Abdisamad Garoon (@AbdowGaroon) profile picture

Freelancer Stabilization Specialist (Reconciliation, Peace-building, Local Governance & Community Recovery) Founder of Center for Peace and Governance -CENPEG

Vancouver, British Columbia
Joined March 2014
Photo by Abdisamad Garoon (@AbdowGaroon)Photo by Abdisamad Garoon (@AbdowGaroon)Photo by Abdisamad Garoon (@AbdowGaroon)Photo by Abdisamad Garoon (@AbdowGaroon)Photo by Abdisamad Garoon (@AbdowGaroon)Photo by Abdisamad Garoon (@AbdowGaroon)Photo by Abdisamad Garoon (@AbdowGaroon)Photo by Abdisamad Garoon (@AbdowGaroon)Photo by Abdisamad Garoon (@AbdowGaroon)Photo by Abdisamad Garoon (@AbdowGaroon)
cenpeg.com/wp-content/upload… 👇 Recurrent Clan Conflicts of Central Regions of Somalia (Galgudud And Mudug Regions)
1
2
8,991
#DEGDEG ll 30,500 oo neef oo xoolo ah ayaa caawa ka dhoofaya Dekedda Magaalada Bosaso kuwaas oo loo dhoofiyey Dalka Cumaan 🇴🇲. Xoolahan oo gaaraya 150k ayaa u xanibnaa Dowlada waqtigeedu ka dhamaaday ee HSM hoggaamiyo ka dib markii safiirka dalka cumaan u fadhiya ku soo rogay warqado lacag dheeriya saaraya xoolaha Cumaan loo dhoofiyo. Ma shaqayn qorshihii Dowlada Xamar ka dib markii ay ganacsatada labada dal la horyimaadeen.
1
34
Madaxwayne HSM oo ku baaqay gogosha im la balaariyo Beesha caalamka iyo Ururada Bulshada Rayidka ah ba laga soo qayb geliyo. Waa war fiican.
1
2
546
Nin isagii mucaarad isku noqday
1
1
3
766
Waa qoladii reer Hargaysa ee Ayaana Kaaba dacwada ka gudbisay, markii sababta la waydiiyey waxay isugu jawaabeen inana soomaaliyeed oo beel kale ah ayey guursatay @Shakurshire101 wuxuu isku dayey inuu difaaco lkn miyuusan ka mid ahayn canaasiirtii @IlhanMN u soo raacay MAGA ee 10 space ka soo furtay. Ayaan waa gabar hooya ah, biri magaydo ah siyaasad ku jirij sababta lagu cunsuriyeynayaa ee qolada reer Hargaysa ku haystaan waa uun guurkooda sida uu kii dacweeyey qirtay.
Ayaan Kaaba waxaa beenta ka sheegay waa qoolyihii iidoor iyo oromkii ay wateen waa kuwaan ayago madaxa iskula jira jawaajiistii gaajaysnaa…. Iidoor badan usa waa laga soo tarxiilayaa they think in farta ay qoraan lala qorir karin @Jigjigamedia @inamakhtal
5
1
1
13
2,570
Madaxwayne Hore HSM waa laba qof oo isku dhex jira. War yaa tala siiya oo hadalkaaga miisaan ku dhaha.
1
2
2
2
787
مجلس التعاون waa Golaha ay ku midaysanyihiin Dowladaha Gacanka, xoghaya guud ee madadhani wuxuu ku hadlaa afka 6da dal ee khaliijka. Saudi, Qatar, Kuwait, Bahrain, Oman iyo UAE . Marka aaway saaxiibadii kala dooranayey dowlaha carabta.
119
Ma shalay baan aaminaa , mise maantay?
2
226
Bal xaqiiqa Sideen ku aaminaa
1
1
2
250
Ma oranayo Emirate baa fiican lkn ujeedada Madaxwayne hore HSM hadda uu ku durayo waa campaign siyaasadeed. wuxuu ku beerlaxaawsanayaa dadka reer Muqdisho lkn belo waxay ka joogtaaa hadladuu horay u yiri.
1
193
War ileen belaayo! Ninkani waa laba qof. Baritone caafimaad ha loo diro.
