Omar M.M. Filish (@OFilish) header
Omar M.M. Filish (@OFilish) profile picture

Mayor of #Mogadishu & Governor of #Benadir Region,

Somalia, Mogadishu
Joined August 2019
Waxaan si rasmi ah u daahfurnay qaadista Imtixaanaadka shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Dugsiyada gobolka Banaadir oo ay maanta u fadhiisteen in ka badan 27-kun oo arday. Guul iyo horumar ayaan u rajeynayaa dhamaan ardayda.
7
11
1
46
Daahfurka mashruuca Dhismaha Wadada Dr. Kadare ee degmada Kaaraan wadadaas oo tagta Marina beach. #Bulsho_Nabad_ah & #beled_nadiif_ah. #Natus_oo_Nataabsii
8
5
3
42
Anigoo ku hadlaya codka Maamulka gobolka Banaadir iyo kan shacabka Caasimadda Waxaan uga mahadcelinaaya Madaxweynaha JFS mudane @M_Farmaajo saxiixa qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare.
32
60
8
336
Waxaan hambalyo u dirayaa Cayaartoyda Xulka kubadda Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay koobka Maamul goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.
22
33
6
251
Honored to launch COVID-19 Response campaign in Mogadishu with a theme of “Be careful, COVID-19 still exists. Grateful 4 the support of JPLG to ensure LGs are capable to mitigate the spread of the pandemic. @somaliLG @AbdikadirDalha
6
10
2
78
Waxaan Xalay Ka qaybgalay Shir Horudhac u ah shirka Wadatashiga Ee u dhaxeeya DFS iyo Maamul goboleedyada Dalka iyo Gobolka Banadir Shirkaas oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha JFS Mudane @M_Farmaajo waxaana rajeynayaa in shirkaas ay kasoo baxaan wax Umada Soomaaliyed Anfaca I.A
29
41
3
328
Waxaan dhamaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Gobolka Banaadir Ugu Hambalyeeynayaa Munaasabadda Ciidul-Adxa. Sidoo kale waxaan idiin rajeynayaa inaad Nabad iyo Caafimaad ku Ciidaan
24
37
3
370
Waxaan maanta Xarunta Aqalka D/Hoose ee Xamar kulan muhiim ah ku wada yeelanay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, MD. Max’ed Nur Gacal oo ka wada hadalnay iskaashiga horumarka dalka
4
9
73
Waxan Manta ka qeyb galay Shirka Amniga Qaranka oo uu shir Guddominayay Madaxweynaha JFS, ayna ka qeyb galeen R/Wasaraha, R/W Kuxigenka Madaxweynasha DG wuxuu ahaa kulan muhiim u ah midnimada iyo wadajirka dalka, wada hadalkuna qeyb ka yahay isku soo dhowanshah, iyo Danta guud.
10
18
2
172
Waxaa ka tacsiyadeynayaa geeridii ku timid Ambassador Ciise Cali Maxamed (Ciise Dheere) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho, Allaha u naxariisto Ambassador, Qaranka iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Sabar iyo Iimaan Haka siiyo, Naxariistii Janno Ebbe ha siiyo. 1/2
8
19
For the first time in over three - decades the regional authority, THROUGH @dsubenadir is commissioning a community based surveillance programme to support the need for data in municipal planning and service delivery. #DataDrivenSolutions #XogiyoXal
1
6
1
38