Hambalyo Gabdhaha Qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴⚽️
Guul weyn ayaad maanta gaarteen Sudan (8-2). Waxaad muujiseen karti, dadaal iyo waddaniyad. Hore u socda, guulo badan ayaan idiin rajeynayaa. 👏🏆
#Somalia #WomenFootball
🤖 Made with AI
𝗕𝗼𝗴𝗮𝗱𝗶𝗻 𝗦𝗮𝘅𝗶𝗶𝘅𝗮 𝗗𝗮𝘀𝘁𝘂𝘂𝗿𝗸𝗮 🇸🇴
Waxaan bogaadinayaa, saxiixay Dastuurka. waxay xoojinaysaa dowladnimada, sharciga, iyo rajada shacabka Soomaaliyeed ee mustaqbal leh.
Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Farxad Leh! 🌸
Maanta waxaan u dabbaaldegaynaa awoodda, geesinimada, iyo guulaha haweenka adduunka oo dhan. waxay door weyn oo muuqata ka qaataan dhismaha qoysaska, bulshooyinka, horumarka dalalka.
#MaalintaHaweenka #8Maarso #AwooddaHaweenka
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐚𝐡 𝐢𝐧 𝟏𝟒 𝐬𝐚𝐧𝐨 𝐤𝐚𝐝𝐢𝐛 𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚, 𝟎𝟒-𝟎𝟑-𝟐𝟎𝟐𝟔, 𝐬𝐮𝐮𝐫𝐭𝐨𝐰𝐝𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚.*𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐈𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐨𝐨 𝐬𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐠𝐞𝐥𝐢𝐲𝐞𝐲.*
🇹🇿🤝🇸🇴
Congratulations to President Samia Suluhu Hassan on her re-election.
She embodies wisdom, integrity, and women’s leadership in Africa.
Congratulations @SuluhuSamia Somalia–Tanzania ties grow stronger.
🇸🇴 Congratulations to the newly elected members representing #Somalia in the East African Legislative Assembly (EALA)!
A historic step strengthening Somalia’s role in the #EAC and advancing regional political, economic, and social cooperation. 🌍🤝 #SomaliaInEALA
Congratulations to my brother, H.E. Mahamoud Ali Youssouf, on his election as Chairperson of the African Union Commission. Somalia looks forward to continued collaboration for a united and prosperous Africa.
A new era for Africa begins today.
#AUCElection
Alleh ha u naxariisto Sen. Mohamed Cali Yusuf(Gaagaab), waxaan tacsi la qaybsayaa dhamaan qoyskiisi, Labada Gole ee Baarlamanka iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed.
Alleh samir iyo iimaan haka siiyo.
1
287
Waxaan tacsi tiiraanyo lehna u dirayaa qoyska, qaraabada, Qaranka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Alle ha u naxariistee, Guddoomiyihii Hore ee BJSF Prof. Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari. Waxuu ahaa saxiibkey goonida Waxuuu ahaaaa nin nabada jecel Samirbadan.
Somalia elected to the UN Security Council! 🇸🇴
Proud of our nation's resilience & strength. A hard-fought battle, finally realized. We'll represent Somalia & Africa on the world stage for 2024-25. #Somalia #UNSecurityCouncil #Africa
Waxaan halkan uga hambalyeynayaa dhamaan Labada aqal BJSF,in howshii Dastuurka oo waqtiga lawada galiyey guul ay ku dhamatay.
Sidoo kale, waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ku bogaadinayaa sida hagar la’aanta ah ee ay u garab istaageen horu socodka Dawladdnimada Soomaaliyaed.
I commend the national army and security agencies for arresting Mr. Ali Maalam Dawood, who is accused of killing the late Luul Abdul Aziz.
We hope that justice will be served for the late Luul, and the Somali people appreciate his peaceful protest against this cruel act.
1
657
INNAA LILLAAH WA INNAA ILEEHI RAAJICUUN.
Rabi naxriistiisa jano haka waraabiyo Walal Khadiija Mohamed Diiriye, dhamaan qoyskeedi, Xukumadda ehelkeedi,Golaha Shacabka iyo dhamaan umadda Soomaaliyeedna samir iyo iimaan Allaha haka siiyo.
Proudly joined PM Hamza & Deputy Second Speaker Abshirow tonight to celebrate Somalia's historic debt relief! A victory for unity & progress. 🇸🇴✨ Grateful for the support of Parliament, Senate, & all Somalis. Together, we'll build a brighter future! #DebtFreeSomalia



















