Ha Quusan (@janagale252) profile picture
Joined June 2023
Photo by Ha Quusan (@janagale252)Photo by Ha Quusan (@janagale252)Photo by Ha Quusan (@janagale252)Photo by Ha Quusan (@janagale252)Photo by Ha Quusan (@janagale252)Photo by Ha Quusan (@janagale252)Photo by Ha Quusan (@janagale252)Photo by Ha Quusan (@janagale252)Photo by Ha Quusan (@janagale252)Photo by Ha Quusan (@janagale252)
Hadii laga shaqaynayo midnimada Somalia way fududahay, Owdal hala taageero, UAE xiriirka ha loo jaro. Laakiin hadii larabo in hadal lagu difaaco midnimo waxay la midtahay Prank inoo wada sheekada. Siyaasigu haduu aragti dheerayn wuxuu noqon doonaa mid loo taliyo waligiis.
3
207
"Haddii aad rabto inaad ummad dummiso dagaal la‘aan, ka dhig dhallinyaradooda kuwo ku dhex milma anshax-xumada, kuna mashquula waxyaabaha qaa qaawan, kana fogaada qiyamkooda diimeed iyo dareenkooda waddaniyadeed." „Salahuddin al-Ayyubi“
1
47
in qof aan wax galabsan qabiil dartiis loo dilo waxaa looga bixi karaa, qofkii qof dila in la dilo lana joojiyo diyada la qaadanayo sida diinteenu noo sheegayso. inkastoo diyada laftirkeeda diintu na farayso hadana anaga Soomaali si khaldan baan u fahanay waxay badisay dilalka.
30
6 days ago, I posted that this team is mirroring the Euro 2008, 2010 World Cup, and Euro 2012 treble. Last night, they officially won the 2026 World Cup! 🏆🇪🇸 Euro 2024 ✅ World Cup 2026 ✅ Euro 2028 loading... ⏳ History is repeating itself! #WorldCup2026 #Spain #Prediction
Spain is mirroring their legendary Euro 2008, 2010 World Cup, and Euro 2012 treble. After winning Euro 2024, this new generation with Yamal and Rodri is following the exact same blueprint. History is repeating itself right before our eyes for 2026 and 2028!
55
Spain is mirroring their legendary Euro 2008, 2010 World Cup, and Euro 2012 treble. After winning Euro 2024, this new generation with Yamal and Rodri is following the exact same blueprint. History is repeating itself right before our eyes for 2026 and 2028!
1
87
Caawa, waxaan si buuxda u taageeri doonaa Beljimka! Si loo badbaadiyo sumcadda iyo sharafta kubadda cagta, waa in (USA) laga badiyo caawa. Ciyaartu waa inay noqoto mid caddaalad ah, ee ma aha in awood iyo cadaadis siyaasadeed lagu go'aamiyo. Ha Noolaato Kubada Cagta! 🇧🇪⚽
33
Ma laga yaabaa in heshiiska shidaalka Turkiga uu ku yimid cadaadis? Xasuusta: shilkii wiilka Xasan Sheekh ka dib, maxkamaddu waxay ku xukuntay $910 kaliya, Markiiba waxaa xigay heshiiskii badda. Turkigu wuxuu rabaa in Xasan joogo, waayo waxay u arkaan nin danahooda u fulinaya.
39
Walaalkey abdijaliil, hala gaarsiiyo, waan u bahanahay aqoonta ku duugan Yasmin, barnaamij kale ha ka diyaariyo, waa gabar soomaaliyeed wax kasta oo dhacay, way dhaceen walasheen aqoonteeda bulshadeena u baahan. Fadlan markale ka soo duub muqaal. Saana way u xijaban kartaa👇
1
75
War hooy Deni, Ahmed Madoobe, Xasan Shiikh, gooni goosadka, Turkiga, Ethiopia, Kenya, iyo musiibada UAE Soomaaliya halaga badbaadiyo intay goori goor tahay waxaan la hadlayaa Dhalinyarada Soomaaliyeed, caqligiina ka shaqaysiiya oo Qabiilka ka xooraba ay idinku maaweelinayaan.
