Barnaamijka #FalanqayntaJimcaha @HBNOnlineTV, caawa waxaan ku lafaguri doonnaa mowduuca Maxaa gundhig u ah colaadda Mooyaale? Kaalinta Maamullada Oromada, Soomaalida & Doorka Dawlada Federaalka Itoobiya, Waxaa barnaamijka marti inoogu ah Prof. Cabdiwahaab Cabdisamad (@AbdiwahabSheik7), Falanqeeya Arrimaha Geeska Afrika & Cabdimaalik Cabdullahi Faarax (@AbdimalekFarah) Guddoomiyihii hore ee Gobolka Daawa.
Barnaamijka waxaa daadihinaya @MowliidHaji.
La soco caawa oo Jimce ah, 27-ka November 2026, saacadda 10:00 fiidnimo (xilliga Geeska Afrika), ama 7:00 fiidnimo (GMT), haddii ALLE idmo. #FalanqayntaJimcaha #DoodahaHBN #HBNOnlineTV
#WAR: Itoobiya oo Milateri kula wareegtay Moyaale oo dagaalo sababay khasaare culus ay ka socdeen muddo ka badan bil
hbnonlinetv.com/itoobiya-oo-…
1
597
#WAR: Koonfur Galbeed oo bilaabay dhismaha hay’ad sirdoon oo u gaar ah, inkasta oo su’aalo ka taagan yihiin waxa qaban doonto
hbnonlinetv.com/koonfur-galb…
1
659
#WAR: Somaliland oo sheegtay in xiriirkeeda Imaaraadka Carabta ee amniga & maalgashiga uu sii noqonayo mid istiraatiiji ah
hbnonlinetv.com/somaliland-o…
507
#WAR: Soomaaliya oo Bulshada Bariga Afrika ku soo bandhigtay baasaboorka cusub ee dalka
hbnonlinetv.com/soomaaliya-o…
485
#WAR: Hay’ad Caalami ah oo ka digtay falalka Imaaraadku ka wado Soomaaliya
hbnonlinetv.com/hayad-caalam…
1
585
#WAR: Madaxweynaha Puntland oo eedeymo culus u jeediyey madaxweynaha Soomaaliya
hbnonlinetv.com/madaxweynaha…
456
#WAR: Cabsida laga qabay in macaluul ka dilaacdo Baydhabo oo meesha ka baxday balse malaayiin qof ayaa u baahan gargaar cunto
hbnonlinetv.com/cabsida-laga…
430
#WAR: Hirshabeelle oo xayiraad dhanka duulimaadyada ah ku soo rogtay Garoonka Diyaaradaha Beledweyne
hbnonlinetv.com/hirshabeelle…
603
#WAR: Dowladda Soomaaliya oo laga codsaday in baaritaan culus ku sameyso dhacdooyinkii Garoonka Beledweyne
hbnonlinetv.com/dowladda-soo…
540
#WAR: Puntland oo go’aamo ka soo saartay cabasho ka dhextaagan bulshada deegaanadeeda ee sicirka adeegyada aasaasiga ah
hbnonlinetv.com/puntland-oo-…
414
Dahabshil Bank International iyo Madasha SIFCA ayaa si wada jira u taabbageliyay Madasha Maaliyadda Islaamiga ah ee Soomaaliya 2026, oo ka furantay Muqdisho, si loo dhiirrigeliyo maalgashiga waafaqsan Shareecada Islaamka iyo kobcinta dhaqaalaha dalka.
#DahabshilBank #SIFCA2026 #IslamicFinance
1
640
#WAR: Ciidanka Danab ayaa xaqiijiyey in Alshabaab kala wareegeen deegaanada Leego iyo Jameeco
hbnonlinetv.com/ciidanka-dan…
#WAR: Golaha Siyaasiyiinta Puntland oo taageeray tilaabada xildhibaannadu ku horistaageen isku daygii wax-ka-beddelka dastuurka maamulkaasi
hbnonlinetv.com/golaha-siyaa…
465
#WAR: Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya & Uganda ay yeesheen?
hbnonlinetv.com/soomaaliya-i…
517
#WAR: Dowladda Soomaaliya oo qoranaysa in ka badan 20-kun oo ciidamo cusub ah
hbnonlinetv.com/dowladda-soo…















