Pinned Tweet
Sidda qoraxda ree Muqdishu utaaganyihiin waxay cadaynaysaa dadka sidda doorasho qof Iyo Cod urabaan
Midowga Afrika oo ansixiyay qorshe saddex weji ah oo lagu dhimayo ciidamada AUSSOM ee Soomaaliya.
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU Peace and Security Council) ayaa 25-kii Nofeembar 2026 yeeshay shirkii 1380-aad, kaas oo looga hadlay xaaladda amniga Soomaaliya iyo mustaqbalka howlgalka AUSSOM.
War-murtiyeedka shirka waxaa lagu soo bandhigay qodobbo muhiim ah oo la xiriira dhimista ciidamada AUSSOM, wareejinta saldhigyada iyo mas'uuliyadda amniga, taageerada ciidamada Soomaaliya iyo qorshaha amniga wixii ka dambeeya 2027.
Qodobada ugu muhiimsan:
1. Qorshe saddex weji ah: Golaha ayaa soo dhoweeyay qorshaha kala-guurka AUSSOM oo ka kooban saddex marxaladood:
-Wejiga koowaad: Nofeembar ilaa Diseembar 2026.
- Wejiga labaad: Janaayo ilaa Diseembar 2027.
-Wejiga saddexaad: Wixii ka dambeeya 2027.
2. Dhimista ciidamada AUSSOM: Golaha ayaa ansixiyay wejiga koowaad iyo kan labaad ee qorshaha dhimista ciidamada AUSSOM. Waxaa la doonayaa in dhimista ciidamada loo sameeyo si tartiib ah, isku-duwan, isla markaana lagu saleeyo xaaladda amniga iyo awoodda ciidamada Soomaaliya.
3. Wareejinta saldhigyada: Waxaa la xusay in mas'uuliyadda shan goobood oo ciidan hore loogu wareejiyay Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo ay ku jiraan saldhigyo hore oo howlgallada laga fulin jiray.
4. Qiimeyn amni: Midowga Afrika, Dowladda Federaalka iyo AUSSOM ayaa laga dalbaday inay si wadajir ah u qiimeeyaan xaaladda amniga, gaar ahaan goobaha ciidamada AUSSOM ay ku wareejinayaan ciidamada Soomaaliya. Qiimeyntaas waa in la soo gudbiyaa Sebtembar 2027.
5. Mustaqbalka ciidamada AUSSOM: Guddiga Midowga Afrika ayaa laga dalbaday inuu caddeeyo qorshaha iyo xaaladda ciidamada hadda ku sugan Soomaaliya, gaar ahaan maadaama muddada hadda loo asteeyay joogitaankooda ay ku egtahay 31-ka Diseembar 2026.
6. Hawlgalka wixii ka dambeeya 2027: Midowga Afrika ayaa bilaabaya wadatashiyo siyaasadeed iyo kuwo istiraatiiji ah oo lagu go'aaminayo qaabka ugu habboon ee howlgalka la-dagaallanka argagixisada Soomaaliya wixii ka dambeeya 2027.
7. Digniin ku saabsan bixitaan degdeg ah: Golaha ayaa ka digay in ciidamada AUSSOM oo lagu dhimo sababo dhaqaale awgood, iyada oo aan la helin qorshe kala-guur oo mideysan, ay abuuri karto firaaqo amni oo Al-Shabaab uga faa'iideysan karto dib u qabsashada magaalooyin istiraatiiji ah iyo waddooyinka sahayda.
8. Taageerada ciidamada Soomaaliya: Golaha ayaa bogaadiyay horumarka Ciidamada Qalabka Sida, gaar ahaan howlgallada wadajirka ah ee ay AUSSOM la sameeyeen ee kala ah Silent Storm iyo Rolling Thunder, iyo howlgallada ay ciidamada Soomaaliya kaligood fuliyeen.
9. Kordhinta taageerada caalamka: Golaha ayaa ugu baaqay Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, dalalka Afrika iyo saaxiibbada caalamiga ah inay sii wadaan taageerada dhaqaale iyo saadka ee AUSSOM iyo dhismaha hay'adaha amniga Soomaaliya.