123
Guddoomiyihii Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Prof Gacal, ayaa xilka looga qaaday kaddib markii uu ka biyo diiday boob la doonayay in loo geesto dhulka kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Umadda oo kuyaalla inta u dhaxeysa Digfeer iyo Tarabuunka.
112
Heer waxaan maraynaa maanta Erhiopian kii uu dhulkeena Soomaaliyeed, uu ku leeyhay Sedex beri u ga baxa ciidamada Soomaliyeed ogow waa beled xaawo dhul somaliyeed maaha dhul ethiopian, heerkaas waxa na gaarsiiyay waa qabiil iyo dabo dhilif aad baan uga xumay in aan hurudno weli
104
fariintaan waa 2020, aan idin baro ninkaan waa ninka hada ku magacaaban Madaxa Nisa ee dowlada federalka, Siyaasiyiinta Soomaalida malaha aragti dheer kaliya waxay wax ku qiimeeyaan xiliga la joogo iyo kursiga aniga ma fadhiyaa. Caqliga Siyaasiyiinta Soomaalida waa kan👇
75
Dekadaha Soomaaliya in ay hormar Sameeyaan waxaa hortaagan Siyaasiyiinta caloshood u shaqaystayaasha ah, Dekada Garacad waxay ahayd dekada kaliya ay dhisteen Dad Soomaaliyeed oo isku tagay , Maanta waxaa la doonayaa in lagu Wareejiyo Emarat ka. Waa musiibo nagu habsatay walaahi.
70
ma u malaynayo in ay jirto sabab maanta qofka soomaaliga ah ugu dabaal dago xoriyad , qof kasta oo caqli leh wuu ujeedaa waqti xaadirkaan in aanan xor ahayn,waxaa nalagu maamulaa Chapter7, waxaa wadankeena ka buuxa ciidamo shisheeye oo anaga nagu dhexjira, dowlado shisheeye.
35
kuwa madaxda ka ah Maamulada macmalka ah ee Soomaaliya waxay ku nool yihiin aduunyo u gaara walaahi oo khiyaali ah. Marka u fiirsarid xaalada ay dadka wajahyaan. gaajada, amni xumada, waxaas uma jeedaan kaliya waxaa u daran Shilin xaraan ah iyo qaabkee xilka ku sii joogi karaa.
44
Waxaa bilaabmatay Sanadkii foodada iyo Cayda, waa Sanadkii ugu danbeeyay qolyaha NGO ahaanta u shaqeeya ee Soomaaliya, Madaxdana sheegta ama si kale hadaa u dhigo Dowlad xumada Soomaaliya. 4 sano kasta sanadka u danbeeya waa saan mana la is badalo, waxaan nahay umad yaab leh.
45
Haddii: •Shacabka u kacaan si nabad ah oo codkooda kor u qadaan, •Dhalinyaradana aysan ogolaan in lagu ciyaaro mustaqbalkooda, markaas waxaa suuragal ah in hoggaan cusub oo daacad ah u soo baxo Soomaaliya.
38
Xasan Shiikh Maxamuud Dowladnimo wax kama yaqaan, ama wuuu yaqanaa lakiin ma rabo Dowladnimo. Xalka maaha Hebel ku badal Hebel, xalka si cad buu u muuqdaa lakiin lama doonayo in la aado dhanka Xalka. waxa socda waa NGO oo kale, oo larabo waligiis in uu dhamaan NGO gaas.
29
Borrel wuxuu dhahay Waa inaan iska ilaalinaa in Qasa aysan noqon Muqdishada Cusub, Muqdishada ku taalla Mediterranean-ka, ama Haiti-da cusub, dhul uusan sharci iyo kala dambayn ka jirin oo ay ka jiraan gaangis iyo qalalaase dadku quusteen.” Waa labo wajiilaha aduunkaan.
52
Suaal? Dadka Somaaliyeed eeEnglish ku soo qora bartaan X haba u badnaadeen Siyaasiyiinta, ma waxay aaminsan yihiin luuqada X waa english? Mise Somaali lama hadlaan? maxaa u diidan in ay Luuqadooda Af soomaaliga isticmalaan?.
0%Waxay la tahay ilbaxnimo
0%Ajnabiga bay iska gadaan
0 votes • Final results
45