State Bank of Puntland officials today met with a delegation led by World Bank Country Director for Somalia
The purpose of their visit was to observe the work of the World Bank's projects in #PL
@statebankPl @WorldBank @WorldBankAfrica
Madaxda sare ee Bankiga DPL ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ay hogaminayso madaxa Bangiga Addunka ee Soomaaliya Kristina Svensson.
Ujeedada socdaalkooda ayaa daaranaa sidii ay ugu kuur geli lahaayeen shaqooyinka mashaariicda Bangiga adduunku ka wado PL
‘’ Shacabku waa inay Aaminan Dawladoda, Dawladuhu waxay wax ku dhisaan Canshurta dadkoda, Shacabku Canshurta ha bixiyan, Waxan ballan qadaynaa inan Bulshada ku celinno’’
Madaxweyne Siciid Deni
#PLStateBank #puntlandTurn23 @Plstatehouse @SaidAbdullahiDe #DaahfurkadhismabangigaPL
‘’ Waxaan u baahannahay in Dhaqaaluhu kobco, Ganacsiyada gaarka loo leeyahayna kobcaan’’
Madaxweyne Siciid Deni
@Plstatehouse #puntlandTurn23 #statebankPL
‘’ 23 sano ayaan jirnaa waxaan dhisannay Dawlad, waxaan u baahannahay inaan u noolaanno sida Dawladaha Caalamka, waa inaan dhisannaa Hay’adaha Dawladda, Qorshahayagu waa inaan Tayayno Hay’adaha Dawladda’’
Madaxweyne Siciid Deni
#statebankPl @Plstatehouse
‘’ Waxaan si Rasmi ah u daah-furnay Bankiga Dawladda Puntland, waxaan u Mahad celinayaa Maamulka Bankiga & Shirkadda Albashid oo har & habeen usoo jeeday Hirgelinta Mashruucan’’
@SaidAbdullahiDe
#DahfurkabangigaPl
Maanta farxad bay inoo tahay inaa goobjoog u ahaano xafladaan lagu daahfuraayo Bangigga DPL. Waxaan ka mahad celinayaa dadaalkii ay ku bixisay dawladdu iyo shaqaalaha bangiga sida hawl karnimada ah ay shaqadooda u gutaan
#PuntlandTurns23 #1Aug
‘Anagoo ka duuleyna Qorshaha Madaxweynaha ee Teyeyn & Tiigsi waxan balan qadaynaa inan Horumarin dono dhaman Bankiyada DPL Waxan u Mahad celinayna Madaxweyne Deni oo lahaa Hal-aburka Mashrucan sido kalena har & haben na garab taagna’’
Abdirisaq Serar
Guddomiyaha Bankiga DPL
Waxan ku farxsanahay inan markhati ka ahay daahfurka dhismaha cusub ee bangiga Dowlada PL , sidoo kale waxa farxad no ah inan ka gudubnay in lagu shaqeyo warqado loona guuro nidaam casri ah oo online ah.
Anisa Abdirahman
Agasime kuxigenka Bankiga Dowlada PL
#PLstatebank #1Aug
Wasir xasan shire ‘’ Hogaanka Puntland oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Deni waxay ka dhabeyen Qorshihii Madaxweyne Deni ee ahaa Tayayan iyo Tiigsi Bankigana waxa lagu dhisay 100% Canshurta Shacabka, sido kale waxa socda Xarunta Wasaradda Maliyada & Qorsheynta.
#PuntlandTurns23

































