Dad, Husband, Journalist Studied Mass Media and financial Control. Interested in Peace and Good Governance.

Eu
Joined February 2020
Best For Travel🔥 Daaloo Tus helayoo.❤️
24
5,640
Dadku inay soo waayo arkaan Waa muhiim si aad ugu waranto. Suldaan @said_khayr Geedkii baan fadhiyaa Soo Nabad Gal insha allah. Beerahaagii iyo Dahabkaagii uun baaf ka Habsaamtee.🤣✍️✍️
14
6
1
22
2,502
Xaqiiqada Dagaalka Koonfur Galbeed🤣☝️. @Laftagareen @RTErdogan
5
4
2
24
1,125
Waxaa lay sheegay dad ayaaba magaca “Land of Punt” ku heystay reer PL 😀 Frankincense labada Gobol ku caan ahaa waa Bari iyo Sanaag (welibana deegaanka Warsangeli sii gaar dhankaas Laasqoray). Frankincense laga dhoofiyo Berbera waxa laga keenay jidhay gobolka Bari 😀
2
2
11
403
Al Samatar retweeted
Baydhabo encircled.👇🏻
1
4
11
651
Al Samatar retweeted
Baaritaanka ay qolada xagjirka ku wadaan xildhibaanad Ilhan Omar waa riyo aan guuleysan karin. Maxay ku haystaan? Waxay ku eedaynayaan in ay badashay sanadka ay dhalatay, waxay leeyihiin horay waxaa ugu qornayd in ay dhalatay 1981, hadana waxay ka dhigtay in ay dhalatay 1982. Waxay ku sababaynayaan in aysan dhalashada dalka la qaadan karin aabeheed hadii ay dhalatay 1981. Cadaymo ma heli karaan? Xiliga ay dhalatay Ilhan Omar ma diiwaangashana, majirto shahaado dhalasho, Somalia ma lahayn goob lagu kaydiyo xogta dhalashada muwaadinka. Arintaasna waa mid ay ka simanyihiin inta badan dadyowga qaxootiga ku ah maraykanka. Sidaas darteed ma jirto qaab ay ku beenin karaan xiliga dhalashada ee Ilhan Omar hada u qoran. Waa sababta ay hada kahor hay-addu ugu weyday danbi kadib mar ay arintaan baaritaan ku samaysay. Gabogabo Majirto cadayn inta maxkamad lageeyo arinkaan lagu cadayn karo khalad kajira dhalashada ay Ilhan Omar haysato. Qoraalka Obama isna wuxuu cadaynayaa in eeda xagjirku ay fashilantay.
1
1
8
595
Nin kan waa ninka bedeli doona Mustaqbalka Lafta Gareen waa nin Diyaarsan.✍️ Lafta Gareen @Laftagareen Koonfur Galbeed Wuxuu u sameeyay hogaamiyaayaal Xataa haduu isagu tago Wadanla ku filan oo fariimo culus Xambaarsan.
Si cajiib ah,ayuu uhadlay xaqiiqiyan. Reer KG in ay sharafkooda iyo jiritaankooda difaacdaan,ayaan urajaynaynaa. JQ.
3
14
1,436
Hadii Sunni qaanadiisa ay nimankaas tin dheertu ku geliyaan taas macnaheedu Argagixiso ayaa tahay Xagjir ah ayaa laguu qarinayaa Saacad kastana waa lagu duqay Karaa iyadoo loo maraayo waxad halis ku tahay danaheena iyo saaxiibadeena ama Alliancegeena.Rread between the lines.
Madaxweyne @HassanSMohamud map keena sida aad ka rabtay ba lo sameyay. Soo maad odhan reerow mesha dagan tahay u tali. Bye ✌️ 🇸🇴🕊️
8
1
16
4,348
#Map kan qofkii dhayal sadaa waa Jaahil,Waa map Security ama Qariirad amni,waa Map Qaanado la kala galay Waa map Somalia Proxy war-keeda Kuu sheegaaya Sida loo kala taageeraayo taas oo ah Qolo kasta Alliance geeda alle how barakeeyo. Waxa Cusub waa New Middle South ka somalia.
Maxaa Kuu Baxay⁉️
9
1
3
21
4,591
Maxaa Kuu Baxay⁉️
29
1
4
24
15,385
Fahma Arintan waa Arin lagu Base garaynaayo Amniga Israel ama National asecurity ga Israel weeye.
1
2
963
Magaalada Iskushuban: Weli waxaa ka socda tartanka dabaasha, iyadoo qaar ka mid ah wafdiga Madaxweynaha Dowladda Puntland uu dhexmarayo tartanka.
2
4
12
1,506
Xildhibaan Sanyare Hadii Somalia qof tunka ku qaadan karo waxaa Tusaale ah Aadan Madoobe😂✍️
3
4
1
10
1,582
#Shaxda Dagaalka ee Laftgareen ku doonaayo inuu ku qabsado Baydhabo.
2
3
13
1,946
Daarood oo ka shiraya xaaladaha kala-guurka ah ee Soomaaliya. Isimada dhaqanka ee beeshaas ayay Nairobi uga bilaabmeen kulamo aayo-ka-tashi ahi.
4
2
3
11
12,746
Al Samatar retweeted
Ilahayba nadilaye daroodku waa landherayasha somali yaryar, kaliya Ciise unba ka landheraysan daroodka.🤣🤣
19
4
1
44
4,008
#Trump waa Runtii inay Ilhaan Dal Noocaas ah ka timi oo aan dawlad ka jirin. Maalin kasta Cay buu kala daalaa wax juuq odhanaaya ma jiraan Dawlad wax u eg kama jiraan.
3
1
11
1,272
FORMAL COMPLAINT REGARDING TURKISH F-16 AIRSTRIKES IN BAIDAO AND SURROUNDING VILLAGES.
31
46
14
175
55,900
Bidaar waa yeelan wayday waa qodob✅️
62