Yahya-Boss retweeted
History is made today, 25 November 2026.
The rebuilding of Abdullahi Yusuf Ahmed Airport in #Galkayo begins through community development and local investment.
All are welcome ๐โ๏ธ
@Dayib0658Ahmed @AbbasShacur @ashagelle1 @AbdelkarimHass @islamada @PhiloSomalia @radiodaljir @hiil_institute
๐
Yahya-Boss retweeted
โWaan idinkaga mahadcelinaynaa inaad maanta nagala soo qayb-gasheen daahfurka Hiil Institute @hiil_institute.
Waxaan sidoo kale u mahadcelinaynaa shirkadda #Macaash oo shirkan Ka qeybqaadatey maalgelintiisa.
Abuuridda Hiil Institute waxaa ay igu dhalatay sannadkii 2017, waxaanna ku fekeray sidee baad khibraddaada ugu gudbin kartaa jiilalka danbe.
Magaceedu waa Hiil, waana in ay u hiilliso dhalinyarada, dawladda, ganacsatada iyo bulshadaโ
Yahya-Boss retweeted
Nin gob ah (Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble) in halkaas la gaarsiiyo waa gunnimo. Dhaqanku xurmo & xaq-dhowr ayuu mudan yahay!.
๐
Yahya-Boss retweeted
It is too bad that #Somalia is being told to take responsibility for its political & security challenges amid changes in its relationship with the UN and the TCC. The countryโs state-building was hijacked by an irresponsible and self-centered political elite.
After more than two decades of public investment, diaspora engagement, and regional and international support, #Somalia is facing the same consequences it faced at the onset of civil strife, with likely disintegration due to the reckless behavior of its leaders at all levels.
It is never too late to turn things around for God and country.
@hiil_institute @BalqiisInsights @radiodaljir @XuseenMacallin @AwHirsiSO @iabdijiire
โFor Uganda, the challenge is increasingly one of political cohesion as much as military capacity.
Kampala's position is that gains against Al-Shabaab will be difficult to consolidate without a common front among Somalia's political leadership.โ
Uganda signals Somalia military exit as rifts hurt war on Shabaab @The_EastAfrican
theeastafrican.co.ke/tea/newโฆ
Yahya-Boss retweeted
Attending #EACON_2026 for the 2nd day with delegates representing government, EAC representatives, business community & regional partners. It is now officially opened with national anthem of Somalia & EAC.
The theme of this year is โDeepening Somaliaโs EAC Domestication Through Treaty Domestication, Trade Competitiveness & Human Capital Developmentโ.
#EACON2026 #SomaliaInEAC #EACIntegration @hiil_institute
Yahya-Boss retweeted
#Puntland ayaa sheegtey in ay socon waayeen wada-hadalladii Mucaaridka & Dowladda Federaalka ah; โWaxaa arkayay dad leh heshiis baa la gaadhay, taas oo ah been aan waxba ka jirin caawadan intaan ognahay, anaga mowifkeena waa cad yahay. Dhexdhexaadiyayaashii nagu dhexjiray ayaa xaqiiqada ogaaday oo dhacdadii Doolow ay toos u aragtay, rag habeenkii ku hoyda Villa-Somalia, maalintiina taga safaaradaha oo dhaha mucaarad baan nahay, annagu mucaarad uma naqaan.โ โ La-taliyaha Madaxweynaha Puntland, Maxamed Dhabancad oo ka mid ah ergada wada-hadallada #Somalia.
Yahya-Boss retweeted
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐.
Waxaan shacabweynaha #Puntland iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed, ugu hambalyeynayaa Munaasabadda Xuska ๐-๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ oo ku asteysan sannad-guurada ๐๐-๐๐๐ ee Aasaaskii Dowladda #Puntland.
Dowladda #Puntland ee Soomaaliyeed waxay door weyn ku lahayd dib-u-dhiska Dowladnimada saddexaad ee Soomaaliya ee Federaalka ah, waxaana dadkeedu ku heleen nabad iyo horumar.
Waxaan caawa si gaar ah u xusayaa halyeeyada Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland ee iyagu ku dabaal-deggaya buuraleyda #Calmiskaad iyo #Calmadow oo ay kula dagaalamayaan kooxaha argagaxisada ah, waxaan leeyahay abaal baan idin haynaa.
#GuulPuntland.
