Mudane Maxamed Abuukar Subeer ayaa xilka kala wareegay Xoghayihii hore ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Ibraahim Nuur, kadib munaasabad ka dhacday Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha oo uu goobjoog ka ahaa Wasiiru dowlaha xafiiska Mudane Cabdixakiin Ashkir.
Kalfadhigii 19aad ee Golaha Fulinta ee DDS ayaa ansixiyay miisaaniyad dhan 385 milyan oo birr oo wax lagaga qabanayo baahiyo degdeg ah oo ay ka mid yihiin kabista/dhiirigalinta ciidamada kala duwan ee Deegaanka si loo wajaho saamaynta sicir-bararka ee nolosha, gurmadka guud
Taariikhdu waa ma guuran Wareysi ibrahim dheere 2016 markii soo xarooday fb.watch/7q3EqZIJG8/ via @FacebookWatch
Waxaan maanta xadhiga laga jaray dugsiga hoose dhexe ee uu xafiiska Waxbarashada ka hirgaliyay santarka barwaaqo ee dagmada lehel yucub instagram.com/p/CSj5_uHJg4v/…
Somali State ayaa Ciidan aad u tiro badan u xirtay daba bar ku mahad sanyiin hayada ah amiga. instagram.com/p/CSVJRNGBhJa/…
Mw Mustafe iyo Waftigi uu Hogaminayo Ayaa soo garay Magaladii Qadimiga ah Qorile Danood ee Gobalka doollo instagram.com/p/CQTNHmyjGE_/…
Dr Abdifatàah Sh Bixi si heer sar ah lagu soo Dhaweyey Gabolka Doollo instagram.com/p/CNQxuAYjyfT/…
WAA WASIIRKII UGU SHAQDA BADNAA WASIIRADA SOMALI STATE EE SANADKA WAANA U DEEGA AH SHACABKA WAA HUBAAL MEESHA KA JIRO INUU XILDHIBAAN KA JIRO DOORO Dr C Fataax Sh Biixi MAANTA AYUU CODKAAGA MIHIIM YAHAY.
Innaa lillaahinwa innaa ileyhi raajicuun!
Allaah ha u naxariisto CabdiRashiid Sheekh Biixi oo Maanta ku geeriyoday dalka Sweden. Allaah dhamaanteen samir iyo imaan ha inaga siiyo gaar ahaan Heer Sh bixi iyo Ehelka oo dhan Abdirazak A Sheik Bihi Idil A Sh Bihi AbdiAziz A Sh Bihi
Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar oo ka hadlay bannaan baxa Lagu Taageeraayo isbadalka Dalka, iyo Xisbiga Barwaaqo, ayaa Sheegay in lagu guulaystay in talaabo Sharci ah laga Qaado Kooxdii Dhiig Miiratada ahayd ee TPLF,
Isku Soobax lagu Tageerayay Xisbiga Barwaaqo iyo Hogaamintiisa oo uu ugu Horeeyo Ra'iisal wasaaraha Dalka Dr,Abiy Axmed Ayaa ka dhacay Magaalada Godey.








