
Waa bogga BBC News Somali Twitter. Kala soco wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo caalamka @BBCSomali ama https://xitter.cf/t.co/X5PE0T24tW
London, UK
Joined December 2008
- Tweets53.1K
- Following39
- Followers626K
- Likes241
Shiinaha iyo Jarmalka ayaa u digay muwaadiniintooda booqanaya Faransiiska bbc.in/4dM3FgC
AFP: 50 qof ayaa ku dhimatay weerarka Shabwa ee Yemen bbc.in/4isSCvn
Xog bixiye reer Iran ah ayaa difaacay weerar lagu qaaday xarumaha gaaska Qatar bbc.in/4zH6xnl
Mareykanka ayaa ka digay in Itoobiya iyo Eritrea dagaallamaan bbc.in/3U0AkIM
Dhaawac halis ah ayaa soo gaaray xildhibaanad Australian ah oo lagu dhuftay gaari bbc.in/4yZaN1R
Reuters: Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhintay weerar ay Xuutiyiintu ku qaadeen xero ciidamada dowladda Yemen lagu tababaro bbc.in/4yWxjbH
Isbahaysiga Sacuudigu hoggaamiyo oo sheegay inuu gantaal ku qabtay gobolka Madiina
bbc.in/4yPhh2Z
Booliska Jarmalka ayaa la wareegay Robot loo adeegsaday in uu faraxumeeyo gabar dhowr iyo toban jir ah bbc.in/4yER9Y5
IRGC ayaa sheegtay in ay heleen “hub kuwii hore ka casrisan” bbc.in/4il9fJq
IRGC: Markab ayaa ku degay koonfurta Hormuz kaddib markii ay la qaraxday miino badeed bbc.in/4jVw0VB
Arday ayaa la xiray kaddib markii labo macallin lagu toogtay iskuul ku yaal Faransiiska bbc.in/4s34nMo
Qaboojiyeyaasha dukaamada waaweyn ee Faransiiska ayaa weerar internetka ah lagu qaaday bbc.in/4B3Ztmp
Garoonka diyaaradaha Riyadh ayaa hakiyay duulimaadyada bbc.in/4yMx0jz
Baghaei: Hadii Hormuz uu furan yahay, maxay Maraykanku ula xiriireen Ruushka? bbc.in/4hR2f7b
Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay in uu jawaab adag ka bixinayo weerarada Xuutiyiintu ku qaadeen garoomada diyaaradaha bbc.in/47aBl3V
Zelensky ayaa aqbalay dhawaaqistii lama filaanka ahayd ee Trump bbc.in/4rZFpNT
Ruushka oo duqeyn ba'an ka geystay geystay Zaporizhzhia iyo dad ku dhintay . bbc.in/4hWYrjz
Sawirro: Hindiya Booliisku oo sii wada xiritaanka dibadbaxayaasha. bbc.in/478tR1p
Mudaaharaayo ka socdo Hindiya iyo xubno caan ah oo la xiray. bbc.in/4hzXwXe
IRGC: Tallaabada ka dhanka ah ku xadgudubka maraakiibta kuma koobnaan doonto marin biyoodka Hormuz. bbc.in/3Tx3qzj



















