RAAS Institute retweeted
Waxaan u mahad celinayaa bahda @RAASIns oo caawa nagu casuumay Affur Sanadeedka Machadka. Waxaan iska wareysanay horumarka uu sameeyay Machadka, xaaladda dalka iyo arrimaha doorashooyinka. Waxaan bogaadinayaa shaqada fiican ee ay bulshada u hayaan.
RAAS Institute retweeted
Pleasure to participate an open political discussion & iftar by RAAS Institute for Policy Analysis. It was deeply cultivated the ongoing political impasse & recommendations of going forward #Somalia
RAAS Institute retweeted
RAAS Institute retweeted
Waxaan maanta ka qeyb galay kulan looga hadlayey howlaha dib u heshiineed ee ka dhacay Galmudug.
Kulanka oo ay ka soo qeybgaleen mas,uuliin kala duwan, oo uu horkacayey Madaxweyne Axmed Qoorqoor, waxuu ku soo idlaaday guul iyo in laga wada qeyb qaato horumarinta Galmudug.
RAAS Institute retweeted
RAAS Institute retweeted
Deep dive, Glad to join a Zoom call with President @MrQoorqoor of #GalmudugState and other intellectuals from #Galmudug such as leaders, politicians, youth and women to discuss the reconciliation process in #Galmudug after the election. Thanks @RAASIns for organizing the call 🤝.
RAAS Institute retweeted
machadka @RAASIns way ku amaananyihiin warbixintooda cabuqa corona virus iyo samayntisa wadankeena
RAAS Institute retweeted
Waa ku mahadsan yihiin bahda Machadaka RAAS warbixinta tafada tiran ee ay had iyo jeer ka soo saaran cudurka COVID19.
Dadka Soomaaliyeedna waxaa ku boorin lahaa kuna adkeyn lahaa inaysan yareysan halinsta iyo khatarta cudurka, oo ay dhab u qaataan, kana taxadaraan.
RAAS Institute retweeted
Throwback photo with my friend @MohaTuraabi and his colleagues @RAASIns. Keep up the good work guys.
#Mogadishu,
#Somalia
RAAS Institute retweeted
إنه لأمر رائع أن نرى معهد رأس يطأ قدمه في #منتدى_الدوحة ٢٠١٩ كمركز حوار للدراسة من #الصومال.
نحن نشجع مواهبهم وأعمالهم الإبداعية وأفكارهم السليمة التي تعزز تبادل الرؤى وتخدم السلم والنمو.
#صومالي #الدوحة #قطر #قطري @RAASIns @AJArabic @MofaQatar_AR
RAAS Institute retweeted
It is great to see the @RAASIns Institute set foot on the 2019 #DohaForum as a dialogue center of study from #Somalia.
We encourage their talents, creative works and sound ideas that promote the exchange of visions that serve peace and growth.
#Somali #Qatar #Doha #DohaForum2019
RAAS Institute retweeted
Doha Forum starts in 30 minutes. Stay tuned and watch the plenary sessions live on YouTube: youtu.be/pemznVIt9Kg
#DohaForum
ينطلق #منتدى_الدوحة بعد نصف ساعة. تابعونا وشاهدوا البث الحي للجلسات العامة على يوتيوب: youtu.be/pemznVIt9Kg
RAAS Institute retweeted
Thanks @RAASIns and Amb. @ygaraad , we really very needed and still in need such programs to know the histories and stories about our previous #somalia and somalism, how it started, when, how and where its going to currently.
Before the closure, the students asked the Guest Speaker Amb Yussuf questions on the theme of the forum. They further requested RAAS to organize for more similar forums.
@ygaraad @qayd2012 @SenatorAbshir @KhadarGulaid @TC_Mogadishu
RAAS Institute retweeted
Ardayda Soomaaliyeed ee Jaamacadaha Turkiga ayaan insha Allah Axadda wax iska weydiin doonnaa Marxaladaha Dowladnimada Soomaaliya tan iyo burburkii iyo waliba waajibaadka iyo fursadaha dhallinyarada ee dib-u-dhiska dalka. Ururka Ardayda iyo RAAS ayaa qabanqaabiyay. #Somalia
RAAS Institute retweeted
Thanks to RAAS Institute, It was great to have met and engage in discussions on the constitution with a very diverse se of participants.
RAAS Institute retweeted
Replying to @RAASIns
@RAASIns oo soobandhigaysa cilmi baaris cusub ooy waayahaanba ku howlanaayeen kuna saabsan geedi socodka loogu jiro dhamaystirka dastuurka #Soomaaliya. @MoCASomalia
















































