Ali Saahid (@Alisaahid) header
Ali Saahid (@Alisaahid) profile picture
Joined March 2021
Dhulkii Quruxda Badnaa ee Joore Badhaadhe ! ilaa iyo Baardheere Gedo Dhulku waa sidaa Jubaland 📸 Halkay laabtu Jeceshahay JL
2
8
1
22
1,038
Maxaa wax badan Socdaa
By early 2025, the US 🇺🇸 set up a new drone base at Kismayo Airport in Somalia’s Jubaland 🇸🇴, with satellite imagery confirms MQ-9 Reapers were deployed there. AFRICOM acknowledged at least 28 airstrikes in Jubaland from Jan 2025 to Nov 2026, up from at least 4 before 2025.
1
257
Wananka uu isku Furan doono waa kuwee?
111
“Talo waa mar aad garan weydo iyo mar aad gaari weydo”. Fiicnaan lahaydaa in talada aan garanno, aysanna gacanteenna ka bixin.
#DEGDEG: Ilo diblomaasiyadeed oo xog ogaal u ah kulankii Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa kusoo dhammaaday isfaham. Madaxweyne Xasan ayaa aqbalay gogol uu garwadeen ka yahay Museveni oo la isugu keeno dhammaan kooxaha mucaaradka ah, wuxuuna ka tanaasulsy dhammaan ajandihiisii keli-doorasho. Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu codsaday in wadahadalka Soomaalidu ka dhaco magaalada Muqdisho. Yoweri Museveni ayaa sida ay wararku tilmaamayaan aqbalay inuu usoo safro Muqdisho, waxaana la isla meel dhigay in la guda galo farsamada gogoshan. Sida xoguhu tilmaamayaan Madaxweynaha waqtigiisii dhammaaday ayaa ku deddaalaya in wadaxaajoodka siyaasadeed iyo dib u heshiisnta dhinacyada dagaallamaya aan la isku xidhin.
1
1
6
845
President Museven teaching us new ways of boarding the plane. Hello mucaaradkoow isa sii habeeya⏰
297
Hada kuwa badan ayaa aminsan Fikirkaan Somalia intaas ayay akhirka u burburi dontaa waana hubaal 💯💯
"Farmaajo go'aamadiisa wuu ku saxnaa lakiin qofka ayaa qaldanaa ayuu shirkii ugu horeeyay ee golaha wadatashiga ka yiri Xasan Sheekh iyadoo ay jogaan Saciid deni iyo Axmed madoobe" — Shariif Cabdi Nuur
1
167
Ali Saahid retweeted
Revoking @GeedfadhiRadio’s license is a lawless violation of our Constitution, press independence, and freedom of expression—carried out by @HassanSMohamud, whose mandate has expired.
1
5
3
443
In badan waan akhriyay Jubaland koonfur la tariikh ma aha 1925_1924 ayaan ba Somalia khariidadeeda England Italy nagu sasabatay !
2
2
2
7
2,100
Ninkii @GKuliKuli ahaa dad badan waa u gooyay😂
1
228
Doorashada marka dhexda la dhigo sow ma ahayn marka ay imanayso qaabkee ayaan ka yeelayna? Nocee Maxaa hada keenaya iyadoon ba la gaarin in dhexda la dhigo qiilka xasan loo samaynayo ee ah mucaaradka isku ajenda ma aha Waa Dood teamka xasan u abuureen Garabka hoos kala socda
168
Go,anka shuruuda Damaanada beesha Caalamka haday ka baxaan madasha muqdisho way waynayaan Puntland iyo Jubaland xasana wuu ka dhaansanayaa Halkaa ayaa ah Dabinka Labada maamul PunJub u wada dhigeen xasan iyo Madasha qaybta dhuumata😂 iyagaa is cadaynaya
147
Muqdisho: Mucaaridka ayaa diidey wada-hadal ay la furaan Villa-Somalia, ilaa la helo dhexdhexaadin caalami ah🎯
117
Arbaqarso Afmadow is a traditional war dance that was played in preparation for battle
الوضع في الصومال الان بعد طرد السفير الاماراتي شعارهم شكراً للسعودية 🇸🇦 🇸🇴
1
1
3
667
Danta Somalia iyo Talada Jubaland u soo jeedisay Beesha calamka iyo Siyaasiyiinta Somalida Madaxwenaha Jubaland @PresidentMadobe
3
1
3
294
Reer Jubaland waxay dhigi karaan Gogol Somaliyeed MD axmed
3
213
Madaxweynaha Jubaland ayaa hadal ka jeediayay munaasabada xarig jarka Dhismaha Dekada Kismaayo ee Shirkada Abu Dhabi Ports ku samaysay, waxuuna ka hadlay xaalada Somalia ku jirto gaar ahaan arimaha Siyaasada @DekBinanle @PhiloSomalia
2
4
2
15
1,709
Nagu kala wada shekada dhan video gaan so afjaray 🛌 @Ramadan70530344 @ugastoxow @AliSamattar @aliade34120
1
419
Ali Saahid retweeted
1026 sano kadib 2026 Gabay- gaa kuwii Sayidku utirinayey ee gumaystihii Ingiriis🇬🇧la'socday maantana Yuhuud & cadowga Soomaaliday la'socdaan,cajiib. kuwii gumaysi diidka iyo diin jacaylka ahana wali waa sidii. kuwa diinta hoyga unoqdiyo hanad shirshooraale" 📍@NortheasternWB
5
13
3
59
4,818
Madaxweynaha Jubaland, ayaa xarigga ka jaray dhismayaal cusub oo laga hirgeliyay Dekedda Kismaayo, kuwaas oo qayb ka ah wajiga koowaad ee dib u dhiska dekedda. Mashaariicdan waxaa iska kaashaday Dowladda Jubaland iyo shirkadda #Abu_Dhabi #Ports_Group #AD_Ports_Group
1
2
8
498
Honored to welcome and spend time with H.E. Ambassador Mohamed Abdi Afey—a dedicated diplomat who has contributed greatly to Somalia’s state-building. Catch the launch of his new book, “Baadigoobkii Nabadda ee Geeska Afrika,” tonight in Minneapolis. Don’t miss out!
5
1
18
1,262