10. Muddo-kordhinta UNSOS: Midowga Afrika ayaa bilaabaya dadaallo diblomaasiyadeed oo lagu doonayo in Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu muddo-kordhin u sameeyo howlgalka taageerada saadka ee UNSOS ilaa 31-ka Diseembar 2027, iyadoo la siinayo dhaqaale iyo agab ku filan.
11. Doorashooyinka iyo wada-hadalka siyaasadeed: Golaha ayaa bogaadiyay qabashada doorashooyinkii ugu horreeyay ee tooska ahaa ee deegaanno kala duwan oo Soomaaliya ah, wuxuuna soo dhoweeyay wada-hadallada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud la yeeshay dhinacyada siyaasadda iyo bulshada rayidka ah, iyadoo la tixgelinayo doorashooyinka qaranka ee 2027.
12. Ka-qaybgalka dalalka ciidamada bixiya: Golaha ayaa adkeeyay in dalalka ciidamada iyo booliska ku biiriya AUSSOM ay si buuxda uga qayb qaataan go'aannada laga gaarayo mustaqbalka howlgalka iyo qorshaha amniga Soomaaliya.
13. Gargaarka bani'aadannimo: Golaha ayaa walaac ka muujiyay saameynta suuragalka ah ee El Niño ku yeelan karto Soomaaliya, wuxuuna beesha caalamka ugu baaqay inay kordhiso gargaarka bani'aadannimo.
60
New achievements under the leadership of @HassanSMohamud
🇸🇴 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 𝐭𝐨 𝐛𝐞𝐠𝐢𝐧 𝐢𝐬𝐬𝐮𝐢𝐧𝐠 𝐭𝐡𝐞 𝐄𝐀𝐂 𝐞-𝐏𝐚𝐬𝐬𝐩𝐨𝐫𝐭 𝐢𝐧 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟕
The Federal Republic of Somalia has finalised production of the 𝐄𝐚𝐬𝐭 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚𝐧 𝐂𝐨𝐦𝐦𝐮𝐧𝐢𝐭𝐲 (𝐄𝐀𝐂) 𝐞-𝐏𝐚𝐬𝐬𝐩𝐨𝐫𝐭 and will commence issuance in 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲 𝟐𝟎𝟐𝟕, marking an important milestone in Somalia’s integration into the EAC.
The e-Passport will be linked to Somalia’s 𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐢𝐝𝐞𝐧𝐭𝐢𝐟𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐬𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦, with issuance services also expected to be available through Somali missions abroad.
The rollout will:
🔹 Strengthen regional mobility and facilitate the movement of East Africans
🔹 Support travel for trade, employment, business and other opportunities
🔹 Align Somalia’s immigration and identification systems with EAC frameworks
🔹 Strengthen secure and efficient border management
🔹 Advance the EAC’s vision of a more integrated region and shared East African identity
🇧🇮 Burundi, 🇰🇪 Kenya, 🇷🇼 Rwanda, 🇺🇬 Uganda and 🇹🇿 Tanzania are already issuing EAC e-Passports, while 🇸🇸 South Sudan has reported progress towards beginning issuance, following domestication of the EAC Treaty.
The EAC e-Passport is designed to provide citizens with a secure, modern and internationally compliant travel document, while supporting the implementation of commitments on the free movement of persons and workers under the EAC Common Market Protocol.
🔗 Read More: shorturl.at/chrhy
#EAC #EACIntegration #Somalia #EAPassport #FreeMovement
2
185
jama retweeted
#Somalia begins a war of words against the #UAE after severing its diplomatic ties with the UAE for interference in its internal affairs.
The Waberi National Band is producing songs in the Arabic language against the UAE.
Although Arabic is Somalia’s second language, as the constitution states, Somalis speak and work in their official Somali language in the office.
Somalia has translated a song criticizing the UAE's harmful actions toward Somalia, to Arabic
@ShaykhSulaiman
@ragipsoylu
@SaudiNews50
@Saudi_Gazette
@TheVillaSomalia
Dadkaan xaqkumalaha Miyaa Dowladdoodda Iya deegaankoodda ???
@Deeqciroobe @Feysalvip
@OmarSalah7b
@dunia_work
@northownerr
Here is the video evidence showing how the UAE used the Bosaso base to conduct strikes in Sudan. This breach of sovereignty is the primary reason the Somali government decided to cut diplomatic relations with Abu Dhabi.