#AHWarsame
Yahya-Boss retweeted
After years apart, I met my former classmate Dr Jamal Ali Hussin, a SIDAM alumnus at Al-Ghurair Mall in Dubai. It was a wonderful reunion but unfortunately we didnโt have enough time to catch up on everything as I was on travel.
Iโm delighted to see Jamal is healthy, well and wise. He seemed like a man with a mission, just like the same guy I sat a class with in 1986. We were young, ambitious and eager to learn back then.
Dr Jamal, mentioned in my essay published on @Wardheernews, (wardheernews.com/becoming-a-โฆ,
encouraged my friend Mohamed-Bile Yusuf Isse and me to pursue a CPA in the US in 1998. We didnโt disappoint him as we both eventually became Chartered Certified Accountants.
Long, healthy and enriched life, my friend.
๐คฒ
Yahya-Boss retweeted
As a man
- Eat clean
- Walk more
- Lift weights
- Sleep earlier
- Wake up at 5 AM
- Fast in the morning
- Drink water
- Talk less
- Listen more
- Spend time alone
- Love your family
- Avoid negative thoughts.
Your life is 100% your responsibility.
Yahya-Boss retweeted
Daawo:- RW Hore Cabdiweli Cali Gaas
โAlle ha u naxariistee, Maxamed Siyaad Barre wuxuu ahaa hoggaamiye leh aragti dheer. Qaabka loo qorsheeyay loona dhisay degmooyinka Soomaaliya wuxuu muujinayaa isku dheellitirnaan iyo cadaalad. Waxqabad badan ayuu dalka uga tegay oo weli raadkiisa laga dareemayo.โ
โ Cabdiweli Maxamed Cali Gaas
Runta ku soco ๐ฏ
#Somalia #Soomaali_Baleh๐ธ๐ด๐ฆ
Yahya-Boss retweeted
In Puntland today, one of the areas hardest hit by drought, I am hearing firsthand how deeply communities are affectedโwater is scarce, livestock are dying, and families are struggling to cope. The pressure is mounting. Urgent humanitarian support is needed now.
Yahya-Boss retweeted
Waa sababta aan ugu celceliyo, in Madaxweyne @WilliamsRuto, uu abaal weyn u galay Soomaalida.
Madaxweyne Ruto, waxaan ku leeyahay anigoo ku hadlaya magaca Qawmiyadda Soomaalida, waxaan kuu aqoonsannahay inaad tahay hoggaamiye taariikhda Soomaalida qarniyaal ku xusnaan doona. Sidoo kale, inaad tahay Madaxweynihii ugu horreeyey ee Kenya ee raalli galin siiyay ummadda Soomaaliyeed.
Shukran Madaxweyne.
Yahya-Boss retweeted
Cadaaladda iyo inshaxa waxay ku jirtaa in la dhawro waxay ay diintu dhawrto ee aan nacayb shakhsi ah dartiis xuduudaha looga gudbin.
Culimada ay ka mid yihiin Sheekh Umal iyo Sheekh Mustafa waajibkooda way guteen.
Sheekh Maxamed Idiris, waa wadaad caan ku ah diinta, laakiin qofka uu dantiisa shakhsiga ah ka waayo magac culimanimo kula dirira, kan uu dantiisa ka helana ku difaaca isla magaca diimeed.
Waxaan wadaadka ku oran lahaa, waad is og tahay sababta aad u difaacayso qolyaha ku dhaqaaqay talaabooyinka gurracan ee uusan Islaamku ogolayan.
Sheekhoow, Ilaahay ka cabso oo iska dhaaf shaatiga diinta ee aad u adeegsanayso danahaaga gaarka ah ama aad ugu hiilineyso gardarrada.
ูุงู ุชุนุงูู. ( ููููุง ุชููููู ููููุฎูุงุฆูููููู ุฎูุตููู
ูุง).
Yahya-Boss retweeted
Hassan Sheikh Mohamud Kii shalay iyo Hassan Sheikh Mohamud ka maanta, haloo kala garqaado. ๐๐๐๐ฝ
@TheVillaSomalia @HassanSMohamud @HESharifShAhmed
Yahya-Boss retweeted
โXasanoow soo bax.โ โ Mucaaridka Muqdisho oo guri gudihii banaan-bax ku dhigey, soona bandhigey Madaxweynaha habaryartiis. #Somalia

























