Waa runta
Laba Magaalo oo Soomaaliyeed.
1- Mogadishu; Caasimadda 1aad ee Soomaaliya, ahna marti geliyaha dad iyo dowlad waxa ay Soomaali leedahay.
2- Hargeysa; Caasimadda 2aad ee Soomaaliya, ahna hoygii horumarka, fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed.
Bilicda gayigeena bilan🥰✌