Mohamed Tahir (@4tahir) header
Mohamed Tahir (@4tahir) profile picture

Political blogger

London, England
Joined September 2009
Modern history and Somali culture have written that, it is impossible to control people by force. #Laascaanod #Sool
1
1
444
"Haday Caawa caareey Calool mida ay tahay Calaacal ma yeesheen" - Caareey : Cabdi Bowbow (AUN)
LAYDH-DAWAYSA, XIISA DAARA, DUN XARIIRA..
Ninkii caradiisa, cuud ku dhaqdee Ku cheesha dhulkiisa, ceeb li'i baa Cisi iyo nolol hella, caqiibba lehee -- Xidigaha #CindigaLaTasho
Is-gaalaysiintii Arsenal oo qurbaha Ku soo badanaysa 😲😲
Even if the sky collapses, there will be a hole gushing out. ~ #KP
🌙DAYAXIYO ☀️CADCEEDAA KORKOOD LAYGA YEEDHOO XIDIGAHA DUSHOODAA DURBAAN LAYGA TUMAYE
Illaahii ku abuuray eed ma'lahee Indhihii ku arkaa ayaan daran, - Mayir Murad
Sidii duqsi buuba Boog uun ku dul-meera Bartii aan istaago Maxaa barbarkeeda Buuq uun ula joogsan? fb.me/4D5U4G23K
1
Darandoorriyaaba naas-naasi... Tani beribay dhamaaniye.. eray xunni yaanu kaa hadhin.
HAYBAD ILLAAHAY KU SIIYAY, HABEEN LA' ISKAGAMA BAAJO...
Aqoontaada oo gudhan Ku kab aamus-naannoo Afkaaga masuul ka noqo -- Abwaan Laabsaalax
miyaa harag sakaaro, soo seexo mooyee, iga sara-kac leeyahay miyaa sibirta geellaa, baruur lagu saboollaa.. miyaa...miyaa....?
WAADAANTU HADAY QALOOCATO, WUXUUN BAA KA HADHA - #MAAHMAAH
1
Qofka mutawadica ah, wuxuu la mid yahay dhulka/Arlada, waayo marka uu dhulku abaaryahay wuu khushuucaa, markuu... fb.me/3vBzcdUg6
لَئِن شَكَرْتُمْ لَأَزِيدَنَّكُمْ “If you are grateful, i shall most certainly give you more.” Surat Ibrahim (14:7)
1
Ummad tabar aan ciidaminnin * oo caajis lagu beeray. Oo ka caga-taagleeynayoo * u carbisnayn hawsha. Gidigoodna... fb.me/1f0mMKqjt
~ Dadaallaa xaaji Cabaas wuu gaadhaa, wuuna dhaafaa ~ Maah Maah Somaliyeed
Be wary of people who stab you in the back repeatedly & then behave like they're the ones who have been wronged. #Subhanallah - Mufti Menk
“.الباب اللي يجيك منه ريح سده واستريحClose the door that lets in wind, and relax.” - Arabic proverb
3