1
1
1
271
Soomaaliya ciidan Qaran maleh maleeshiyaad kolba qofka madaxwaynaha ahi ku shaqaysto ayaa jira. Ciidanka qaranka siyaasad ayaa lagu dhisaa ee maahaan darays uyo baahuur yabooh lagu helo. 87 derejo ayuu inta HSM hurda ka soo kacaay reer Hiiraan siiyey si ay u aqbalaan Cali Guudlaawe.
1
4
493
Madaxwayne anaa idiin magacaabaya , caasimadana anigaa idiim dooraya. Waa kaas nidaamkii federaalka aan wada dhisanay meeshii ku dambeeyey. Dad badan way arkaan ilduufka siyaasadeed iyo godka madow ee HSM dalkan ku ridayo. Lkn adeer nin jeclaysi ayey u daba socdaan ee Dan iyo heelo kama lahan nidaam dhisma.
U jeedka Hadal ka Xasan Waa inuu Kala qaybiyo Xawaadle, waxaa ka aan ka fahmay Hadalka meel u qalanta Caasimad oo nabad Xawaadle mahaysto?
1
4
563
Kuwani waa warbixinadii UN- ku ka diyaariyeen Soomaaliya xiligi daakhiliga sannadkasta warbixnadan waxaad ka helaysaan. @Mohamed94540259 sidaas daraadeed Somaliland anaga ayaa nala yiraa, magac kale la baxa sxbow.
2
1
4
716
Mid ka mid ah asaasayaasha Puntland First. Xagana soomaali halaga boxo ayuu ka akhriyaa xaga kalena HSM ayuu kala shaqaynayaa.
8
2
16
2,276
Ereyga First waa kelmad laga soo qaatay hal-ku-dhegga America First, kaas oo loo adeegsaday siyaasaddii Donald Trump ee Maraykanka. Waxaa lagu dhaliilay inuu xambaarsan yahay aragtiyo cunsuriyadeed (Racism), gaar ahaan mudnaanta la siinayo dadka caddaanka ah ama aaminsanaanta in caddaanku ka sarreeyaan dadka kale (White Supremacy). Ujeeddada aragtidaasi waa in dadka aan caddaanka ahayn loo arko inay ka hooseeyaan dadka caddaanka ah. Ina Trump wuxuu hal-ku-dheggan u adeegsaday inuu kiciyo dareenka dadka caddaanka ah, gaar ahaan qaybaha bulshada ee ku nool miyiga, sida xoolo-dhaqata  iyo beeraleyda, isaga oo ku beeraya dareen ah in dalkooda ay kala wareegayaan dadyowga midabka leh,  kuwa dhowaan soo galka ah, dadka diimaha kale haysta iyo kuwa wata dhaqammo iyo caadooyin ka duwan kuwa  caddaanka. Haddaba, kooxda adeegsanaysa hal-ku-dhegga Puntland First ee ka soo amaahday Ina trump kelmaddan, maxay tahay ujeeddadoodu? Ma isla mabda'aas ayay ku dhisan tahay? Ma waxay doonayaan in dadka reer Puntland loo muujiyo inay ka duwan yihiin, ama ay ka sarreeyaan, walaalahooda Soomaaliyeed xagga dhaqanka, hab-fekerka iyo dhaqaalaha? Waxaas oo dhan wax ma ka jiraan?  waynu ka jawaabi doonaa? Soomaalidu dhaqan ahaan ma ku kala duwan tahay? Jawaabtu waa maya, marka laga hadlayo dhaqanka guud ee ay wadaagaan soomaalidu . Inkasta oo ay jiri karaan kala duwanaansho deegaan, lahjado iyo hab-nololeed, haddana taasi ma aha sabab lagu kala sarreeyo. dhowaan waxaan soo bandhgi doonaa  qoraalo aan ku qaadaa dhigayo   oraahyada, hal ku dhegyada iyo doodaha ay adeegsadan kooxda Puntland Frist.
