NIRA Somalia (@NIRASomalia) header
NIRA Somalia (@NIRASomalia) profile picture

Official Account of the National Identification and Registration Authority (NIRA) - Somalia.

Somalia
Joined November 2022
Photo by NIRA Somalia (@NIRASomalia)Photo by NIRA Somalia (@NIRASomalia)Photo by NIRA Somalia (@NIRASomalia)Photo by NIRA Somalia (@NIRASomalia)Photo by NIRA Somalia (@NIRASomalia)Photo by NIRA Somalia (@NIRASomalia)Photo by NIRA Somalia (@NIRASomalia)Photo by NIRA Somalia (@NIRASomalia)Photo by NIRA Somalia (@NIRASomalia)Photo by NIRA Somalia (@NIRASomalia)
NIRA DG Abdiwali Ali Abdulle hosted Mr. George Conway, UN Resident Coordinator and Humanitarian Coordinator for Somalia. They discussed NIRA–UN cooperation to expand ID registration and access to essential services for vulnerable groups, including internally displaced people.
3
14
2,534
Tirsi Podcast waa barnaamij bille ah oo loogu talagalay in diiradda lagu saaro arrimaha Aqoonsiga Qaranka, lagagana jawaabo su’aalaha iyo cabashooyinka bulshada. Daawo Xalqadda 4-aad oo uu ku casuuman yahay Yusuf Ahmed Alasow, Madaxa Laanta NIRA Ee Gobalka Banaadir.
1
2
21
1,995
BALLAMIN! Berri saacadda 11:00 barqanimo, la soco Xalqadda 4-aad ee Tirsi Podcast oo diiradda lagu saarayo arrimaha Aqoonsiga Qaranka, lagagana jawaabayo su’aalaha iyo cabashooyinka bulshada. Martida barnaamijka waa Yusuf Ahmed Alasow, Madaxa Laanta NIRA ee Gobolka Banaadir. #TirsiPodcast #NIRA #AqoonsigaQaranka
1
14
3,046
NIRA oo Diiwaangelinta Aqoonsiga Qaranka ka Bilowday Kaamka Barakacayaasha Shangale Buuhoodle, 22 Nofeembar 2026 Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa maanta diiwaangelinta Aqoonsiga Qaranka ka bilowday Kaamka Barakacayaasha Shangale (Shangale IDP Camp), oo hoostaga degmada Buuhoodle. Diiwaangelintan ayaa ujeeddadeedu tahay in dadka barakacayaasha ah loo fududeeyo helitaanka Aqoonsiga Qaranka, iyadoo adeegga si toos ah loo gaadhsiinayo bulshada ku nool kaamka, si looga baaqsado safarrada dhaadheer ee ay ugu tagi lahaayeen xarumaha diiwaangelinta. Hawlgalkani wuxuu qayb ka yahay dadaallada hay’addu ku ballaadhinayso adeegyada Aqoonsiga Qaranka, gaar ahaan gaadhsiinta dadka ku nool deegaannada fogfog iyo bulshooyinka ay adag tahay inay helaan adeegyada diiwaangelinta.
1
3
13
3,686
Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid Axmed, ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay xarunta Hay’adda ee degmada Balcad, gobolka Shabeellaha Dhexe.
1
5
1
49
5,549
NIRA OO BULSHADA AF-BARWAAQO U FUDUDEYSAY HELITAANKA KAARKA AQOONSIGA QARANKA
3
6
1
36
14,575
NIRA waxay diiwaangelinta Aqoonsiga Qaranka gaarsiisay xoolo-dhaqatada ku nool miyiga fog.
4
8
30
12,334
Maxamed M. Maxamed (Engr. Rabiile), Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Iskaashiga Dijitaalka ah ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), ayaa faahfaahin ka bixinaya horumarka laga sameeyay adeegyada hay’adda, casriyeynta hannaanka diiwaangelinta iyo nidaamyada dijitaalka ah ee fududeynaya helitaanka adeegyada aqoonsiga qaranka.
