Gen.Abdi Hassan Mohamed Hijar (@GenHijaar) header
Gen.Abdi Hassan Mohamed Hijar (@GenHijaar) profile picture

Official X Account of Minister of Jastice,Religious and Constitutional affairs of SSC.Senior Diplomat, Former SNA Chief of Staff and Somali Police Commissioner.

Somalia
Joined January 2021
Photo by Gen.Abdi Hassan Mohamed Hijar (@GenHijaar)Photo by Gen.Abdi Hassan Mohamed Hijar (@GenHijaar)Photo by Gen.Abdi Hassan Mohamed Hijar (@GenHijaar)Photo by Gen.Abdi Hassan Mohamed Hijar (@GenHijaar)Photo by Gen.Abdi Hassan Mohamed Hijar (@GenHijaar)Photo by Gen.Abdi Hassan Mohamed Hijar (@GenHijaar)Photo by Gen.Abdi Hassan Mohamed Hijar (@GenHijaar)Photo by Gen.Abdi Hassan Mohamed Hijar (@GenHijaar)Photo by Gen.Abdi Hassan Mohamed Hijar (@GenHijaar)Photo by Gen.Abdi Hassan Mohamed Hijar (@GenHijaar)
Hambalyo munaasabadda qiimaha badan ee 26-ka Juun, sanad-guuradii 66-aad ee ka soo wareegtay maalintii gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska.
1
3
1,010
Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan kula kulmo school boardingka magalada lasacanod abdi asis awil hassan oo ka mid ah ardayda wax ka barata shoolkaas, kana mid ah ardayda baahiya gaarka ah leh.
2
2
24
2,038
Waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa dhamaan sareeye-yaasha, saraakiisha, saraakiil xigeenada, alifleyda, dablayda iyo qooysaska CXDS sanad guurada 66aad ee kasoo wareegatay aasaaskooda awgeed.
1
8
281
Waxaan boqasho ku tagay Magalada Salalah ee dalka Oman, halkaas ay igu Soo dhaweeyeen Jaaliyada Somaliyeed ee Magaladaas dagan ay hoggaminayeen Sheikh Said Farax Maxamud iyo Dr. Ahmed Said, uuna hoygiisa casho sharaf igu sameeyey Shikh Said Farax Maxamud.
1
1
4
526
Waxaan maanta ku Soo dhaweyey casimada Dawlad goboledka Waqooyi Bari wafti uu hogaminayo raysalwasaare hore Ali Mohamed Gedi wellcome to #Laascaanood
2
7
30
1,394
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 71 sano guurada ka soo wareegtay maalintii la aas-aasay Calanka Qaranka ee Cawaale, 12-ka Oktoobar 1954-tii. Calankeenu waa astaanta mideysa shacabka Soomaaliyeed,
1
5
508
Hambalyo Madaxweyne Ku Xigeenka Cusub Ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Mudane Cabdirashiid Yusuf Jibriil Cawl . Eebe Masuuliyadaas Culus ha Kugu Asturo
2
20
683
Hambalyo Madaxweyne, Alle hakula garab galo xilla culus ee aad u qaaday dowladda iyo shacabka Waqooyi Bari.
1
4
30
753
Hambalyo Maalinta Ciidanka Difaaca Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dablayaasha, geesiyaasha naafada ah iyo dhammaan qoysaskooda.
5
189
Hambalyo Guddoomiyaha Golaha wakiilada DG Waqooyi Bari. Mudane Dr Aadan.
3
31
604
waxaan maanta Xadhiga ka jarnay Xabsiga Cusub Ee Caasimada Laascaanood
2
10
1
31
1,087
Midnimo iyo wada jir ismimada Dawladda Waqooyi Bari
4
23
595
waxaan maanta ka qayb galay Shirka latashiga hay’adaha Dasturka heer Federal iyo Heer Dowlad Goboleed oo ka furmay Mogadishu.
2
25
821
waxaan maanta kala wareegay gudiga diyaarinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Waqooyi bari, dastuurka mamul goboleedka waqoyi bari Oo Habeenimadii Xalay uu Saxeexay Madaxwaynaha Dolwada Waqooyi bari.
1
2
16
507
HAMBALYO ! Hambalyo dhammaan shacabweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Soomaaliya. Alle SWT ku Shukriya, oo guusha caawa ku dabaaldaga.
3
10
1
67
2,251
Waa maalin taariikh u ah Sool, Sanaag iyo Cayn. Shirweynaha Dhammeystirka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo ee maanta furmay waxa uu mideeyey masiirka Sool,sanaag iyo cayn. Hambalyo dhammaan ergooyinka iyo bulshada qeybeheeda kala duwan ee kasoo qayb galay
1
8
1
36
1,053