Weli waxaa socda bandhigga kooxda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada ee Jaamacadda SIU.
#SIU #ToddobaadkaDhaqanka #SIUCulturalWeek #Sanadkii13aad
53
Maalinta 3-aad ee Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU, waxaa hadda masraxa saaran kooxda Kulliyadda Siyaasadda iyo Culuumta Bulshada ee Jaamacadda SIU.
1
46
Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU oo sanadkiisii 13-aad la qabanayo ayaa galay maalintiisii labaad.
1
1
50
Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda SIU oo sanadkiisii 13-aad la qabanayo ayaa galay maalintiisii labaad.
43
Datathon 2026 concluded successfully, showcasing innovative AI projects developed by final-year Engineering and Computer Technology students using diverse datasets and Machine Learning algorithms. Organized by the SIU Innovation and Skills Center.
1
808
The Faculty of Agriculture and Environmental Sciences at SIU marked the International Day of Plant Health on May 12 through an event highlighting the importance of plant health, biosecurity, and sustainable agriculture . #SIU #PlantHealthDay #Agriculture #Sustainability
126
On the occasion of International Midwives Day, celebrated on May 5th, SIU proudly honors the dedication of midwives in maternal & newborn healthcare. SIU continues to produce skilled graduates serving communities with knowledge, skills, & morality.
Happy #InternationalMidwivesDay
115
Dhammaan xarumaha Jaamacadda SIU waxaa saaka si rasmi ah uga billowday Imtixaanka Dhexe (Midterm Exam) semester-ka labaad ee sannad waxbarasheedka 2024 - 2025.
Waxaan idiin rajeyneynaa guul dhammaantiinba.
#Knowledge
#Skills
#Morality
1
113
Wafdi kasocda Jaamacadda SIU oo uu hoggaaminayo guddoomiye 𝐃𝐫. 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥 oo socdaal shaqo ku joogay dalka Kenya ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixday Ururka Horumarinta Deegaanka Soomaaliyeed (𝐒𝐄𝐃𝐎) oo ka shaqeeya arrimaha deegaanka.
2
114
Wafdi sare oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda SIU Dr. Maxamed Cali Ismaaciil (Dacwo) ayaa ka qeybgalay Madasha Aragtiwadaagga Heritage oo lagu qabtay Waddanka Jabbuuti.
1
123
Hambalyo Kulliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha oo ku guuleysatay koobkii kubbadda cagta ee lagu maamuusayay Maalinta Jaamacadda SIU (3-da November).
2
166
Sannadguuro Wacan Bahweynta Jaamacadda SIU.
U dabbaaldegidda 3-da November oo ah maalinta Jaamacadda SIU waa inoo guul iyo farxad.
Hambalyo Sannadguuro Wacan Bahweynta Jaamacadda SIU.
2
100






























































