Pinned Tweet
For further information regarding the launching of the @DiiradForum please read the attached.
Leadership Training Topic: Modern Leadership Styles. This event was jointly organized by Diirad Forum and Mogadishu Public Library.
16
Kalmadda furitaanka Dood Cilmiyeedka Maxay uga dhigantahay Soomaaliya ku biirista Ururka Bulshada Bariga Afrika? waxaa si rasmi ah u furay Guddoomiyaha Madasha Diirad Md. C/raxmaan Maxamed Cali "Diini" waxaa uu u Mahadceliyey dhammaan martida Soo ajiibtay kulankaan. #DiiradForum
Kulanka Dadweynaha & Madasha Diirad.
Maxay uga dhigantahay Soomaaliya ku biirista Ururka Dalladda Bulshada Bariga Afrika?
Waacusub iyo Rajo Wanaagsan.
Diirad Forum waxa ay qabaneysaa kulan dadweyne oo looga hadlaayo:- Maxay uga dhigantahay Soomaaliya ku biirista Ururka Bulshada Bariga Afrika?
.@DiiradForum is a new social platform that aims to bring positive change & growth to Somali society. The platform will organize forums & invite experts to discuss and address social issues, peace, environmental concerns, economic development and the overall empowerment of youth
1
40
Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan daahfurka Madasha @DiiradForum fadlan akhri War-saxaafadeedka hoos ku lifaaqa......
For further information regarding the launching of the Diirad Platform, please read the attached Below press statement
The long wait is finally over! @DiiradForum has been officially launched in #Mogadishu, with representatives and luminaries from different institutions and professions invited to the opening ceremony. #Diirad is a platform that is dedicated to making a difference in #Somalia























