligiyoow
1
1
waa musharaxa kaliye een masaakiin iyo danyarta somaliyeed xaqooda cunin guul guul cadbihamid farah
1
2
waa markii ugu horeeysa ee musharax aan baahi u qabin xoolaha umada soo istaago guul cabdixamiid in sha allah
1
Musharax abdihamiid Farah Hirsiburane 2016ka wixii ka dambeeyo in uu ka suulo musuq maasuq umada somaliyeed
wadani la hubo in uu dad iyo dalba wax u qabanaayo in sha Allah somaliyeey waa Cabdixamiid Farax Xirsiburane
1
Obama na maba oga carrurta somaliyeed ee ku la'ayay bada iyo tahriibka Cabdixamiidna carrurtii ayuu uga soo tagay
2
2
Cabdixamiid Hirsiburane waa ninka kaliya ee maanta umada somaliyeed iyo dalkaba bad baadin karo in sha allah somaliy
1
1
2
Karanloow su'aal xildhibaan kasto oo kiinaa wuxuu leeyahay kursigaa waa iibsaday su'aasha waa yeey ka iibsadeen?
Allah umadiisa ma dayaco waxaa musharax madaxweeyne u soo istaagay 2016 ka Abdihamid farah hirsiburane allah guul
2
2
Wardhiigleey wasaarad waayey inta kale wakaalad waayey
Danta G/dhexe Ayaa Ku Jirto Danjire diinaari waa maslaxo iyo horumar isla socdo in sha allah
1
3
Waa ninka Kaliya ee soo celinkaro is aaminka iyo isla shaqeeynaa G/dhexe oo Daacad nimo ku jirto
1
1
Doorta diinaari Waa daacada kaliya ee wadanka maanta
1
Qabiil waana dilooday oo waana dayacay ee doorta diinaari mudug IYO G/dhexoow
1
2
Af keeyga Hooyo Iyo umadeeydaba waan jeclahay
1
Hashim biidhe retweeted
"@SomaliPM I visited the victims of the bombing & thanked Dr GENÇOGLU and his medical staff for their excellent work.
3
1