odayga dhego libaax ayaa lodhibay
jeesow ummadeyna ma ahan Baydhabo lagma sexdo istakiin ayuu noqday kullaha Madoobe kkkk
Muxuu yidhi shacabka reer konfurgalbed adbay ijacelyihin Waxayna ila Baxeyn Adan Barwaqo Cajib adan ansax saakay Wuxuu Xaqiiqsaday inan koonfur galbeyd laga jacelyan lafihisana kala soocararay Baydhabo Mantana dibad joog kayahay Halkas markay marayso Odayga Cuquba ayaa ku dhacday
adan madoobe jaamac wiilkayga Booskayga isooceli jagadeydi Godoominimada may adigan ku kariwayne ee doortay madaxwayna koonfur galbeyd odayga Dhagax libaax bay udhiibeyn hadba laan Cuskanaya sakay Siyaasada wuxuu kanoqday dibad joog adan ansax😁 – at Niederwerrn, Deutschland
1
5
908
ciidamada xaq udirirka mamulka koonfurgalbeyd ayaa caawo ku hoydeen degmada diinsoor adan ansax oo magaaladii iskaga carareyn 24 sac soosocda cidamadan waxay kuwajahanyin Baydhabo janna Daraawiishta koonfur Galbeed ilaa hadda dardartii Xuutiyiinta ayey ku socdaan @Laftagareen
8
808
Jadwalka maantay uu soodaayey Media lasoo galiyay wax fiican kama dhalanayaan ee ogaada Soomaliyeey” @HassanSMohamud
3
393
halkaan waa degmada Burhakabo oo saakay aroortii lagasaray Maleeshiyaadki dronta lagu keenay adan ansax xoog waalagugukeeni kara lakinse laguguma hayn karo marwalbo waxaa guusha iskale shacabka & maamulka ayku qanacsanyihin @Laftagareen farxada Burhakabo waxa xigo Baydhabo janay
doorashadii xur & xalaal ku dhacday miyaa eber noqotay 😁
Waxa cajiib ah mida koonfur galbeyd maxa xalaal kadhigay oo tan Xaraan kadhigay Damuljadiid
filim ayey inoo shidayn Caqliyadeyna ayey rabaan inay kuciyaran maxkamada & gudiga madaxbanan intaba jabka Damuljadid bay kujiran
dadkayga soomaaliyed inkartooda Maba shaqeyso miyaa? Tani waa fariin qalbi taabad ah wlhi @HamzaAbdiBarre @HassanSMohamud
Muqdisho saakay sidaan ayey ku waa bariisatay Rajiimka waqtigisa dhamaaday shacabka barakacintisa & wuxuu dhaco ayuu kusoo aruuray dhimasho & dhawacba waala sooshegaya war ummadan sidaan hallo dhaamo...
si kal & laab ayey u Habaartay odaygan @HassanSMohamud waa masiibo dalkayna lagu soosaliday..
Hassan shegow🇸🇴🇩🇪 retweeted
Former President Hassan Sheikhs term is up. He must work with all stakeholders to keep Somalia together, not drive it apart. Former presidents Sharif Sheikh Ahmed and I have extended an invitation to him for a meeting to discuss the way forward on elections and national future.
Ma anaga waalan mise cadan baa laga Heesaya 15 may 2026 sow maanta ma ahan madaxwaynihi hore oo afkiisa kama sheegin in mudda xilaadkiisa manta ayku egtahay mise odayga Wuu booday Balan waa war aan maqlijiray! Bal adba???
1
4
486
Madaxwayne Ruto mar uu kahadlay aya wuxuu shegey ciidanki qaranka soomalia oo xadkisa soogalayn diyaradona kasoo daabulayn Cajib Wana sawirkaan Ciidanki soomaaliyed ee isku dhiibay ciidanka kenya, madaxweyhihi hore waxyaabaha Taariikh xumada ah ee lagu xasusan doono ayey noqotay!
Damiir & dadnimo xishood midkooda malahan @HassanSMohamud waa nin maafiya ah Eebbe ummada dhinac ha' udhaafiyo waa masiibo lagusoosaliday dalkayna . – at Kassel, Germany
2
230
Oday @HassanSMohamud & Caruurtiisa oo iska wareysanayo Waxa dhici karo 15 May kadib🤔
Madaxwayne ka beenbadan wali dalkaan masoomarin waa nin Hadalkiisa & ficilkiisa aan islahayn
maanta bishu waa 19/4/2026 , waqtigaagi laguu doortay ee 15,may/2022,waxaa ka dhiman 24 maalmood bal adigu is daawo hadii dadka kale been sheegayaan
@HassanSMohamud
Siyaasiyuntu wax kabeen badan Waligey ma arkin siyaasadu ma ahan been kashegid hadda Bal ufiirsada odaygan wuxu shalay laha maanta oo 30 cisho uhartay dariiqii doorashada xita mahayo 4 sano wuxuu kusooqaban wayey ayuu halsano bilaa dhaar ah kushaqeyn raba cajib @HassanSMohamud 🤔 – at Niederwerrn, Deutschland






