RAAS Agribusiness Solution (@RAASAgribsuines) header
RAAS Agribusiness Solution (@RAASAgribsuines) profile picture

RAAS is a leading force in Somalia’s agricultural sector, dispensation high-quality products, & technology-driven services to endorse sustainable agri practice.

mogadisho| Taleex, Tcc Appart.
Joined November 2021
Photo by RAAS Agribusiness Solution (@RAASAgribsuines)Photo by RAAS Agribusiness Solution (@RAASAgribsuines)Photo by RAAS Agribusiness Solution (@RAASAgribsuines)Photo by RAAS Agribusiness Solution (@RAASAgribsuines)Photo by RAAS Agribusiness Solution (@RAASAgribsuines)Photo by RAAS Agribusiness Solution (@RAASAgribsuines)Photo by RAAS Agribusiness Solution (@RAASAgribsuines)Photo by RAAS Agribusiness Solution (@RAASAgribsuines)Photo by RAAS Agribusiness Solution (@RAASAgribsuines)Photo by RAAS Agribusiness Solution (@RAASAgribsuines)
Alxamdulillaah, farxad weyn ayey noo tahay inaan ka mid noqonnay guuleystayaasha Hindisaha Somalia Women’s Market Access Open Innovation Challenge 2025.
200
🎙️ RAAS Podcast Martida maanta waa Agaasime Prof. Mohamud, oo aan si dhab ah u dhihi karno waa qaamuuska xogta beeraha Soomaaliya. Ku dhowaad 20 sano ayuu ahaa Agaasimaha Wasaaradda Beeraha, isaga oo door weyn ka qaatay horumarinta beeraha dalka. La soco RAAS Podcast.
1
228
🎙️🌾 RAAS PODCAST Shirkadda Beeraha ee RAAS Agribusiness Solution waxa ay si rasmi ah u bilaabaysaa RAAS Podcast, oo ah dood taxane ah oo diiradda saaraysa horumarinta beeraha, caqabadaha ku gedaaman, iyo mustaqbalka wax-soo-saarka Soomaaliya.
156
🎙️🌾 RAAS Podcast RAAS Agribusiness Solution waxay bilaabaysaa RAAS Podcast, oo diiradda saaraya horumarinta beeraha iyo mustaqbalka wax-soo-saarka Soomaaliya. Martida 1aad: Mudane Maxamed Maxamuud, Agaasimihii Hore W. Beeraha iyo Waraabka 🇸🇴.
93
RAAS Agribusiness Solution retweeted
We’re excited to have @RAASAgribsuines join us as an exhibitor at #MES2025 Discover their innovative work in sustainable agribusiness. #MES2025 #Agribusiness #Sustainability #GreenInnovation
1
1
106
Honored to join the IGNITE Food Systems Challenge Demo Day, showcasing bold, tech-enabled innovations for a climate-smart, self-reliant Somalia. We’re scaling solutions that transform food systems, boost resilience & empower communities.
2
139
@RAASAgribsuines participated in the Humanitarian Innovation Forum 2025 in Nairobi, engaging with global stakeholders to address systemic challenges in humanitarian aid and promote community-driven innovation, sustainable development, and inclusive long-term resilience.
3
176
RAAS Agribusiness Solution retweeted
This week on #TubtaNabadda: Join @AbdishakurDaaha from @RAASAgribsuines and Hamdi Mohamed Hassan, an agronomist and greenhouse farmer, as they discuss innovative agricultural practices in #Somalia for a greener and sustainable future. ▶️ Listen here: youtu.be/9aCA2HU0V3k
4
13
40,832
Proud to have participated in the Youth and Agricultural program hosted by the Ministry of Agriculture, the event brought together stakeholders to empower Somali youth, enhance agricultural skills, and strengthen community collaboration for a thriving agricultural future.
4
278
RAAS Agribusiness Solution retweeted
With recurring #droughts and #floods, #Somalia is no stranger to the impact of #ClimateChange - as #Somalis rebuild, prioritising climate action is vital but challenging - however, one young journalist, educator and activist, @AbdishakurDaaha, is helping change this through the power of #storytelling. Read his story here: bit.ly/4a2KZpU
4
1
44
46,846
Sanad cusub oo barako leh. Sanadkaan waxa uu inoo noqon doonaa sanadkii shaqo abuurka beeraha. Waxaan fursad u abuuri donaa in ku dhaw 400 oo dhallinyaro somaaliyeed ah si ay kaga qeyb qataan hormarinta iyo waxsoosaarka dalka.
1
197
Waxaa socota diyaarinta agabka iyo tiknoolojiyadda casriga ah ee loogu talagalay dhisidda beeraha casriga ah, iyadoo sidoo kale aan barbar wadno kala xulista codsadayaasha ugu habboon ee soo codsaday hindisaha shaqo abuurka beeraha ee RAAS.
1
200
The RAAS Initiative aims to revolutionize agriculture, and catalyze economic growth, driving food security, job creation, and sustainable development under our bold vision of “Soomaaliya Isku filan.”
2
7
395
Honored to present at the @MogEnvSummit , where we unveiled innovative agricultural solutions like climate-resilient crops, advanced irrigation technologies and RAAS initiative aims to create 365 youth jobs, driving sustainable agriculture and economic growth.
1
10
362
Waxaan ku faraxsanahay inaan u magacaabno Yasmiin Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Shirkadda RAAS Agribusiness Solutions. Yasmiin oo leh khibrad qoto dheer oo dhinacyada maamulka iyo maaliyadda ah, waxaan ku kalsoonahay hoggaaminteeda. Waxaan u rajeyneynaa guul iyo hormar.
3
234
Dhammaan ka-qaybgalayaasha hindisaha Shaqo Abuurka Beeraha. Fadlan hubiya email-yadiina si aad u xaqiijisaan inaad hesheen fariinta ku saabsan dadka u soo gudbay wajiga labaad ee Hindisaha. Dibna ugu soo falceliya kahor waqtiga kama dambaysta ah.
1
3
259
It is an honor to be part of the @MogEnvSummit, we will showcase cutting-edge solutions for sustainable agriculture like climate-resilient crops, advanced irrigation systems, innovative farming techniques, & a groundbreaking initiative to create 365 agricultural jobs for youth.
4
188
Qeybta 2aad. Qofkii ku guuleysta ka mid noqoshada Hindisaha Shaqo Abuurka Beeraha, Waxaa loo dhisi doonaa hal hektar oo leh nidaamka waraabka casriga ah (Drip Irrigation System), si loo dardargelino kobcinta wax-soosaarka gudaha iyo shaqo abuurka dhallinyradda soomaaliyeed.
1
2
12
440
Qeybta 1aad. Qofkii ku guuleysta ka mid noqoshada Hindisaha Shaqo Abuurka Beeraha waxaa loo dhisi doonaa greenhouse cabirkiisu yahay 40*8m. Waa fursad weyn oo loogu talagalay dhalinyarada doonaysa inay horumariyaan xirfadahooda & inay qayb ka noqdan kobcinta waxsoosaarka gudaha.
2
7
430
Kaliya labbo maalmood ayaa ka harsan waqtiga kama dambaysta ah ee soo gudbinta foomka codsiga Hindisaha Shaqo Abuurka Beeraha ee RAAS. Si aad uga mid noqoto, halkaan ku soo gudbi codsigaaga: forms.gle/Xj5X1PzjvdAosMT16
3
290