@ShaykhSulaiman
@SaudiNews50
@AlkaabiAs
@7sainaljassmi
@AJEnglish 👇👇👇
Boosaaso ma waddo ayay u noqonaysaa dagaalka Suudaan? Telefishinka dowladda ee Soomaaliya ee SNTV ayaa baahiyay muuqaal uu sheegay inuu muujinayo muwaadiniin #Colombian ah oo soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee magaalada, iyagoo u socda Suudaan. #Somalia
👇👇👇
𝐅𝐀𝐑𝐌𝐀𝐀𝐉𝐎: 𝐖𝐀𝐃𝐀𝐍𝐈𝐘𝐀𝐃 𝐀𝐀𝐍 𝐖𝐀𝐀𝐑𝐈𝐍!
Saaxiibkay hore Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, aaway wadaniyaddii iyo shisheeye nacaybkii muddo dheer astaanta siyaasadeed u ahayd?
Run ahaantii, lagama filaynin inuu si fudud uga guurayo mabaadi’dii siyaasadeed ee ay dad badan darteed ku taageereen. Dadka qaar waxay moodayeen inuusan sidaas mutuxan banaanka isku soo dhigaynin.
Taagero badan oo uu shacabka Soomaaliyeed ka helay Madaxweyne Farmaajo waxaa saldhig u ahaa diidmadii ka dhalatay 𝑯𝒆𝒔𝒉𝒊𝒊𝒔𝒌𝒊𝒊 𝑲𝒂𝒎𝒑𝒂𝒍𝒂 𝒆𝒆 2011𝒌𝒊𝒊. Waa nasiib darro in sanadka 2026, uu Madaxweyne Farmaajo soo dhaweeyo 𝐰𝐚𝐣𝐢𝐠𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐊𝐚𝐦𝐩𝐚𝐥𝐚, iyadoo Xasan lagu xumaynayo.
Wadaniyadda waa mabaadi’ ee maahan afkaar is rog-rogta oo hadba danta shakhsiga ah la jaanqaadda ama Aqalka Madaxtooyada logu soo hilmaamo
Hogaamiyaha siyaadada ku waara waa midka ilaashada taariikhdiisa suubban.
1
130
Khamiista 26-ka November 9:00 AM, Warbaahinta Qaranka ayaa Masraxa Shariif Saalax ee Jaamacadda Umadda ku qabaneysa Barnaamijka DOOD FURAN oo looga hadlayo ‘khatarta Imaraadka Carabtu ay ku hayaan Qaranimada Soomaaliya’ waxaana ku casuumay Mudane Axmed Macalin Fiqi oo baneynaya xilka Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.
Wasiir Fiqi ayaa Barnaamijkaas ku soo bandhigi doona faahfaahin qota dheer oo ku saabsan ciwaanka Dooda, kadibna wuxuu ka jawaabi doonaa su’aalaha ka qeyb galayaasha barnaamijka ku casuuman, iyadoo toos looga baahi doono Warbaahinta Qaranka iyo guud ahaan Warbaahinta Dalka
jama retweeted
Turkish Delegation Arrives in Warsheekh as Ankara Expands Development Projects.
A high-level Turkish-Somali delegation, including Somalia’s outgoing Defence Minister, Turkish Ambassador to Somalia Ferhat Alkan and the commander of the Somalia-Turkish Task Force (TURKSOM), has arrived in Warsheekh district in the Middle Shabelle region.
The delegation is expected to inaugurate several development projects implemented by the Turkish government, including a hospital, a school and other public facilities designed to improve access to essential services for local residents.
Türkiye’s growing engagement in Warsheekh also includes major strategic projects, among them plans for a satellite launch facility.
The development initiatives are seen as part of Ankara’s efforts to strengthen its relationship with the local population by bringing tangible benefits to the community, improving public services and building local support for its expanding activities in the area.
The approach combines infrastructure development and public service delivery with Türkiye’s broader strategic and security interests in Somalia.
jama retweeted
U.S. military personnel are expected to return to Somalia's Baledogle air base weeks after relocating to Mogadishu: Bancroft Global Development.
Since the late 2000s, Washington-based Bancroft Global Development has become a prominent Western security organization in Africa.