3
1
17
3,242
NIRA is one of four public institutions from Kenya, Rwanda, Somalia and Tanzania nominated for Service of the Year – Public Sector at the East African Community (EAC) Regional Quality Awards 2026. The nomination recognises NIRA’s efforts to strengthen Somalia’s National ID system, improve access to public services and develop the country’s digital infrastructure. This follows NIRA’s receipt of the Best Government Institution for Public Service Award in 2026, following an assessment by the Somali Bureau of Standards (SoBS). NIRA is pleased to be recognised among the region’s public institutions and remains committed to transparent, inclusive services that benefit all citizens equally.
7
24
5,255
Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa si habsami leh degmada Balcad uga wada diiwaangelinta iyo bixinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka, si bulshada loogu fududeeyo helitaanka aqoonsi rasmi ah oo sugan.
3
9
55
17,760
“Hay’adaha adeegyadooda ku xiray Aqoonsiga Qaranka ayaa awood u yeeshay inay aqoonsadaan macaamiishooda saxda ah.” Maxamed M. Maxamed (Eng.Rabiile), Waaxda Maamulka iyo Iskaashiga Dijitaalka ah ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA).
3
14
4,194
Muwaadin ha sugin ilaa aad u baahato Aqoonsi; Maanta isdiiwaangeli oo hel Aqoonsigaaga Qaranka. 📞 Wac 169 si aad xog dheeraad ah u hesho.
1
4
18
8,221
Tirsi Podcast waa barnaamij bille ah oo diiradda lagu saaro arrimaha Aqoonsiga Qaranka, lagagana jawaabo su’aalaha iyo cabashooyinka bulshada. Daawo xalqadda 3-aad ee barnaamijka, oo uu marti ku yahay Maxamed M. Maxamed (Engr. Rabiile), Agaasimaha Waxaadda, Maamulka iyo Iskaashiga Digital ah ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA). Youtube👇 youtube.com/watch?v=IFBHeZ55… #TirsiPodcast #NIRA
1
11
4,100
Hay’adda NIRA waxay hirgelisay nidaamka Hubiye oo sahlaya xaqiijinta saxnimada aqoonsiyada ee adeeg-bixiyayaasha, iyada oo sidoo kalena dhaqan-gelisay habraacyo sharci oo lagu sugayo amniga xogta muwaaddiniinta.
5
10
41
26,340
Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) oo kaashanaysa Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa diiwaangelin u samaysay muwaaddiniin Soomaaliyeed oo ka soo laabtay dalka Yaman. Maareeye Ku-xigeenka Guud ee NIRA, Mudane Cabdiraxmaan Siciid Axmed, ayaa booqday xarunta Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka halkaas oo muwaaddiniintan dalkooda ku soo laabtay loogu sameeyay diiwaangelinta Aqoonsiga Qaranka. Maareeye Ku-xigeenka ayaa xusay in Hay’adda NIRA ay tixgelin gaar ah siinayso aqoonsi-siinta dadka Soomaaliyeed ee dalkooda dib ugu soo noqda si loo fududeeyo dib-u-dhexgalkooda bulshada iyo helidda adeegyada kala duwan.
1
7
38
26,407
Aqoonsiga Qaranku Waa Furaha Adeegyada kala duwan. 👇
3
4
34
12,678
HUBIYE iyo TIRSI: Waa Nidaamyo Dhijitaal ah oo Fududeynaya Helitaanka Adeegyada iyo Xaqiijinta Aqoonsiga Qofka Adeegga Qaadanaya.👇🏾
3
40
11,512
NIRA Director General H.E. Abdiwali Ali Abdulle (Timacadde) today hosted a UNHCR delegation led by its Representative in Somalia, Ms. Jing Song, at NIRA's office. Discussions focused on strengthening cooperation to facilitate access to national identification for returning refugees, internally displaced persons (IDPs), and other vulnerable populations, while improving coordination and inclusion in humanitarian programmes.
5
32
9,594