12
2
3
15
2,324
PL First: Mashruuc Siyaasadeed oo Bulshada Puntland Looga Mashquulinayo Isla Xisaabtanka Xukuumadda Kooxda PL First waa koox la aaminsan yahay inay ka dhalatay siyaasadda xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni. Aasaaskeeda koowaadna waxaa lahaa mid ka mid ah wasaaradaha DPL. Ujeeddada dhabta ah ee laga leeyahay kooxdaas, sida aan anigu u arko, waa in shacabka Puntland laga mashquuliyo isla xisaabtanka xukuumadda, iyadoo lagu dhex mashquulinayo doodo siyaasadeed oo madhalays ah, kuwaas oo aan waxba ka tarayn xaaladda dhabta ah ee bulshada. Si indhaha shacabka looga jeediyo gaabiska xukuumadda, qorshe la’aanta iyo maarayn la’aanta ka muuqata dhinacyada adeeg-bixinta, amniga, caddaaladda, shaqo-abuurka, dowlad-wanaaga, dardargelinta dimuqraadiyeynta, qabashada doorashooyinka iyo horumarinta shuruucda iyo habraacyada aasaaska u ah hannaanka doorashooyinka. waxaa la abuurayaa ama la dhiirrigelinayaa doodo kale oo bulshada ku mashquuliya arrimo aan ahayn mudnaanta koowaad ee maanta taagan. Sababta aan sidaas u leeyahay waxay tahay in kooxda PL First ay riixayso aragtiyo qalaad oo aan sal adag ku lahayn xaqiiqada siyaasadeed ee Puntland. Aragtidaasi waxay ku saabsan tahay in Puntland ay Soomaaliya ka go’do. Taasi waxay dhalinaysaa dood iyo muran ay dadku ku kala qaybsamaan, kuna lumiyaan waqti iyo tamar badan oo ay ahayd inay ku bixiyaan la xisaabtanka xukuumadda. Haddaba, su’aashu waxay tahay: Ma dhab baa in Puntland ay qorshaynayso inay Soomaaliya ka go’do? Jawaabtaydu waa maya. Anigu ma arko qorshe cad oo dhab ah oo arrintaas sal u ah. Sidaas darteed, waxaan qabaa in doodda gooni-isu-taagga loo adeegsanayo mashruuc siyaasadeed oo bulshada looga jeedinayo arrimaha dhabta ah ee u baahan in xukuumadda lagula xisaabtamo. Marka bulshada lagu mashquuliyo doodo xera dhalad ahayn oo aan sal iyo raad toona ku lahayn xaqiiqada siyaasadeed ee Puntland, waxaa meesha ka baxaya su’aalihii muhiimka ahaa ee ay ahayd in xukuumaddu ka jawaabto: Maxaa laga qabtay amniga? Sidee loo horumariyey adeegyada bulshada? Maxaa laga qabtay shaqo la’aanta? Halkee ayay marayaan habaynta garsoorku, iyo fulinta sharciga, dimuqraadiyeynta iyo maamul-wanaaggu? Goorma ayay shacabka Puntland heli doonaan doorashooyin lagu kalsoonaan karo oo ay shacabka reer Puntland go’aankooda ku leeyihiin? Ma jiraa qorshe dhab ah oo looga hortagayo ambadka DFS, aan ka ahayn in la yidhaahdo, “Wada-shaqayntii baan joojinay”? Kuwani waa su’aalaha mudan in shacabka Puntland ay xoogga saaraan, isla markaana ay xukuumadda si joogto ah ugula xisaabtamaan. Ugu dambayn, shacabka Puntland waa inay ka digtoonaadaan in lagu mashquuliyo doodo siyaasadeed oo ka leexinaya dantooda guud. Waa inaan la oggolaan in muranno aan xal u keenayn dhibaatooyinka bulshada ay noqdaan gaashaan ay xukuumaddu kaga dhuumato isla xisaabtanka. Puntland waxay u baahan tahay waxqabad, maamul-wanaag, caddaalad, amni, shaqo-abuur iyo dimuqraadiyad dhab ah. Shacabkuna waxay xaq u leeyihiin inay xukuumaddooda kula xisaabtamaan waxqabadkeeda, halkii lagu mashquulin lahaa doodo aan waxba ka beddelayn nolosheena. Nabad, midnimo iyo Barwaaqo ayaan u rajaynayaa reer Puntland iyo guud ahaan ummada Soomaaaliyeed
9
2
2
28
3,814
Ormo waxay sheeganayaan Map-kan . Waana duulaan, somaali maxaa la gudboon.
149
HSM waa waashay? Wuxuu ka shaqaynayona wuxuu aaminsanyahay maahan.
4
297