In Somalia, its operations extended beyond facility protection to training and advising Somali forces and African Union troops in the fight against al-Shabaab. It played a key role in developing the Somali National Army’s elite Danab Brigade. What began with advanced infantry training in 2011–2012 gradually evolved into a broader military capacity building program.
We have to take her statements with a grain of salt, considering her background and ties to the UAE.
🇦🇪🇬🇧🇫🇷 رغم الدعم الأميركي والروسي.. واجه ترشيح الإماراتية لانا نسيبة لمنصب الأمين العام للأمم المتحدة 3 أصوات معارضة من دول تملك حق تعطيل اختيارها.
والسبب ملفان: حرب #السودان، والخلاف على المنطقة التي ينبغي أن ينتمي إليها خليفة أنطونيو جوتيريش.
👈🏻 أشرح لك أولاً.. لماذا لا يكفي جمع الأصوات؟
📌 المرشح يحتاج إلى تأييد 9 من أعضاء مجلس الأمن الـ15، وألا تعارضه أي من الدول الخمس الدائمة العضوية:
▪️ 🇺🇸 الولايات المتحدة.
▪️ 🇬🇧 بريطانيا.
▪️ 🇫🇷 فرنسا.
▪️ 🇷🇺 روسيا.
▪️ 🇨🇳 الصين.
نسيبة حصلت على 7 أصوات مؤيدة، لكنها واجهت 3 أصوات معارضة من الأعضاء الدائمين، في التصويت الاستطلاعي التاسع يوم الجمعة، بحسب صحيفة “الجارديان”.
👈🏻 ومن عارضها؟ هنا يجب التفريق بين حصيلة التصويت وهوية المصوتين:
📌 التصويت سري، لكن الصحيفة ترجح أن #بريطانيا و #فرنسا و #الصين هي الدول التي عارضت نسيبة، في ظل الدعم الأميركي والروسي المعلن لها.
👈🏻 وأين يدخل السودان في القصة؟
📌 نحو 70 نائباً بريطانياً طالبوا وزير الخارجية بمعارضة ترشيحها، واتهموها بإنكار تقارير خبراء الأمم المتحدة عن صلات إماراتية بانتهاكات في السودان، بحسب الصحيفة.
الإمارات تنفي تورطها في الحرب.
ونسيبة قالت إن الصراع السوداني سيكون اختباراً حاسماً لنجاح الأمين العام المقبل.
📌 أما المعارضة الصينية، فتربطها الصحيفة بالتمسك بالتناوب الجغرافي على المنصب، واعتبار أن الدور الآن لأميركا اللاتينية أو الكاريبي.
👈🏻 طيب.. من يتقدم السباق؟
📌 الدبلوماسية الكوستاريكية ريبيكا جرينسبان حصلت على 10 أصوات مؤيدة.
لكنها واجهت صوتين معارضين من الدول الدائمة العضوية، يرجح أنهما لأميركا وروسيا، بحسب “الجارديان”.
📍 جرينسبان حصلت على العدد المطلوب من الأصوات، لكن اعتراض دولتين دائمتين ما زال يعطل اختيارها.
أما نسيبة، فتحتاج إلى زيادة عدد مؤيديها وتجاوز اعتراضات الدول الثلاث.
والسباق ينتقل إلى تصويت جديد الأسبوع المقبل، قبل انتهاء ولاية جوتيريش في 31 ديسمبر.
#الإمارات #الأمم_المتحدة #مجلس_الأمن
88
After fueling division in Yemen, Libya, Sudan, and Somalia, is the UAE truly fit for the UN Secretary General position? Leading the UN means upholding international principles and sovereignty, not violating them. .
Qatari-Funded Media Attempts to Undermine Political Support for UAE Ambassador Lana Nusseibeh’s UN Leadership Bid
Qatari-funded Middle East Eye claims Britain, France and China opposed Nusseibeh’s candidacy, while Washington and Moscow backed her, according to the Qatari narrative circulated by the outlet and other websites.
The Qatari account remains highly disputed. Critics argue it is false and inaccurate, alleging that Doha is exploiting political rivalries to undermine the UAE, embarrass other governments and weaken international support for Nusseibeh’s candidacy.
Guutooyin cusub oo hadda turkSom ay qoraalkoodda kosocdaan waad ku mahadsanyihiin walaalaheenna turkey
























